Tafsiirka Caawa baxay oo maqal iyo Qoraal ah suratul shucaraa Aayada 83--111

0
Tuesday March 19, 2013 - 02:35:05 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 5564
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tafsiirka Caawa baxay oo maqal iyo Qoraal ah suratul shucaraa Aayada 83--111

    Tafsiirka Caawa Baxay oo maqal Iyo Qoraal Afsoomali ah ku Turjumay Ka Faa'iidaysi Wacan. asaga oo cod ahna halkaan ka dhagyso waxkata wa lagu sahlay walahaaga u soo ducey adigana janiska ha beerdaraynin allaha ku xifdiyo danbeeye magaro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: 64 KB
Tafsiirka Caawa Baxay oo maqal Iyo Qoraal Afsoomali ah ku Turjumay Ka Faa'iidaysi Wacan. asaga oo cod ahna halkaan ka dhagyso waxkata wa lagu sahlay walahaaga u soo ducey adigana janiska ha beerdaraynin allaha ku xifdiyo danbeeye magaro qoralka somaliga kuturjumana hos ka ahrso amaba la dag jzklh

Iina yeel Carab run ah (Amaan) kuwa Danbe.

وَاجْعَل لِّي لِسَانَ صِدْقٍ فِي الْآخِرِينَ﴿٨٤

 

Igana yeel kuwa dhaxla Janadaada Naciimo.

وَاجْعَلْنِي مِن وَرَثَةِ جَنَّةِ النَّعِيمِ﴿٨٥

 

Una Dambi dhaaf Aabahay wuxuu ka mid ahaa kuwa Dhumay

وَاغْفِرْ لِأَبِي إِنَّهُ كَانَ مِنَ الضَّالِّينَ﴿٨٦

 

Hana i Dulayn Maalinta la soo bixinayo <Dadka

وَلَا تُخْزِنِي يَوْمَ يُبْعَثُونَ﴿٨٧

 

Maalintaysan wax anfacayn Handi iyo Ilmo Midna.

يَوْمَ لَا يَنفَعُ مَالٌ وَلَا بَنُونَ﴿٨٨

 

Qof Allah ula yimaaday Qalbi Fiyoow Ma ahane.

إِلَّا مَنْ أَتَى اللَّـهَ بِقَلْبٍ سَلِيمٍ﴿٨٩

 

Waana loo dhawaynayaa Janada kuwa Dhowsada (Mu’miniinta)

وَأُزْلِفَتِ الْجَنَّةُ لِلْمُتَّقِينَ﴿٩٠

 

Waxaana loo muujinayaa Jaxiima kuwa baadiyoobay.

وَبُرِّزَتِ الْجَحِيمُ لِلْغَاوِينَ﴿٩١

 

Waxaana lagu dhahayaa aaway waxaad caabudayseen.

وَقِيلَ لَهُمْ أَيْنَ مَا كُنتُمْ تَعْبُدُونَ﴿٩٢

 

Allaah sokadiisay haray ma idiin gargaarayaan ama ma gargaarsanayaan.

مِن دُونِ اللَّـهِ هَلْ يَنصُرُونَكُمْ أَوْ يَنتَصِرُونَ﴿٩٣

 

Waana lagu afkambiyay Dhexdeeda (Naarta) Ayaga iyo kuwa Dhumay.

فَكُبْكِبُوا فِيهَا هُمْ وَالْغَاوُونَ﴿٩٤

 

Iyo Ciidamada Ibliis Dhamaantood.

وَجُنُودُ إِبْلِيسَ أَجْمَعُونَ﴿٩٥

 

Waxayna dhahayaan ayagoo dhexdeeda ku doodayo.

قَالُوا وَهُمْ فِيهَا يَخْتَصِمُونَ﴿٩٦

 

Eebaan ku Dhaaranaye Waxaan ku sugneen Baadi Cad.

تَاللَّـهِ إِن كُنَّا لَفِي ضَلَالٍ مُّبِينٍ﴿٩٧

 

Markaan idinla sinay Rabiga Caalamka.

إِذْ نُسَوِّيكُم بِرَبِّ الْعَالَمِينَ﴿٩٨

 

Namana Dhumin Danbiilayaasha Ma ahane.

وَمَا أَضَلَّنَا إِلَّا الْمُجْرِمُونَ﴿٩٩

 

Mana lihin wax noo shafeeca Qaado.

فَمَا لَنَا مِن شَافِعِينَ﴿١٠٠

 

Iyo Saaxiib dhaw.

وَلَا صَدِيقٍ حَمِيمٍ﴿١٠١

 

Hadii aan dib u noqono aan ahaano Mu’miniin

فَلَوْ أَنَّ لَنَا كَرَّةً فَنَكُونَ مِنَ الْمُؤْمِنِينَ﴿١٠٢

 

Taas waxaa ku sugan Calaamad Badankoodna ma rumeenin (Xaqa)

إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَةًۖوَمَا كَانَ أَكْثَرُهُم مُّؤْمِنِينَ﴿١٠٣

 

Rabigaana Waa adkaade Naxariis badan.

وَإِنَّ رَبَّكَ لَهُوَ الْعَزِيزُ الرَّحِيمُ﴿١٠٤

 

Way beeniyeen Qoomkii (Nabi) Nuux Rusushii.

كَذَّبَتْ قَوْمُ نُوحٍ الْمُرْسَلِينَ﴿١٠٥

 

Markuu ku yiri Walalkood Nuux Miyaydaan Cabsanayn

إِذْ قَالَ لَهُمْ أَخُوهُمْ نُوحٌ أَلَا تَتَّقُونَ﴿١٠٦

 

Aniga waxaan idiin ahay Rasuul Aamin ah.

إِنِّي لَكُمْ رَسُولٌ أَمِينٌ﴿١٠٧

 

Ka cabsada Allaah ina Adeeca.

 

 

فَاتَّقُوا اللَّـهَ وَأَطِيعُونِ﴿١٠٨

Idiinmana warsanaayo Ajuuro (gaarsiinta Xaqa) Ajargaygana Rabiga Caalamka ayaan ka Sugayaa.

وَمَا أَسْأَلُكُمْ عَلَيْهِ مِنْ أَجْرٍۖإِنْ أَجْرِيَ إِلَّا عَلَىٰ رَبِّ الْعَالَمِينَ﴿١٠٩

Ka cabsada Allaah ina Adeeca.

فَاتَّقُوا اللَّـهَ وَأَطِيعُونِ﴿١١٠

Waxay dheheen ma ku Rumaynaynaa ayadoo ku Raaceen kuwa Liito (duleeysan).

قَالُوا أَنُؤْمِنُ لَكَ وَاتَّبَعَكَ الْأَرْذَلُونَ﴿١١١

Golaha Isbadalka Somaliyed



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip