
Magacyada carabiga sida ay isku badalaan
Magacyada carabigu waxay u qaybsamaan sedex nooc
1. ismul mufrad waa hal magac lab ama dhadig waana magaca ay ka farcamaan kuwa kale
2 Muthanaa waa laba magac lab ama dhadig
3 jamac waa koox laba kabadan waxayna u qabsamaan 3 nooc
1. Ismul Mufar
Ismul Mufrad Waa hal magac lab ama dhadig waana magaca ay ka farcamaan
magacyada kale oo dhan
hoos ka arag faah faahinta
Muthanaa waa laba magac lab ama dhadig magacu markuu asalakiisu mufradka ahaa,
Ayaa gadaal waxaa ka raacaya Alif iyo nuun ama Alif Iyo Yaa Muxamed محمد muxamadaani
محمدان oo kale ama muxamadayni hadaba ka eego sawirka hoose

Waa Koox Lab ah wuxuuna ka nabad galay isbadal ku yimaada
Horay ama dhexda kaliya waxaad ka badalaysaa gadaal markii uu mufradka ahaa sida
Muxamed ayaad gadaal uga daraysaa w iyo nuun sida muxamaduuna
حمدونmuxamaduuna ama yaa iyo nuun muxamadayni محمدينoo kale
Hoos ka eeg sawirada

Jamac Muanath saalim
Jamac Muanath Saalim Waa Koox dhadig ah lab aiyo kabadan waxayna
ka nabad galayeen isbadal ku yimaada horay ama dhexda kaliya waxaad
ka badalaysaa gadaal markii uu mufradka ahaa ayaad gadaal uga daraysaa
Alif iyo Taa sida faatima فاطم
فاطمات Faatimaat
Hoos ka eeg sawirada


1- المؤمنون
مؤمنات
المجتهدون
عائدون
- المعلمون
قانتات ،
تائبات ،
عابدات
- الواثقون
- المسلمين
مسلمات ،
مؤمنات ،
الصايرون
مسلمات ،
مؤمنات ،
المؤمنات
ج- الوالدات
د - الحلويات
هـ - الأمهات
و- المعلمات
ز – هوايات
ح- الطالبات
ط- التلميذات
شجرة
:شجرات
ناجحة
:ناجحات
حمامة
حمامات
مهذبة
:مهذبات
صالحة
:صالحات
مؤمنة
:مؤمنات
المؤمنون :
خاشعون :
معرضون :
فاعلون :
حافظون :
2- المجرمون :
3- المنافقين :
4- للكافرين :
المؤمنين :
5- الخراصون :
ساهون :
6- للمتقين
9- المجرمون
10- المحسنين
11- الأهلون
12 الراشدون

Magacyada carabiga sida ay isku badalaan
sifiican ugu fiirso