Maxaa sababay fariisadka magaalada

0
Sunday April 12, 2026 - 21:27:42 in Maqaallo by Somali islamic
  • Visits: 52
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa sababay fariisadka magaalada

    Wa qaybtii 1aad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wa qaybtii 1aad


 Maxaa sababay biyo fariisadka

Mushkilad kasta oo xalkeedu adkaado waxay ka bilaabataa faham la’aan asalka dhibaatada

Dhawr sababood ayaa isbiirsaday.
Lakin.  

 1. Sababta ugu weyn: Saamaynta "Baaquliga” (Basin Effect)
Magaaladu waxay ku taallaa dhul hoos u foorara (godan), jooggiisu yahay qiyaastii 288 mitir (sea level).


Sababta ugu wayni.
Waxaa jira dhulal ka sarreeya oo ku yaal jihooyinka:
• Waqooyi
• Waqooyi-bari
• Waqooyi-galbeed

 Sidaas darteed, biyaha roobka waxay ka soo qulqulaan dhulkaas sare oo dhan, kuna soo ururaan magaalada.


Natiijada
Biyaha waxay ka soo ururaan:
• Dhul ballaaran oo jooggiisu yahay 290–295 m (sea level)
• Baaxaddiisu tahay qiyaastii 6 milyan m²
Biyahaas waxay ku soo shubmaan:
• Aag ka yar oo qiyaastii ah 3 milyan m²

 Taas micnaheedu:
• Dhulka biyaha soo diraa waa laba jibbaar dhulka qaabila
• Sidaas darteed, biyuhu si degdeg ah ayay u buuxiyaan waddooyinka iyo meelaha hoose

 Tusaale (Roobkii 2023)
Roobkii ka da’ay Soomaaliya 2023 wuxuu u dhexeeyay qiyaastii:
• 300 mm ilaa 500 mm
Haddii aan qaadanno 300 mm:


 Dhulka sare (6 milyan m²) waxaa ka yimid:
• 1.8 bilyan litir oo biyo ah


Sida biyuhu u urureen
• Biyahaas waxay ku soo shubmeen dhulka hoose
• Qayb ka mid ah way baxday ama firdhatay
Haddii aan qiyaasno:
• 50% ay baxeen → waxaa haray qiyaastii 900 milyan litir

• Marka lagu daro qulqulka cusub:
• Wadarta biyaha soo galay aagga hoose waxay gaari kartaa: 1 bilyan ilaa 2 bilyan litir

Saameyn dheeraad ah
Ku darso:
• Biyaha ay magaalada isticmaasho (bulaacado, ceelal iwm)


Natiijo ahaan:
• Waxaa dhulka hoose (ka hooseeya 289 m) ku fariisan kara: qiyaastii 2 ilaa 2.5 bilyan litir oo biyo ah.
• 
 Wa qaybtii 1aad .
Hussein j



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip