Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Qadri*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

0
Tuesday July 02, 2013 - 01:14:48 in Tafsrka Ardada Juz Cama by Somali islamic
  • Visits: 4394
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 4
  • 6 1
  • Share via Social Media

    Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Qadri*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    Ardada Reer Cama Wa surad cajbadan allahu akbar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ardada Reer Cama Wa surad cajbadan allahu akbar

Suuratul Qadri

سورة القدر

Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba

بِّسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

Annagaa soo dejinnay Quraanka habeenka laylatulQadrika ah

إِنَّا أَنزَلْنَاهُ فِي لَيْلَةِ الْقَدْرِ﴿١

Maxaa ku ogaysiiyay Laylatul-Qadri waxa uu yahay.

وَمَا أَدْرَاكَ مَا لَيْلَةُ الْقَدْرِ﴿٢

Laylatul-Qadri waxa uu ka kheir badan yahay kun bilood.

لَيْلَةُ الْقَدْرِ خَيْرٌ مِّنْ أَلْفِ شَهْرٍ﴿٣

Waxaana soo daga Malaa’ikta iyo Malaku Jibriil habeenkas idinka Rabigood, waxayna lasoo dagaan amar kasto xagiisa.

تَنَزَّلُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمْرٍ﴿٤

Waana Habeen nabad galyo ah inta waagu ka baryayo.

سَلَامٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطْلَعِ الْفَجْرِ﴿٥




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip