Ducada walwalka iyo walbahaarka

6
Friday May 17, 2013 - 02:58:36 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 28343
  • (Rating 3.9/5 Stars) Total Votes: 7
  • 23 5
  • Share via Social Media

    Ducada walwalka iyo walbahaarka

    Ducada walwalka iyo walbahaarka AKhrsta Ducooyinkaan walayaal markaad dareentaan walwal walbahaar adoo si qaliya u akhrinaya macnaheda fahmaya ku celu celinaya waliba adoo yaqiinsan alle in uu dhibka qado kaana qaadayo alle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ducada walwalka iyo walbahaarka AKhrsta Ducooyinkaan walayaal markaad dareentaan walwal walbahaar adoo si qaliya u akhrinaya macnaheda fahmaya ku celu celinaya waliba adoo yaqiinsan alle in uu dhibka qado kaana qaadayo alle

" اللهم إني عبدك ابن عبدك ابن أمتك ناصيتي بيدك ، ماضِ في حكمك ، عدل في قضاؤك ، أسألك بكل اسم هو لك سميت به نفسك أو أنزلته في كتابك ، أو علمته أحداً من خلقك أو استأثرت به في علم الغيب عندك أن تجعل القرآن ربيع قلبي ، ونور صدري وجلاء حزني وذهاب همي "

allahumma innii cabduka bnu cabdika bnu amatika naasiyatii biyadika cadlun fiyya qadaauka maadin fiyya xukmuka, as-aluka bikullismin huwa laka sammaytahu bihi nafsaka aw anzaltahu fii kitaabika aw callamtahu axadan min khalqika aw istatharta bihi fii calmil-qaybi cindaka antajcala alquraana rabiica qalbii wa nuura sadrii wa jalaa-a xuznii wa dahaaba hammii...

< allow anigu waxaan ahay adoonkaaga, iyo wiilkii adoonkaaga, iyo wiilkii adoontaada, foodaydu(hogaagkaygu) waxay ku sugantahay gacantaada, xukunkaagu wuu igu socdaa qadahaaguna(waxa aad ii qadarto) waa cadaalad dhexdayda, waxaan kugu weydiisanayaa magac kasta ood leedahay, kaas ood u bixisay naftaada amase aad kusoo dajisay kitaabkaaga dhexdiisa, amase aad bartay qof kamid ah uunkaaga amase aad ku gaar yeeshay agtaada cilmiqaybka dhexdiisa, in aad ka yeesho quraanka weyn qaboojiyaha qalbigayga, iyo nuurka laabtayda, iyo faydaha walbahaarkayga, iyo tagsiiyaha murugadayda ama walwalkayga..
_______________________________________________________________________________________________________________

" اللهم إني أعوذ بك من الهم والحزن ، والعجز والكسل والبخل والجبن ، وضلع الدين وغلبة الرجال "

allahumma innii acuudu bika minalhammi wal xuzni, walcajzi walkasali, wal-bukhli wal-jubni wa dalciddayni wa qalabatirrijaali...

" allow waxaan kaa magan galayaa walwal iyo walbahaar, caajisnimo iyo culays, bakhaylnimo iyo fulaynimo, iyo kulug lahaansho dayn iyo raynta raga”.
لاحول ولاقوة الي بالله
xeellad iyo awood midna ma lihi ilaa mida alle mahane waxay dawo katahay 99 cudur oo uu ugu yaryahay walwalka

allahu akbar badi adkartaas saliga nabiga yaqiini in alle ka qadayo

walaheen dhiban allaha ka dulqado amin

لاحول ولا

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip