Tacsi Eng. Cumar Cabdulle Maxamed. (Cumar dheere)

0
Wednesday May 11, 2016 - 07:22:34 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 1843
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Eng. Cumar Cabdulle Maxamed. (Cumar dheere)

    Maalinba aqoonyahan qiime leh ayeey ku dilayaan wadankenii yaarabi naga qabo dhar wadayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalinba aqoonyahan qiime leh ayeey ku dilayaan wadankenii yaarabi naga qabo dhar wadayaasha.



Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun 

 إنا لله وإنا إليه راجعون .. لا حول ولا قوة إلا بالله العلى العظيم .. اللهم أجرنا جميعا فى مُصابنا فى بلدنا وأهلنا واخلف اللهم لنا خيرا فى ديننا وارحمنا من شياطين الإنس والجنِّ وما صنعوه بنا وانصرنا 
 ومكن لدينك وشريعتك التى ارتضيت
 إنا لله وإنا إليه راجعون .
Allaha u naxariisto walakeen Eng. Cumar Cabdulle Maxamed. (Cumar dheere)
Oo somaliya inkaar qabayaal ku dileen.


Usoo duceeya injneerka in alle unaxariisto 
Ducadiina khayr loo rajayenayaayee wuxuu waalid u ahaa walaalo nagu qaali ka mid ah asaasayaashii iyo bud dhigayaashii markaskeena Alataqwa network oo lagu liibaanay. Allaha ka ajar siiyo walsheen nasro iyo caruurteeda iyo xaajigeeda.

Walayaal somaliya malin walba aqoon yahaynkii iyo dadkii macnaha lahaa baa lagu dilayaa u soo duceeya somaliya sharka in alle ka qabto alle noo dhiso dawlad islaniyah oo cadaalada.
Walayaal ha quusanina horay u socda alle wanaag ka rajeeya wixii laga fisho waa laga helaa alle.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip