
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Zalzalah*)*) Li Sheekh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
|
Suuratul Zalzalah |
سورة الزلزلة |
|
Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba |
بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ |
|
Marka Dhulka la gilgilo gilgilid. |
إِذَا زُلْزِلَتِ الْأَرْضُ زِلْزَالَهَا﴿١﴾ |
|
Dhulkana soo bixiyo culeeskiisa(wixii ku dhex jiray) |
وَأَخْرَجَتِ الْأَرْضُ أَثْقَالَهَا﴿٢﴾ |
|
Insaankiina uu yiraahdo maxaa u sugnaaday, |
وَقَالَ الْإِنسَانُ مَا لَهَا﴿٣﴾ |
|
Maalintaas waxay ka hadleesaa Akhbaarteda, |
يَوْمَئِذٍ تُحَدِّثُ أَخْبَارَهَا﴿٤﴾ |
|
Maxaa yeelay Rabigaa baa u waxyooday. |
بِأَنَّ رَبَّكَ أَوْحَىٰ لَهَا﴿٥﴾ |
|
Maalintaas dadka way soo fulayaan ayaga oo kala tagtagsan si ay u arkaan camalkooda. |
يَوْمَئِذٍ يَصْدُرُ النَّاسُ أَشْتَاتًا لِّيُرَوْا أَعْمَالَهُمْ﴿٦﴾ |
|
Qofkii wax yar oo dhuracas la’eg oo kheer ah fala wuu arkayaa |
فَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ خَيْرًا يَرَهُ﴿٧﴾ |
|
Kiise wax yar oo dhura cas la’eg oo shar ah fala wuu arkayaa. |
وَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ شَرًّا يَرَهُ﴿٨﴾ |
|
|
|

0 

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Zalzalah*)*) Li Sheekh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Zalzalah*)*) Li Sheekh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah