Khafdada boosaskeeda
khafdadu ;aba calamo ayeey leedahay 1 kasra 2 yaa
Usbuuca soo socda marka uu dhamaado naxwaha qaybta 1aad ee barashada 6 magac 2 ficil waxaa la qaadayaa imtixaan madaarista oo dhan ah
khafdadu ;aba calamo ayeey leedahay 1 kasra 2 yaa
Kasradu oo wakiil ka ah khafdo waxay calamo u tahay sedex magac
1 ismul mufrad 2 jamac taksiir 3 jamac muanath saalim
Yaada oo wakiil ka ah khafdo waxay calamo u tahay sedex magac
1 Asmaa khamsa 2 Jamac mudakar salim 3 Muthanaa
وللخفضِ علاماتانِ: الكسرةُ والياءُ
فأماالكسرةُفتكونُ علامةً للخفضِ :
في الاسمِ المفردِ وجمع التكسيرِ، وجمع المؤنثِ السالمِ.
وأما الياءُفتكونُ علامةً للخفضِ فِي الأسماءِ الخمسةِ، والمُثَني، والجمعِ المُذكَر
مَخْفُوَضُ
|
|
اسْمِ الْمُفْرَدِ جَمْعِ التَّكْسِيرِ جَمْع الْمُؤَنَّثِ |
الكَسَرة
|
المثنيجَمْعِ الْمُذَكَّرِالأَسْمَاءِ الْخَمْسَةِ |
الياءُ |