XISNUL MUSLIM DHUFEYSKA MUSLINKA ( Qoraal)

1
Tuesday August 13, 2013 - 22:41:38 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 10829
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 13 6
  • Share via Social Media

    XISNUL MUSLIM DHUFEYSKA MUSLINKA ( Qoraal)

    XISNUL MUSLIM DHUFEYSKA MUSLINKA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XISNUL MUSLIM DHUFEYSKA MUSLINKA
بسم الله الرحمن الرحيم
إن الحمد لله ، نحمده ونستعينهُ ، ونستغفرهُ ونعوذُ باللهِ من شرورِ أنفسنا ، وسيئاتِ أعمالنا ، من يهده الله فلا مضل لهُ، ومن يضلل فلا هادي له ، وأشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك لهُ،وأشهدُ أن محمداً عبدهُ ورسولهُ صلى الله عليه وعلى أله وأصحابه ومن تبعهم بإحسان إلى يوم الدين وسلم تسليما كثيراً ،أما بعد


Fadliga xussida ilaahay فضل الذكر

:ilaahay wuxuu yiri : قال تعالى
فاذكروني أذكركم واشكروا لي ولا تكفرون
[ i xusa , aan idin xussee,(ajir idin siiyee) iguna mahadiya hana igu gaaloobina]
) يا أيها الذين آمنوا اذكروا الله ذكرا كثيرا (
[kuwa xaqa rumeeyaw xussa ilaahay xusid badan]
قال تعالى: )والذاكرين الله كثيرا والذاكرات أعد الله لهم مغفرة وأجرا عظيما (.
Alle wuxuu yiri: [raga inbadan ilaahay xusa iyo haweenka inbadan xusa, wuxuu Eebe u darbay (diyaariyay) dambi dhaaf iyo ajir weyn].
) واذكر ربك في نفسك تضرعا وخيفة ودون الجهر من القول ولا تكن من الغافلين (
ku xus rabigaaga naftaada adigoo khushuuc(baryo) iyo cabsi muujinaya kuna jirto qaylo la,aan, aroor iyo galabba, hana noqon kuwa halmaama xuska ilaahay). al-acraaf 205
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: (مَثَلُ الذي يَذْكُرُ رَبَّهُ وَالَّذِي لا يَذْكُرُ رَبَّهُ، مَثَلُ الْحَيِّ وَالْمَيِّتِ).
( qofka rabbigii xusa iyo ka aan xusin waxay lamid yihiin qof nool iyo qof dhintay..
وَ قَالَ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّم) ألا أنبئكم بخير أعمالكم، وأزكاها عند مليككم، وأرفعها في درجاتكم، وخير لكم من إنفاق الذهب والورق، وخير لكم من أن تلقوا عدوكم؛ فتضربوا أعناقهم، ويضربوا أعناقكم؟ قالوا بلى. قال : ذكر الله.
(Ma idiin sheegaa camaladiina ka ugu khayr badan, uguna udgoonka badan boqorkiina agtiisa, uguna sarayn badan darajooyinkiina, idiin-kana khayr badan inaad bixisaan(sadaqaysataan) dahab iyo qalin (lacag), kana sii khayr badan inaad la kulantaan cadowgiina, kadibna aad garaacdaan luqumahooda, iyaguna ay garaacaan luqumihiina? Waxay dheheen: haa (noo sheeg) wuxuu yiri s.c.w: (waa xusidda ilaahay kor ahaaye).
وقال صلى الله عليه وسلم (يقول الله تبارك وتعالى: أنا عند ظن عبدي بي، وأنا معه إذا ذكرني، فإن ذكرني في نفسه ذكرته في نفسي، وإن ذكرني في ملأ ذكرته في ملأ خير منهم، وإن تقرب إلي شبرا تقربت إليه ذراعا، وإن تقرب إلي ذراعا تقربت منه باعا، وإذا أتاني يمشي أتيته هرولة)
Wuxuu yiri rasuulku s.c.w: wuxuu leeyahay ilaahay kor ahaaye:(waxaan ag ahay waxa uu iga filayo adoonkaygu, aniguna isagaan lajiraa haddii uu i xuso, haddii uu igu xuso naftiisa dhexdeeda waxaan ku xusi naftayda dhexdeeda,haddii uu igu xuso qolo dhexdoodna,waxaan kudhex xusi qolo ka khayr badan kuwaas,haddii uu iisoo dhawaado taako, waxaan u dhawaan dhudhun, haddii uu iisoo dhawaado dhudhunna waxaan u dhawaan baac, haddii uu ii yimaado isagoo socda waxaan u imaan anigoo ruclaynaya )..
))وَعَنْ عَبْدِ اللهِ بِنْ بُسْرَةَ رَضِىَ اللهَ عَنْهُ أَنَ رجلاً قال يا رسول الله إن شرائع الإسلام قد كثرت علي فأخبرني بشيء أتشبث به قال : لايزال لسانك رطبا من ذكر الله
Waxaa laga wariyey cabdullaahi ibnu busrata a.k.r : in nini yiri: rasuul allow waxaa igu badtay shareecooyinka islaamka ee ii sheeg shay aan ku dhago? Wuxuu yiri rasuulku s.c.w :(yuusan ka suulin carrabkaagu in uu ku qoyanaado xusidda alle)..
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم .من قرأ حرفا من كتاب الله فله حسنة والحسنة بعشر أمثالها ، لا أقول الم حرف ، ولكن ألف حرف ، ولام حرف ، وميم حرفحَرْفٌ وَلامٌ حَرْفٌ وَمِيمٌ حَرْفٌ (
Wuxuu yiri rasuulku s.c.w (qofkii akhriya xaraf kamid ah kitaabka ilaahay wuxuu leeyahay xasano, xasanadaasina waa toban lamid ah, madhahayo: (aliflaamiim) waa xaraf kaliya, laakiin alif waa xaraf laamna waa xaraf miimna waa xaraf.
عَنْ عُقْبَةَ بْنِ عَامِرٍ قَالَ: خَرَجَ رَسُولُ اللَّهِ وَنَحْنُ فِي الصُّفَّةِ فَقَالَ: «أَيُّكُمْ يُحِبُّ أَنْ يَغْدُوَ كُلَّ يَوْمٍ إِلَى بُطْحَانَ أَوْ إِلَى الْعَقِيقِ فَيَأْتِيَ مِنْهُ بِنَاقَتَيْنِ كَوْمَاوَيْنِ، فِي غَيْرِ إِثْمٍ وَلَا قَطْعِ رَحِمٍ؟» فَقُلْنَا: يَا رَسُولَ اللَّهِ، نُحِبُّ ذَلِكَ، قَالَ: «أَفَلَا يَغْدُو أَحَدُكُمْ إِلَى الْمَسْجِدِ فَيَعْلَمُ أَوْ يَقْرَأُ آيَتَيْنِ مِنْ كِتَابِ اللَّهِ عَزَّ وَجَلَّ، خَيْرٌ لَهُ مِنْ نَاقَتَيْنِ، وَثَلَاثٌ خَيْرٌ لَهُ مِنْ ثَلَاثٍ، وَأَرْبَعٌ خَيْرٌ لَهُ مِنْ أَرْبَعٍ، وَمِنْ أَعْدَادِهِنَّ مِنْ الْإِبِلِ
Waxaa laga wariyey cuqbah ibnu caamir a.k.r inuu yiri rasuulka ayaa noo soo baxay anagoo joogna suffah markaa suu yiri: : (kiinee jecel inuu u kallaho maalin kasta xaga (budxaan ama caqiiqba) kadibna kala yimaada laba halaad oo shilshilis si dambi la-aan iyo qaraabo gows la-aani ku jirto? Waxaan dhahnay: rasuul allow waan jecelnahay arintaas. Wuxuu yiri rasuulku s.c.w : (hadaba muu u kallaho midkiin misaajidka oo ogaado ama uu akhristo laba aayadood oo kitaabka ilaahay kamid ah ayaa uga khayr badan laba halaad, saddex aayadoodna waxay uga khayr badan yihiin saddex halaad, afarna waxay uga khayr badan yihiin afar halaad iyo tirooyinkooda oo geel ah.
وَقَالَ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمْ مَنْ قَعَدَ مَقْعَدًا لَمْ يَذْكُرْ اللَّهَ فِيهِ كَانَتْ عَلَيْهِ مِنْ اللَّهِ تِرَةٌ ، وَمَنْ اضْطَجَعَ مَضْجَعًا لَا يَذْكُرُ اللَّهَ فِيهِ كَانَتْ عَلَيْهِ مِنْ اللَّهِ تِرَةٌ
Wuxuu yiri rasuulku s.c.w :qofkii fadhiista fadhi uusan kudhex xusin ilaahay, wuxuu ku noqonayaa (fadhigaasi) qoomamo. Qofkii seexdana meel uusan kudhex xusin ilaahay, waxay ku noqonaysaa meeshaasi qoomamo(shallayto).
وقال صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمْ مَا جَلَسَ قَوْمٌ مَجْلِسًا لَمْ يَذْكُرُوا اللَّهَ فِيهِ وَلَمْ يُصَلُّوا عَلَى نَبِيِّهِمْ إِلَّا كَانَ عَلَيْهِمْ تِرَةً فَإِنْ شَاءَ عَذَّبَهُمْ وَإِنْ شَاءَ غَفَرَ لَهُمْ
Wuxuu yiri rasuulku s.c.w : ma fariisan qolo fadhi aysan kudhex xusin ilaahay,kuna salliyin nabigood, haddii ay yeeleen sidaas wuxuu ku noqon fadhigaasi shallayto (qoomamo), ilaahayna haddii uu doono wuu cadaabi haddii uu doonana wuu u dambi dhaafi.
وقال صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمْ ما من قوم يقومون من مجلس لا يذكرون الله فيه إلا قاموا عن مثل جيفة حمار وكان لهم حسرة وَكَانَ لَهُمْ حَسْرَةٌ (
Wuxuu yiri rasuulku s.c.w:{majiraan qolo ka kacaysa fadhi iyagoon ilaahay xussin, hadday jiraana waxay ka kaceen wax lamid ah dameer bakhtigiis, waxaana u sugnaatay qoomamo...
____________________________________________________________________________________________________________
1- Ducada marka laga soo tooso hurdada.
الحَمْدُ لله الذِي أحْيَانا بَعْدَ مَا أمَاتَنَا* وإلَيْهِ النَشُور*
1- [al-xamdu lillaahi alladii axyaanaa bacda maa amaatanaa, wa ilayhinnushuur].
"mahad waxaa iska leh allihii na nooleeyay intuu na dhinsiiyay kadib, xaggiisuuna ahaaday soo bixitaanku(maalinta qiyaamaha)”.
لا إلَهَ إلاَّ الله وحْدَهُ لا شَرِيكَ لَهُ، لَهُ المُلْكُ ولَهُ الحَمْدُ وهُوَ على كلِّ شيءٍ قَدير،سُبْحانَ الله والحَمْدُ لله ولا إله إلا الله والله أكبر ولا حَولَ ولا قُوةَ إلا بالله العلي العظيم اللهم إغفر لي 
2- [laa ilaaha illallaahu waxdahu, laa shariika lahu, lahul mulku wa lahulxamdu wa huwa calaa kulli shey-in qadiir,subxaanallaah, wal-xamdu lillaah, wa laa ilaaha illallaahu, wallaahu akbar, walaa xawla walaa quwwata illaa billaahi al-caliyyi al-cadiim rabbi iqfirlii...
"ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay mooyee, kaligii cid wax la wadaagtana ma jirto, wuxuu leeyahay boqornimo, wuxuuna leeyahay mahad, wax kastana wuu awoodaa, illaahaybaa ka huffan xumaan,mahadna leh, ahna ilaaha xaq lagu caabudo, allaana weyn, xeelad iyo awoodna waxay u sugnaadeen allihii sareeyay ee weynaa , rabiyow ii dambi dhaaf...
الحَمْدُ لله الذِي عَافَانِي في جَسَدِي ورَدَّ عَلَيَّ رُوحِي، وأَذِنَ لي بِذِكْرهِ
3- al-xamdu lillaahi, alladii caafaanii fii jasadii, wa radda calayya ruuxii, wa adina lii bidikrihi..
«mahad ilaahaybaa leh, allihii ii caafiyey jidhkayga, iina soo celiyey ruuxdayda, iina ogalaaday xusiddiisa».


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip