
Ka soo Jawaab 8 Jumlo
Ka soo jawaab
Bismilaaah
1. SHeeeg Magaca Mufradka Ah waxa lagu godo
2. SHeeeg Magaca jamaca mu'anath saalim waxa lagu godo
3. SHeeeg jamac taksiirka waxa lagu godo
4. SHeeeg Muthanaha waxa lagu godo
5. SHeeeg jamac mudakar saalim waxa lagu godo
6. SHeeeg Asmaa;ul khamza waxa lagu godo
7. SHeeeg Ficilka mudaaric ee gadaal waxba kala xiriirin waxa lagu godo
8. SHeeeg ficilka mudaric ee gadaal kala xiriiraan alif waaw yaa iyo nuun afcaalul khamsa waxa lagu godo.
Hoos ku soo qor jawaabaha
magacaga
emailkaga
lanbarka hoose 5ta lanbar ah
Ka soo Jawaab 8 Jumlo
Ka soo jawaab