
Hambalyo Abraar 3 — Ayaat 1 — Mudiicaad 5
HAMBALYO — REER AL-TAQWAA
Madrassada 12-aad — Kooxaha: Abraar 3 | Ayaat 1 | Mudiicaad 5
الحمد لله — Allahu Akbar
Hambalyo dhamaan reer Al-Taqwaa. Waxaa ku waajib ah in aynu u hambalyeyno walaalaheen dhammeeyay Qur’aanka Kariimka iyo tafsiirkiisa.
Macallimiinta iyo ardayda reer Al-Taqwaa waxay halkan hambalyo uga dirayaan ardayda Madrassada 12-aadkuwaas oo Alle u sahlay dhamaystirka 114-ka suuradood iyo tafsiirkooda.
Waxaad tihiin kuwo dadaalay, samray, dhabarkana adkeystay — Alxamdulillaah. Ilaahay ha idiin barakeeyo, hana idiin aqbalo.
Dhamaan ardayda reer Al-Taqwaa waxaa laga codsanayaa inay:
- u hambalyeyaan,
- u duceeyaan walaalahooda,
- isla markaana magacooda iyo kooxda ay ka tirsan yihiin ay hoos ku qoraan.
اللّهُمَّ بارِك لهم فيما تعلَّموا، وزِدْهم علماً وعملاً وإخلاصاً، واجعل ما حفظوا حُجّةً لهم لا عليهم.
اللّهُمَّ اجعل القرآن شفيعَهُم يوم القيامة، وارفع به درجاتِهم، وحسِّن أخلاقَهم، وزَيِّن قلوبَهم بالإيمان.
Waxaa Qur’aanka & Tafsiirkiisa dhammeeyay — Kooxahaan:
Abraar 3 — Ayaat 1 — Mudiicaad 5
1.aishabadeed
2.Aisha Xaaji
3.Ayaan
4.Dahran
5.Mama Xawo
6.Duniyo
7.Nafiso Xasan
8.Farxiyo M.
9.Aisha Diriye
10.Halima Muse
11.Halima Yar
12.Imaan
13.Luul
14.Malyun
15.Mandeq
16.Minhj
17.Miski
18.Muna
19.Malyun
20.Naima
21.Nalka
22.Nasra
23.Nasteexo
24.Nashad
25.Saado
26.Sharifo
27.Hikma
28.Wiilo
29.Umu Aisha
30.Umu Anas
31.Umu Mibx
32.Muna Omar
33.Aliya
34.Um Nadiy
35.Farxiyo Ali
اللّهُمَّ ثبِّتهم على الحق، ووفِّقهم لتلاوته آناء الليل وأطراف النهار على الوجه الذي يرضيك.
اللّهُمَّ اجعلهم من أهل القرآن الذين هم أهلُك وخاصّتُك.
اللّهُمَّ اغفِر لِمُعَلِّميهم ولوالديهم، واجزِهِم عنهم خير الجزاء.

1 

Hambalyo Abraar 3 — Ayaat 1 — Mudiicaad 5
ALlhau kabar farxad iyo guul