Barashada Luuqada Carabiga Casharkii 5aad Li Sh. Xanaafi

86
Wednesday September 30, 2015 - 21:52:47 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 7954
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 198
  • 207 5
  • Share via Social Media

    Barashada Luuqada Carabiga Casharkii 5aad Li Sh. Xanaafi

    ღ☆(❥*دروس تعليم اللغة العربية*❥)☆ღ

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ღ☆(❥*دروس تعليم اللغة العربية*❥)☆ღ

 

Darsiga 5aad


الدَّرْسُ الخامس 


Al Kalaam_

kalaam اللفظُ waa Hadal afka ka so baxay oo xuruuf la qori karo leh,

 المُرَكَّبُ ee la is saaray , 

المُفيدُ oo faaideynaaya ,, 

بالوَضْع Luqad carabi wax ku faideynaaya..


Kalaam waxuu u Qeybsama 3: اِسمٌ وفعلٌ، , وحَرفٌ جاءَ لمَعنى
1. Ism - Magac
2. Ficil - Fal
3. Xaraf - wa xaraf macna la yimid
Tusale: مررت بمحمد Ficil=مررت  Ism = محمد Xaraf=, ب  waa xaraf isku xiray ism iyo ficil oo macno la yimid.

Qeybta 1: Ism اِسمٌ
ism waaa magac naftiisa wax kaa tusaaya.

Ism waxaa lagu gartaa 4 Calaamadood:

1.بالخفض - Khafd wa Hoos Dhig ( Kalmada ugu Danbeya in la hoos dhigo)
Tusale: بِسْمِ اللَّـهِ , وَاللَّيْلِ, وَالنَّهَارِ , وَالشَّمْسِ - Ism inuu yahay waxa ku garatay Hoos dhiga xaraf ka ugu danbeya.

2.والتنوين ،- Tanwiin waa Labo xarakeyn ( labo godal , labo kordhig ama labo hoos dhig)
Tusale: سميعاً بصيراً , غفورٌ رحيمٌ , شيءٍ عليمٍ Ism inu yahay waxaa ku garatay Tanwiinta labo godal labo kor dhig iyo labo hoos dhig .

3.ودخول الألف واللام - Waxey (AL) gasho waa ism
Tusale: النُّورِ , الرجلُ , الرحمانُ , البيت - Dhaman wa Ism sababto ah waxaa ku garatay wa AL galitankeeda.

4.وحروف الخفض - waa Xuruuftii Khafd keyneesay, oo waxey horey ka gasho gadal aya laga khafdina (laga hoos dhiga) xuruftas wax kasta ee gasho waa Ism.
- Xuruuftaas waa مِنْ وإِلَى وعن وعلى وَفِي وَرُبّ وَالْبَاءُ والْكَافُ وَالَّلامُ ، وَحُرُوفُ الْقَسَمِ وَهِيَ الْوَاوُ وَالْبَاءُ وَالتَّاءُ.

Tusale: بكلِ شيءٍ . - بكلِ xarafka ugudanbya wa hoos dhiganyahay waxa hoos dhigay wa ب ka hormartay...

 بسمِ الله - Bismi xarafka ugu danbeysa wa hoos dhiganyahay ب aya hoos dhigay.

 مِنْ عِبَادِهِ ۚ - cibaadihi waa ism waxa ku gartay waxa ka hor martay xuruful Khafd oo ah Min..


 إِلَى اللَّـهِ - Allahi waa ism waxa ku gartay waxa ka hor martay xuruful Khafd oo ah ila.

.. وَحُرُوفُ الْقَسَمِ - waa xuruufta lagu dhaarto oo ah الْوَاوُ وَالْبَاءُ وَالتَّاءُ.

Tusale: واللهِ باللهِ تاللهِ - Allah wa ism . meesha ee ka galaan xurufta lagu dhaarto oo ah woow ba iyo ta' waa la hoos dhiga. 


---------------- Casharka mantay ----------------
Jaar Iyo Majruuur  

Xuruuful Jar Wa Xarfaha magaca hos dhiga ee ka hormara.

Majruurna Waa Ismikii  ama magacii la hos dhigay waxa la dhahaa  ismul Majruur




* حروف الجرّ * Xuruufta wax hoos dhigta oo kala ah sidan hose,


{من،إلى،عن،على،في،الباء،اللام،الكاف}




1-مِنْ: Xarfu jar mabniyun cala sukuun  ( منالمكتبةِ )


MAKTABI -ismun majruurun bi min wa calaamatu jarihii kasratun daahiratun fii akhirhii


2-Xarfu jar mabniyun cala sukuun( إلىالعملِ )

Camali ismun majruurun bi ilaa wa calaamatu jarihii kasratun daahiratun fii akhirhii

3-عَنْ: Xarfu jar mabniyun cala sukuun ( عنْ السُّوء )

Suu'i ismun majruurun bi can wa calaamatu jarihii kasratun daahiratun fii akhirhii

4-على: Xarfu jar mabniyun cala sukuun ( على منبرِ )

Minbari ismun majruurun bi calaa wa calaamatu jarihii kasratun daahiratun fii akhirhii


5-في:Xarfu jar mabniyun cala sukuun ( فيالمسجدِ )

Masjidi ismun majruurun bi fii wa calaamatu jarihii kasratun daahiratun fii akhirhii

6-الباء: Xarfu jar mabniyun cala sukuun  بــِالمدرســـــة ِ)

Madrasati ismun majruurun bi baa wa calaamatu jarihii kasratun daahiratun fii akhirhii

7-اللّام: Xarfu jar mabniyun cala sukuun( لـِلبيتِ ) 

Bayti ismun majruurun bi min wa calaamatu jarihii kasratun daahiratun fii akhirhii


8-الكافXarfu jar mabniyun cala sukuunكَالبجرِ 

Baxri ismun majruurun bi kaaf wa calaamatu jarihii kasratun daahiratun fii akhirhii


Home work


ِالي اليمن soo icraab 



كالصومالِ soo icraab 


ِفي الغرفة soo icraab


..Markaad ka so Jawabaysid Ku Soo Qor Koxda Aad Kamid Tahay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip