
.Ducooyinka subaxdii iyo galabtii..
.Ducooyinka subaxdii iyo galabtii..
.Ducooyinka subaxdii iyo galabtii..
الحَمْد ُلله وَحْدَهُ، وَالصَلاةُ وَالسَلامُ عَلَى مَنْ لانَبِيَّ بَعْدَهُ .
al-xamdu lillah waxdahu wassalaatu wassalaamu calaa man laa nabiyya bacdahu.....
"mahad ilaahbay u sugnaatay kaligiis,naxariis iyo nabadgalyana ha ahaato nabiga uusan nabi ka dambayn”
أَعُوْذُ باللهِ مِنَ الشَّيْطانِ الرَّجيمِ
اللَّـهُ لَا إِلَـٰهَ إِلَّا هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ ۚ لَا تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلَا نَوْمٌ ۚ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِندَهُ إِلَّا بِإِذْنِهِ ۚ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ ۖ وَلَا يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلَّا بِمَا شَاءَ ۚ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ ۖ وَلَا يَئُودُهُ حِفْظُهُمَا ۚ وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ ﴿٢٥٥﴾
بسم الله الرحمن الرحيم
قُلْ هُوَ اللَّـهُ أَحَدٌ ﴿١﴾ اللَّـهُ الصَّمَدُ ﴿٢﴾ لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ ﴿٣﴾ وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُوًا أَحَدٌ ﴿٤﴾
بسم الله الرحمن الرحيم
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ ﴿١﴾ مِن شَرِّ مَا خَلَقَ ﴿٢﴾ وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ ﴿٣﴾ وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ ﴿٤﴾ وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ ﴿٥﴾
بسم الله الرحمن الرحيم
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ ﴿١﴾ مَلِكِ النَّاسِ ﴿٢﴾ إِلَـٰهِ النَّاسِ ﴿٣﴾ مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ ﴿٤﴾ الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ ﴿٥﴾ مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ ﴿٦﴾
أَصْـبَحْنا وَأَصْـبَحَ المُـلْكُ لله وَالحَمدُ لله ، لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحدَهُ لا شَريكَ لهُ، لهُ المُـلكُ ولهُ الحَمْـد، وهُوَ على كلّ شَيءٍ قدير ، رَبِّ أسْـأَلُـكَ خَـيرَ ما في هـذا اليوم وَخَـيرَ ما بَعْـدَه ، وَأَعـوذُ بِكَ مِنْ شَـرِّ هـذا اليوم وَشَرِّ ما بَعْـدَه، رَبِّ أَعـوذُبِكَ مِنَ الْكَسَـلِ وَسـوءِ الْكِـبَر ، رَبِّ أَعـوذُبِكَ مِنْ عَـذابٍ في النّـارِ وَعَـذابٍ في القَـبْر.
asbaxnaa wa asbaxal mulku lillaah, walxamdu lillaah laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahulmulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadiir,rabbi as-aluka khayra maa fii haadalyowm, wa khayra maa bacdahu, wa acuudu bika min sharri maa fii haadal yowm wa sharri maa bacdahu, rabbi acuudu bika minal kasali, wa suuil-kibari, rabbi acuudu bika min caddabin finnaar wa cadaabin fil-qabri...
"waan waabariisanay, boqornimaduna wey waabariisatay iyadoo usugan ilaahay, mahad ilaahay ayaa leh, ilaah xaq lagu caabudaana majiro ilaahay mooyee kaligii, cid wax lawadaagtana malaha, wuxuu leeyahaya boqornimada, wuxuuna leeyahayna mahadda, shay kastana wuu karaa, rabbiyow waxaan ku weydiisanayaa (inaad i siiso) khayrka maalintan iyo khayrka kadambeeya, waxaan kaa magangalayaa sharka maalintan iyo sharka kadambeeya, rabbiyow waxaan kaa magangalayaa caajiska, waxaana kaa magan galayaa gabow-xumi, rabbiyow waxaan kaa magan galayaa cadaab naarta dhexdeeda ah iyo cadaab qabriga dhexdiisa ah”
اللّهُـمَّ بِكَ أَصْـبَحْنا وَبِكَ أَمْسَـينا ، وَبِكَ نَحْـيا وَبِكَ نَمُـوتُ وَإِلَـيْكَ النُّـشُور
allaahumma bika asbaxnaa wa bika amsaynaa wabika naxyaa wabika namuutu wa ilaykannushuur....
"allow sababtaada ayaan ku waabariisanay, sababtaadaana ku galabaysanay, sababtaadaana ku noolnahay sababtaadaana ku dhimanaynaa, xagaaguuna ahaaday soobixitaanku”
اللّهـمَّ أَنْتَ رَبِّـي لا إلهَ إلاّ أَنْتَ ، خَلَقْتَنـي وَأَنا عَبْـدُك ، وَأَنا عَلـى عَهْـدِكَ وَوَعْـدِكَ ما اسْتَـطَعْـت ، أَعـوذُبِكَ مِنْ شَـرِّ ما صَنَـعْت ، أَبـوءُ لَـكَ بِنِعْـمَتِـكَ عَلَـيَّ وَأَبـوءُ بِذَنْـبي فَاغْفـِرْ لي فَإِنَّـهُ لا يَغْـفِرُ الذُّنـوبَ إِلاّ أَنْتَ
allahumma anta rabbii laa ilaaha illaa anta khalaqtanii wa anaa cabduka wa anaa calaa cahdika wa wacdika mastadactu,acuudu bika min sharri maa sanactu wa abuu>u laka binicmatika calayya wa abuu>u bidambii faqfirlii fa innahu laa yaqfiruddunuuba illaa anta....
«allow adigu waxaa tahay rabbigay, ilaah majiro adiga mooyee, adigaa i abuuray, aniguna waxaan ahay adoonkaaga, waxaana ku suganahay balankaagii iyo yaboohaagii intaan awooday, waxaan kaa magangalayaa sharka aan sameeyay,waan kuu qirayaa nicmada aad ii nicmaysay,waana qirayaa danbigayga,ee ii dambi dhaaf, ma dhaafo dambiyada adiga mooyee». ducadan waa duco aad u weyn, qofka yiraahdana isagoo yaqiinsan kadibna dhinta isla habeenkiisaas, janno unbuu horay ka gali..
اللّهُـمَّ إِنِّـي أَصْبَـحْتُ أَشْـهِدُك ، وَأُشْـهِدُ حَمَلَـةَ عَـرْشِـك ، وَمَلائِكَتِك ، وَجَمـيعَ خَلْـقِك ، أَنَّـكَ أَنْـتَ اللهُ لا إلهَ إلاّ أَنْـتَ وَحْـدَكَ لا شَريكَ لَـك ، وَأَنَّ ُ مُحَمّـداً عَبْـدُكَ وَرَسـولُـك .(أربع مرات )
allahumma innii asbaxtu ush-hiduka wa ush-hidu xamalata carshika wa malaa- ikatika wa jamiica khalqika annaka antallaahu laa ilaaha illaa anta waxdaka laa shariika laka, wa anna muxammadan cabduka wa rasuuluka} (afar jeer) marka aad galabaysatid ku badal erayga (allahumma innii asbaxtu) erayga (allahumma innii amsaytu)
"allow aniga waagaa iibaryey anigoo ku marag galinaya, makhraatigalinayana xambaarayaasha carshigaaga, iyo malaa-igtaada iyo dhamaan uunkaaga inaad tahay adigu ilaahay. ilaah majiro adiga mooyee kaligaa, malihid wadaage, nabi muxammadna waa adoonkaagii iyo ergaygaagii”
اللّهُـمَّ ما أَصْبَـَحَ بي مِـنْ نِعْـمَةٍ أَو بِأَحَـدٍ مِـنْ خَلْـقِك ، فَمِـنْكَ وَحْـدَكَ لا شريكَ لَـك ، فَلَـكَ الْحَمْـدُ وَلَـكَ الشُّكْـر
allahumma maa asbaxa bii min nicmatin aw bi axadin min khalqika faminka waxdaka laa shariika laka, falaka alxamdu walakal-shukru)
Waxaad ku badashaa galabtii areyga allahumma maa asbaxa areygan:(allahumma maa amsaa}
"allow waxa aan ku waabariistay oo nimco ah, ama uu ku waa bariistay qof kale oo uunkaaga kamid ah, adiga xagaaga ayuu kasugnaaday kaligaa, cid wax kula wadaagtana ma lihid, allow waxaa kuu sugnaaday mahad iyo shukri”.
اللّهُـمَّ عافِـني في بَدَنـي ، اللّهُـمَّ عافِـني في سَمْـعي ، اللّهُـمَّ عافِـني في بَصَـري ، لا إلهَ إلاّ أَنْـتَ . (ثلاثاً)
اللّهُـمَّ إِنّـي أَعـوذُبِكَ مِنَ الْكُـفر ، وَالفَـقْر ، وَأَعـوذُبِكَ مِنْ عَذابِ القَـبْر ، لا إلهَ إلاّ أَنْـتَ . (ثلاثاً)
allahumma caafinii fii badanii allahumma caafinii fii samcii allahumma caafinii fii basarii laa ilaaha illaa anta allahumma innii acuudu bika minal kufri wal faqri wa acuudu bika min cadaabin fil-qabri laa ilaaha illaa anta} waxaa la dhahaa seddex jeer.
< allow ii caafi jidhkayga, allow ii caafi maqalkayga, allow ii caafi aragayga, ilaah majiro adiga mooyee, allow anigu waxaan kaa magan galayaa gaalnimo, waxaana kaa magan galayaa saboolnimo, waxaana kaa magan galayaa cadaabka qabriga, ilaah majiro xaq lagu caabudaa adiga mooyee >.
حَسْبِـيَ اللّهُ لا إلهَ إلاّ هُوَ عَلَـيهِ تَوَكَّـلتُ وَهُوَ رَبُّ العَرْشِ العَظـيم . ( سبع مَرّات حينَ يصْبِح وَيمسي) [أبو داود موقوفاً
xasbiyallaahu laa ilaaha illaa huwa calayhi tawakaltu wa huwa rabbulcarshilcadiim.).
todoba jeer,
Qofka dhaha totoba jeer ducadan,subaxdii iyo galabkii, ilaahay ayaa ka kaafinaya wax kasta oo murugo galiya aduun iyo aakharaba.
"waxaa igu filan ilaahay, ilaah majiro xaq lagu caabudo isaga mooyee, isagaana tala saartay, isaguna waa rabbiga carshiga weyn...
اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ العَـفْوَ وَالعـافِـيةَ في الدُّنْـيا وَالآخِـرَة ، اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ العَـفْوَ وَالعـافِـيةَ في ديني وَدُنْـيايَ وَأهْـلي وَمالـي ، اللّهُـمَّ اسْتُـرْ عـوْراتي وَآمِـنْ رَوْعاتـي ، اللّهُـمَّ احْفَظْـني مِن بَـينِ يَدَيَّ وَمِن خَلْفـي وَعَن يَمـيني وَعَن شِمـالي ، وَمِن فَوْقـي ، وَأَعـوذُ بِعَظَمَـتِكَ أَن أُغْـتالَ مِن تَحْتـي
Allaahumma innii as-alukalcafwa walcaafiyata fiddunyaa wal-aakhirati, allaahumma innii as-aluka alcafwa walcaafiyata fii diinii wa dunyaaya wa ahlii wa maalii, allaahumma-stur cawraatii wa aamin rawcaatii allaahummaxfadnii min bayni yadayya wa min khalfii wa can yamiinii wa can shimaalii wa min fawqii, wa acuudu bicadamatika an uqtaala min taxtii...
"allow waxaan ku weydiisanayaa cafis, iyo caafimaadqab, aakhiro iyo aduunba, allow waxaan ku weydiisanayaa cafis iyo caafimaad diintayda dhexdeeda iyo aduuyadayda iyo ehelkayga iyo maalkaygaba, allow astur cawrooyinkayga, cabsiyadaydana iigu amaan, allow iga ilaali hortayda iyo gadaashayda iyo midigtayda iyo bidixdayda, iyo korkayga, allow weynaantaada ayaan u magan galayaa in hoostaydana la iga shirqoolo”
اللّهُـمَّ عالِـمَ الغَـيْبِ وَالشّـهادَةِ فاطِـرَ السّماواتِ وَالأرْضِ رَبَّ كـلِّ شَـيءٍ وَمَليـكَه ، أَشْهَـدُ أَنْ لا إِلـهَ إِلاّ أَنْت ، أَعـوذُ بِكَ مِن شَـرِّ نَفْسـي وَمِن شَـرِّ الشَّيْـطانِ وَشِـرْكِه ، وَأَنْ أَقْتَـرِفَ عَلـى نَفْسـي سوءاً أَوْ أَجُـرَّهُ إِلـى مُسْـلِم.
