Tafsiirka-Suuratul-Shucaraa-207-227 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah
Size: 52 KB
Muxuu Katarey Xagooda
Wixii Looogu Raaxeeyay.
|
مَا أَغْنَىٰ عَنْهُم مَّا كَانُوا يُمَتَّعُونَ ﴿٢٠٧﴾
|
Ma Anaan Halaagin Qaryo
(ehelkeeda) Ayagoon Loodirin Xagooda Kuwo Udiga
|
وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا لَهَا مُنذِرُونَ ﴿٢٠٨﴾
|
Waano ugu Diga Mana Nihin
Daalimiin.
|
ذِكْرَىٰ وَمَا كُنَّا ظَالِمِينَ ﴿٢٠٩﴾
|
Shayadiini Lama Soo Dagin
Qur’aanka.
|
وَمَا تَنَزَّلَتْ بِهِ الشَّيَاطِينُ ﴿٢١٠﴾
|
Umana
Sugnaan Ayaga Mana Awoodaan.
|
وَمَا يَنبَغِي لَهُمْ وَمَا يَسْتَطِيعُونَ ﴿٢١١﴾
|
Shayaadiinta Maqalka
Xagisa wa Kuwo Laga Dheereyay
|
إِنَّهُمْ عَنِ السَّمْعِ لَمَعْزُولُونَ ﴿٢١٢﴾
|
Ha Caabudin Alle
Lajirkiisa Ilaah kale oo aad Ahaato Kuwa
|
فَلَا تَدْعُ مَعَ اللَّـهِ إِلَـٰهًا آخَرَ فَتَكُونَ مِنَ
الْمُعَذَّبِينَ ﴿٢١٣﴾
|
U Dig Qaraabadaada aadka
Kuugu Dhaw.
|
وَأَنذِرْ عَشِيرَتَكَ الْأَقْرَبِينَ ﴿٢١٤﴾
|
U Raarici
Dhinacaaga(naxaristaada) inta ku Raacda ee Mu’miniinta ah.
|
وَاخْفِضْ جَنَاحَكَ لِمَنِ اتَّبَعَكَ مِنَ الْمُؤْمِنِينَ ﴿٢١٥﴾
|
Hadii ay Ku Caasiyaan Dhe
Aniga Baribaan ka Ahey Waxaad Faleysaan.
|
فَإِنْ عَصَوْكَ فَقُلْ إِنِّي بَرِيءٌ مِّمَّا تَعْمَلُونَ ﴿٢١٦﴾
|
Talo Saaro Allaha
Casiiska ah(Amarkiisu qaalibka yahey) ee Naxariista Badan
|
وَتَوَكَّلْ عَلَى الْعَزِيزِ الرَّحِيمِ ﴿٢١٧﴾
|
Allaha
ku Arkaaya Markaad Istaageysid.
|
الَّذِي يَرَاكَ حِينَ تَقُومُ ﴿٢١٨﴾
|
Iyo Gadgadoonka
Saajidiinta Dhexdooda..
|
وَتَقَلُّبَكَ فِي السَّاجِدِينَ ﴿٢١٩﴾
|
Ilaahey Wa Alle Maqli og oo Cilmi Badan.
|
إِنَّهُ هُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ ﴿٢٢٠﴾
|
Ma Idiin Sheega Cida
Shayaadiintu Kusoo Dagto.
|
هَلْ أُنَبِّئُكُمْ عَلَىٰ مَن تَنَزَّلُ الشَّيَاطِينُ ﴿٢٢١﴾
|
Waxey
Kusoo Dagtaa Mid kastoo Been Abuurasho Badan oo Dambiile ah.
|
تَنَزَّلُ عَلَىٰ كُلِّ أَفَّاكٍ أَثِيمٍ ﴿٢٢٢﴾
|
Wey
Ku Turaan (waxey so maqleeb) Maqalka Kaahiniinta Badankooduna wa Beenalayal.
|
يُلْقُونَ السَّمْعَ وَأَكْثَرُهُمْ كَاذِبُونَ ﴿٢٢٣﴾
|
Abwaaniinta(shucarada)
Waxaa Raaca Kuwa Dhunsan.
|
وَالشُّعَرَاءُ يَتَّبِعُهُمُ الْغَاوُونَ ﴿٢٢٤﴾
|
Miyaanad arkeyn
(shucarada) Iney Waadi Kasta ku Dhex Warwareegayaan.
|
أَلَمْ تَرَ أَنَّهُمْ فِي كُلِّ وَادٍ يَهِيمُونَ ﴿٢٢٥﴾
|
Waxeyna Odhanayaan
Waxeysan Qabaneyn.
|
وَأَنَّهُمْ يَقُولُونَ مَا لَا يَفْعَلُونَ ﴿٢٢٦﴾
|
Kuwii Mooyaane Rumeeyay
Camal Wanaagsane Qabtey Allena Xusey Inbadan Gargaarsadey Marki
|
إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ وَذَكَرُوا
اللَّـهَ كَثِيرًا وَانتَصَرُوا مِن بَعْدِ مَا ظُلِمُوا ۗ وَسَيَعْلَمُ
الَّذِينَ ظَلَمُوا أَيَّ مُنقَلَبٍ يَنقَلِبُونَ ﴿٢٢٧
|
Tafsiirka-Suuratul-Shucaraa-207-227 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah
Tafsiirka Qu'aanka oo Afsomali ku Qoran kala Soco hoos Asxaabtane u dir iyo meelaha kale ee aad isticmaasho sida facebook, twerer iyo hotmeilba u faaiidee asxaabtaada iyo wlaalahaa jzklaah kheyr.