
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Qadri*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
|
Suuratul Qadri |
سورة القدر |
|
Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba |
بِّسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ |
|
Annagaa soo dejinnay Quraanka habeenka laylatulQadrika ah |
إِنَّا أَنزَلْنَاهُ فِي لَيْلَةِ الْقَدْرِ﴿١﴾ |
|
Maxaa ku ogaysiiyay Laylatul-Qadri waxa uu yahay. |
وَمَا أَدْرَاكَ مَا لَيْلَةُ الْقَدْرِ﴿٢﴾ |
|
Laylatul-Qadri waxa uu ka kheir badan yahay kun bilood. |
لَيْلَةُ الْقَدْرِ خَيْرٌ مِّنْ أَلْفِ شَهْرٍ﴿٣﴾ |
|
Waxaana soo daga Malaa’ikta iyo Malaku Jibriil habeenkas idinka Rabigood, waxayna lasoo dagaan amar kasto xagiisa. |
تَنَزَّلُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمْرٍ﴿٤﴾ |
|
Waana Habeen nabad galyo ah inta waagu ka baryayo. |
سَلَامٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطْلَعِ الْفَجْرِ﴿٥﴾ |
|
|
|

0 

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Qadri*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
Ardada Reer Cama Wa surad cajbadan allahu akbar