
28 sulood Naxwa ah soo xifdi
wasalalahu cala muxamed
malin walba 5 ila 7 soo xifdi ardada dhexdeeda ha iska waydiiyaan
sualaha qaybta danbe wa isku soo laa laabtaan ee ma badna
1.Waa maxay icraab xageese laga icraaba
Icraab waa cadayn xarafka u daanbeeya xarakada saran ayaa la cadeeyaa
2.Waa maxay ismul
Ismim waa magac name
3.Waa maxay mufrad
Mufrad wa hal singal
4.Waa maxay mudakar
mudakar wa lab ama rag
5.Waa maxay mu’anath
mu’anath wa dhadig ama dumar
6.Waa maxay jamac
waa koox waxii laba kabadan
7.Waa maxay jamac muanath salim
muanath koox dhadig ah
8.Maxa laga wada salim salim
waxay ka nabad galeen bur bur uga yimada horay ama dhexda
9.Waa maxay jamac mudakar salim
jamacmudakar salim koox lab ah oo nabad galay
10.Waa maxay wa maxay jamac taksiir
jamac taksiir waa magacyo koox ah oo mufradkodii markii jamac lo badalay
ayeey iska badaleen horay ama dhexda xarako ama xuruuf
1aaad-----------------------------------------------------------
11. Marka mufrad lo badalayo muthana maxa lagu daraa
waxa gadal loga dara alif iyo nuun ama yaa iyo nuun hos dhigan
12. Marka mufrad lo badalayo jamac mudakar maxa lagu daraa
waxa gadal loga dara waw iyo nuun kordhigan ama yaa iyo nuun kordhigan
13. Marka mufrad lo badalayo jamac mu’anath maxa lagu daraa
gadaal aya loga dara alif iyo taa
14.Maxa laga wada marfuuc mansuub iyo makhfuud
Marfuuc waa godon yahay mansuub waa kordhigan yahay makhfud wa hos dhigan yahay
15.Wa maxay damo fatxo kasro
Damo waa xarakada godan fatxo wa xarakada kordhigan kasra wa xarakada hosdhigan
16.Calamada asalka ee marfuuc sheeg
Wa damo marka gadal ay ka sa ranatahay godaal ayaa lagu cadeya marfuuc bidamah
17.Calamada asalka ee nasbada sheeg
fatxo mansuub bil fatxa
18.Calamada asalka ee khafdada sheeg
wa kasro makhfuud bil kasra
2aad -----------------
19.Magacyadu meeqa xarako ayey yeshaan
waxa 3 xarako rafco khafdo nasbo
20.Ismul mufradka iyo jamac taksirka maxaa lagu icraaba
Waxa lagu rafciya damo nasbiyaa fatxo khafdiyaa kasro.
21.Jamac mu’anath saalim maxa lagu icraabaa
waxa lagu rafciya damo lagu nasbiya kasra lagu khafdiya kasro
22.Jamac mudakar salim maxaa lagu icraaba
waxa lagu rafciya waw lagu nasbiya ya lagu khafdiya ya
23.Muthanaha maxa lagu icraaba
waxa lagu rafciya alif lagu nasbiya ya lagu khafdiya ya
3aaaad
24. Sheeg Wakiilada damo
wakilada damo wa Alif iyo waaw
25. Sheeg Wakiilada fatxo
Wakiilada fatxo waa kasra iyo yaa
26.Sheeg Wakiilada kasra
Wakiilada kasra waa yaa kaliya
27.Sheeg xuruufta marka ay magacyada ka hor maraan hoos dhiga
xuruta magaca hoos dhiga marka ay ka hor maraan
waa min ilaa can calaa fii kaaf laam baa kuwa dharfta waaw b t
28 Sheeg xuruufta markay ka hor maran magaca kobad nasbiya kan 2adna rafciya
magaca hore wa kor dhigaan midka danbana wa godan wana Inna Anna Ka'anna
28 sulood Naxwa ah soo xifdi
habayn kasta 5 ilaa 7 soo xifdi