Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Zalzalah*)*) Li Sheekh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

0
Friday June 28, 2013 - 18:28:52 in Tafsrka Ardada Juz Cama by Somali islamic
  • Visits: 4575
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 4 1
  • Share via Social Media

    Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Zalzalah*)*) Li Sheekh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Zalzalah*)*) Li Sheekh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Zalzalah*)*) Li Sheekh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
1

Suuratul Zalzalah

سورة الزلزلة

Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

Marka Dhulka la gilgilo gilgilid.

إِذَا زُلْزِلَتِ الْأَرْضُ زِلْزَالَهَا﴿١

Dhulkana soo bixiyo culeeskiisa(wixii ku dhex jiray)

وَأَخْرَجَتِ الْأَرْضُ أَثْقَالَهَا﴿٢

Insaankiina uu yiraahdo maxaa u sugnaaday,

وَقَالَ الْإِنسَانُ مَا لَهَا﴿٣

Maalintaas waxay ka hadleesaa Akhbaarteda,

يَوْمَئِذٍ تُحَدِّثُ أَخْبَارَهَا﴿٤

Maxaa yeelay Rabigaa baa u waxyooday.

بِأَنَّ رَبَّكَ أَوْحَىٰ لَهَا﴿٥

Maalintaas dadka way soo fulayaan ayaga oo kala tagtagsan si ay u arkaan camalkooda.

يَوْمَئِذٍ يَصْدُرُ النَّاسُ أَشْتَاتًا لِّيُرَوْا أَعْمَالَهُمْ﴿٦

Qofkii wax yar oo dhuracas la’eg oo kheer ah fala wuu arkayaa

فَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ خَيْرًا يَرَهُ﴿٧

Kiise wax yar oo dhura cas la’eg oo shar ah fala wuu arkayaa.

وَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ شَرًّا يَرَهُ﴿٨

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip