
((*Tafsiirka Qur'aanka Kariimka-Suuratul Faatixa-1-7*)) Li Sh Xasan Ibraahim Ciise xafidahullaah
Suuratul Faatixa |
سورة الفاتحة |
Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaha Naxariista Guud naxariista iyo Mida Gaarka ah |
بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ﴿١﴾ |
Mahad oo dhan Allah ayaa leh Rabiga Caalamka ah |
الْحَمْدُ لِلَّـهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ﴿٢﴾ |
Eebaha Naxariista Guud naxariista iyo mida Gaarka ahba. |
الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ﴿٣﴾ |
Boqorka Maalinta Abaal marinta (Qiyaame) |
مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ﴿٤﴾
|
Adiga uun baan ku Caabudeenaa Adiga uun baana Kaalmo ku waydiisaneenaa. |
إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ﴿٥﴾
|
Nagu Hanuuni Jidka Mustaqiimka ah. |
اهْدِنَا الصِّرَاطَ الْمُسْتَقِيمَ﴿٦﴾ |
Kuwii aad u nimceesay Jidkooda, kuwa loo Carooday aaanan ahayn iyo kuwa Lunsan |
صِرَاطَ الَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ الْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا الضَّالِّينَ﴿٧﴾ |
((*Tafsiirka Qur'aanka Kariimka-Suuratul Faatixa-1-7*)) Li Sh Xasan Ibraahim Ciise xafidahullaah
Tafsiirka Suuratul Faatixa oo Maqal iyo Qoraal Afsoomali ah ku Turjuman waana Qeebtii 2aad ee Tafsiirka Quraanka ee Xalay noo Bilaabatay waxaana noo Aqiyay Sheekheena Xasan Ibraahim Ciise ka Faaiidaysi wacan wixii ku dhaafo Ka daalaco ''*S