Tafsiirka QUranka KArimka Ee xalay oo isniin ah

0
Monday March 25, 2013 - 15:25:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3031
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tafsiirka QUranka KArimka Ee xalay oo isniin ah

    Tafsiika-Suuratul-Shucaraa-184-207 Li Sh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah waxaa la socda oo ku lifaaqan asagoo lagu fasirey afsomaali ka faa'iideysi wanaagsan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: 56 KB
Tafsiika-Suuratul-Shucaraa-184-207 Li Sh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah waxaa la socda oo ku lifaaqan asagoo lagu fasirey afsomaali ka faa'iideysi wanaagsan .

Ilaahii ka Cabsada idin Abuurey Makhluuqii Horena Abuurey.

وَاتَّقُوا الَّذِي خَلَقَكُمْ وَالْجِبِلَّةَ الْأَوَّلِينَ ﴿١٨٤

Waxey Dhaheen Waxaad ka mid Tahey kuwa Sixran.

قَالُوا إِنَّمَا أَنتَ مِنَ الْمُسَحَّرِ‌ينَ ﴿١٨٥

Adiguana ma Tihid (Shuceyb) Bani aadam Anogoo kala ah Maahane Waxaanan ku Maleyneyna inaad ka mid Tahey kuwa beenaalayasha ah.

وَمَا أَنتَ إِلَّا بَشَرٌ‌ مِّثْلُنَا وَإِن نَّظُنُّكَ لَمِنَ الْكَاذِبِينَ ﴿١٨٦

Korkayaga ku Rid Gobolo (Cadaab ah) oo xaga Sare (Cirka) ka Ahaadey  Hadi aad Tahey ku Runta Sheega.

فَأَسْقِطْ عَلَيْنَا كِسَفًا مِّنَ السَّمَاءِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ ﴿١٨٧

Wuxu Yiri Rabigey Ayaa og (ku cilmi badan) Waxaad Camal Qabaneysan.

قَالَ رَ‌بِّي أَعْلَمُ بِمَا تَعْمَلُونَ ﴿١٨٨

Weybeeniyeen Waxaa Qabtey cadaabkii Maalinti Daruurta (hooska) Kaasi Wuxuu ahaa Malin Weyn.

فَكَذَّبُوهُ فَأَخَذَهُمْ عَذَابُ يَوْمِ الظُّلَّةِ ۚ إِنَّهُ كَانَ عَذَابَ يَوْمٍ عَظِيمٍ ﴿١٨٩

Arintaana  waxaa ku sugan Calaamad Badankoodna ma aha Mu’miniin.

إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَةً ۖ وَمَا كَانَ أَكْثَرُ‌هُم مُّؤْمِنِينَ ﴿١٩٠

Rabigaana Waa Casiis (Adgaade) Naxariis Badan.

وَإِنَّ رَ‌بَّكَ لَهُوَ الْعَزِيزُ الرَّ‌حِيمُ ﴿١٩١

(Qur’aanku) wa dajin uu soo Dajiyay Rabiga Caalamiinta.

وَإِنَّهُ لَتَنزِيلُ رَ‌بِّ الْعَالَمِينَ ﴿١٩٢

Waxaa  soo dajiyay Qur’aanka Ruuxdi la Aaminey (Malaku Jibriil).

نَزَلَ بِهِ الرُّ‌وحُ الْأَمِينُ ﴿١٩٣

Qalbigaaga Dushiisa Inaad Ahaato Kuwa Diga.

عَلَىٰ قَلْبِكَ لِتَكُونَ مِنَ الْمُنذِرِ‌ينَ ﴿١٩٤

Wuxuu Kusoo Dagey Carab (luqad) carabi ah oo Cad.

بِلِسَانٍ عَرَ‌بِيٍّ مُّبِينٍ ﴿١٩٥

wuxu ku dhex sugnaa kutubti hore.

وَإِنَّهُ لَفِي زُبُرِ‌ الْأَوَّلِينَ ﴿١٩٦

Miyaysan u Aheyd Ayaga (Qureysh) Calaamad iney Garanayaan Qur’aanka reer bani Israa’il Culumadooda.

أَوَلَمْ يَكُن لَّهُمْ آيَةً أَن يَعْلَمَهُ عُلَمَاءُ بَنِي إِسْرَ‌ائِيلَ ﴿١٩٧

Hadi aan ku Dajinlaheyn kuwo Acjami ah Gobalkood.(Dadka aan Carabiga ku Hadal).

وَلَوْ نَزَّلْنَاهُ عَلَىٰ بَعْضِ الْأَعْجَمِينَ ﴿١٩٨

Oo uu Korkooda ku Aqrin lahaa Meysan Ahaadeen Kuwo Rumeeya.

فَقَرَ‌أَهُ عَلَيْهِم مَّا كَانُوا بِهِ مُؤْمِنِينَ ﴿١٩٩

Saasoo Kalaan u Galiney (Qur’aanka Fahankiisa) Quulta Mujrimiinta Dhexdooda.

كَذَٰلِكَ سَلَكْنَاهُ فِي قُلُوبِ الْمُجْرِ‌مِينَ ﴿٢٠٠

Ma Rumeynayaan Qur’aanka ilaa ay ka Arkaan Cadaaabka Xanuunka Badan.

لَا يُؤْمِنُونَ بِهِ حَتَّىٰ يَرَ‌وُا الْعَذَابَ الْأَلِيمَ ﴿٢٠١

Wuu u Imaana Cadaabku asago Kado ah Ayagoon Ogeyn (Dareemeyn).

فَيَأْتِيَهُم بَغْتَةً وَهُمْ لَا يَشْعُرُ‌ونَ ﴿٢٠٢

Waxey Dhahayaan ma Nahey kuwo loo Kaadinaayo.

فَيَقُولُوا هَلْ نَحْنُ مُنظَرُ‌ونَ ﴿٢٠٣

Ma Cadaabkeeney Dagdagsiiyo Dalbayaan.

أَفَبِعَذَابِنَا يَسْتَعْجِلُونَ ﴿٢٠٤

Waxaad iiga warantaa hadi aan u raaxeyno sanooyin.

أَفَرَ‌أَيْتَ إِن مَّتَّعْنَاهُمْ سِنِينَ ﴿٢٠٥

Kadib uu u yimaado wixii loo yaboohayay (Cadaab & Geeri).

ثُمَّ جَاءَهُم مَّا كَانُوا يُوعَدُونَ ﴿٢٠٦

Muxuu Katarey Xagooda Wixii Looogu Raaxeeyay.

مَا أَغْنَىٰ عَنْهُم مَّا كَانُوا يُمَتَّعُونَ ﴿٢٠٧




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip