
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul Qaaricah_1_11*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
|
Suuratul Caadiyaad |
سورة القارعة |
|
Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba |
بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ |
|
Qaaricada (tii garaacaysay). |
الْقَارِعَةُ﴿١﴾ |
|
tan wax qaraacda Maxay tahay |
مَا الْقَارِعَةُ﴿٢﴾ |
|
Maxaa ku ogaysiiyay Qaarico.(Mataqaanaa Qaarico) |
وَمَا أَدْرَاكَ مَا الْقَارِعَةُ﴿٣﴾ |
|
Waa Maalin Dadku ay noqonayaan sida Baalallay. |
يَوْمَ يَكُونُ النَّاسُ كَالْفَرَاشِ الْمَبْثُوثِ﴿٤﴾ |
|
Buuruhuna ay noqonayaan sida Suuf la laf bixiyay. |
وَتَكُونُ الْجِبَالُ كَالْعِهْنِ الْمَنفُوشِ﴿٥﴾ |
|
Ruuxiise miisaankiisa (fiican) cuslaado. |
فَأَمَّا مَن ثَقُلَتْ مَوَازِينُهُ﴿٦﴾ |
|
Wuxuu ku noolaanayaa nolol raalli ah. |
فَهُوَ فِي عِيشَةٍ رَّاضِيَةٍ﴿٧﴾ |
|
Ruuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican). |
وَأَمَّا مَنْ خَفَّتْ مَوَازِينُهُ﴿٨﴾ |
|
Hooyadiis waa Naarta haawiya (Wuxuu u hoydaa Naarta Haawiya.) |
فَأُمُّهُ هَاوِيَةٌ﴿٩﴾ |
|
Maxaa ku ogaysiiyay Haawiya (Ma taqaannaa Haawiya). |
وَمَا أَدْرَاكَ مَا هِيَهْ﴿١٠﴾ |
|
Waa Naar kulayl daran. |
نَارٌ حَامِيَةٌ﴿١١﴾ |

0 

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul Qaaricah_1_11*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
ALlahu akbar Suuradaan Dhibaatada Qiyaamaha ayeey ka hadlaysa sharxada yutubka dhagyso