allaahumma caalimal qaybi washs hahaadati,faadirassamaawaati wal ardi rabba kulli shay-in wa maliikah, ash-hadu an laa ilaaha ilaa anta ,acuudu bika min sharri nafsii, wa min sharri shaydaani wa shirkihi, wa an aqtarifa calaa nafsii suuan aw ajurrahu ilaa muslimin.).
"allow allihii waxa maqan iyo waxa joogaba(la arko) ogaayow, cirka iyo dhulkana rabbigii abuurayow, rabbigii shaykasta lahaayow, waxaan qirayaa in uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga mooyee, waxaan kaaga magan galayaa sharka naftayda, iyo sharka shaydaanka iyo shirkigiisa ama dabinkiisa, waxaan kaloo kaa magan galayaa in aan naftayda xumaan u soo jiido, ama qof muslin ah u soo jiido xumaan”..
بِسـمِ اللهِ الذي لا يَضُـرُّ مَعَ اسمِـهِ شَيءٌ في الأرْضِ وَلا في السّمـاءِ وَهـوَ السّمـيعُ العَلـيم . (ثلاثاً)
(bissmilaahilladii laa yadurru maca ismihi shay-un fil ardi walaa fissamaai, wa huwassamiicul caliim). 3 jeer.
"magaca ilaahay ayaan ku billaabayaa, magacaasoo uusan dhibin lajirkiisa wax ku sugan dhulka iyo cirka, allena waa maqal badane cilmi badane ah”.
رَضيـتُ بِاللهِ رَبَّـاً وَبِالإسْلامِ ديـناً وَبِمُحَـمَّدٍ صلى الله عليه وسلم نَبِيّـاً . (ثلاثاً) [
radiitu billaahi rabbaa wa bil islaami diinaa wa bi muxammadin nabiyyan wa rasuulaa) 3 jeer
"waxaan raali uga ahay ilaahay rabbinimo, islaamkana diinimo,muxammadna s.c.w nabinimo”.
يا حَـيُّ يا قَيّـومُ بِـرَحْمَـتِكِ أَسْتَـغـيث ، أَصْلِـحْ لي شَـأْنـي كُلَّـه ، وَلا تَكِلـني إِلى نَفْـسي طَـرْفَةَ عَـين
yaa xayyu yaa qayyuumu biraxmatika astaqiithu, aslix lii sha-nii kullahu, wa laa takilnii ilaa nafsii darfata caynin).
"allihii noolaayow, allihii qayyuumka ahaayow(allihii qabanayay dhamaan arimaha koonka), naxariistaada darteeda ayaan gurmad ku dalbayaa,wanaaji arinkayga dhamaantiis, hana igu dhawrin naftayda ilbiriqsi”.
أَصْبَـحْـنا وَأَصْبَـحْ المُـلكُ للهِ رَبِّ العـالَمـين ، اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ خَـيْرَ هـذا الـيَوْم ، فَـتْحَهُ ، وَنَصْـرَهُ ، وَنـورَهُ وَبَـرَكَتَـهُ ، وَهُـداهُ ، وَأَعـوذُ بِـكَ مِـنْ شَـرِّ ما فـيهِ وَشَـرِّ ما بَعْـدَه .
asbaxnaa wa asbaxal mulku lillaahi rabbil caalamiina, allaahumma innii as)aluka khayra haadal yawm, fatxahu, wa nasrahu, wa barakatahu, wa nuurahu, wa hudaahu wa acuudu bika min sharri maa fiihi wa sharri maa bacdahu)
"waan waa bariisanay, boqornimaduna wey waa bariisatay iyadoo u usugan ilaahaygii caalamiinta rabigooda ahaa, allow waxaan ku weydiisanayaa khayrka maalintan,fatxigeeda( furashadeeda), iyo gargaarkeeda, iyo nuurkeeda iyo barakadeeda iyo hanuunkeeda, waxaana kaa magan galayaa sharka ku sugan dhexdeeda iyo sharka ka dambeeyaba”.
أصبحنا على فطرة الإسلام وعلى كلمة الإخلاص وعلى دين نبينا محمد وعلى ملة أبينا إبراهيم حنيفاً مسلماً وما كان من المشركين.
asbaxnaa calaa fidratil islaami, wa calaa kalimatil ikhlaasi wa calaa diini nabiyinaa muxamadin s.c.w wa calaa millati abiinaa ibraahiima xaniifan musliman wa maa kaana minal-mushrikiin).
"waxaan ku waa bariisanay fidrada(diinta) islaamka, iyo kalmada runta ah, iyo diinta nabigeena muxammad s.c.w iyo diinta aabaheen ibraahiim ee ahaa mid ka iishay diimaha(gaalada) oo dhan, muslimna ahaa, kamana mid ahayn mushrikiinta(gaalada)”.
سُبْحـانَ اللهِ وَبِحَمْـدِهِ . (مائة مرة
subxaanallaahi wa bixamdihi) 100 jeer
"ilaahaybaa xumaan ka hufan, mahadna leh”.
لا إلهَ إلاّ اللّهُ وحْـدَهُ لا شَـريكَ لهُ، لهُ المُـلْكُ ولهُ الحَمْـد، وهُوَ على كُلّ شَيءٍ قَدير . (مائة مرة)
laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadir).100 jeer
< ilaah majiro xaq lagu caabudo alle mooyee kaligii, ma laha cid wax la wadaagtaa, wuxuu leeyahay boqornimo, wuxuuna leeyahay mahadda, wax walbana wuu awoodaa >.
سُبْحـانَ اللهِ وَبِحَمْـدِهِ عَدَدَ خَلْـقِه ، وَرِضـا نَفْسِـه ، وَزِنَـةَ عَـرْشِـه ، وَمِـدادَ كَلِمـاتِـه . (ثلاثاً)
subxaanallaahi wa bixamdihi, cadada khalqihi wa ridaa nafsihi, wa zinata carshihi wa midaada kalimaatihi)
(Saddex jeer marka uu waagu u baryo).
"waxaa xumaan ka hufan oo mahad leh ilaahay, inta aytahay tirada uunkiisa, iyo raalinimada naftiisa, iyo miisaanka(culayska) carshigiisa, iyo anqaasta ama khadka erayadiisa”.
اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ عِلْمًا نَافِعًا وَرِزْقًا طَيِّبًا وَعَمَلا مُتَقَبَّلا
allaahumma innii as-aluka cilman naafican, wa risqan dayiban, wa camalan mutaqabbalan,)
"allow waxaan ku weydiisanayaa cilmi wax anfaca, iyo irsiq wanaagsan oo xalaal ah, iyo camal suuban oo la aqbalo,” (waxaa la dhahaa subaxdii).
"أستغفر الله وأتوب إليه " (مائة مرة في اليوم
astaqfirullaaha wa atuubu ilayhi)
"ilaahay ayaan dambi dhaaf weydiisanayaa ,una toobad keenayaa”
(boqol jeer maalinta dhexdeeda)
"أعوذ بكلمات الله التامات من شر ما خلق" ( ثلاث مرات إذا أمسى
acuudu bi kalimaatillaahittaamaati, min sharri maa khalaqa}(saddex mar markii uu galabaysto)
" waxaan uga magan galayaa kalmadaha ilaahay ee dhamayska tiran sharka waxa uu uumay”
" اللهم صل وسلم على نبينا محمد " (عشر مرات
allahuma salli wa sallim calaa nabiyyinaa muxammadin} (toban jeer)
.
<> allow naxariis iyo nabadgalyo nabiganaga muxammad korkiisa yeel>>.
Waayo rasuulku s.c.w wuxuu sheegay qofkii ku salliya toban jeer markii uu waagu u baryo, toban jeerna ku salliya markii uu galabaysto in shafaacadiisu(ergadiisu) gaarayso qofkaas maalinta qiyaamo)..
.Ducooyinka subaxdii iyo galabtii..
.Ducooyinka subaxdii iyo galabtii..