
Kalimatu Fil Qur'aan--Suuratul Samad iyo Tabat.
Kalimatu Fil Qur'aan--Suuratul Samad iyo Tabat.
|
سورة الإخلاص |
Allaah waa sayid (Deeqdoon aan cidna u baahneen laakin isaga loo baahan yahay) |
اللَّـهُ الصَّمَدُ |
Waxba ma dhalin |
لَمْ يَلِدْ |
Isagana lama dhalin |
وَلَمْ يُولَدْ |
Umana sugnaanin |
وَلَمْ يَكُن |
Wax lala simo |
كُفُوًا |
|
|
|
سورة المسد |
Waxaa khasaaray (waxaa halaagsamay) |
تَبَّتْ |
Waxba uma tarin (waxba kama deeqin) |
مَا أَغْنَىٰ |
Wuxuu galayaa |
سَيَصْلَىٰ |
Olal u saaxiib ah (olaleesa)
|
ذَاتَ لَهَبٍ |
Xaabo (Qoryaha dabka lagu shido) |
الْحَطَبِ
|
Qoorteeda |
فِي جِيدِهَا |
Xarig |
حَبْلٌ |
Liif ka sameesan |
مِّن مَّسَدٍ |
Kalimatu Fil Qur'aan--Suuratul Samad iyo Tabat.
Kalimatu Fil Qur'aan--Suuratul Samad iyo Tabat.