Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul Qaaricah_1_11*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

0
Monday April 06, 2015 - 14:47:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2586
  • (Rating 3.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 6 0
  • Share via Social Media

    Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul Qaaricah_1_11*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    ALlahu akbar Suuradaan Dhibaatada Qiyaamaha ayeey ka hadlaysa sharxada yutubka dhagyso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ALlahu akbar Suuradaan Dhibaatada Qiyaamaha ayeey ka hadlaysa sharxada yutubka dhagyso

 

Suuratul Caadiyaad

سورة القارعة

Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

Qaaricada (tii garaacaysay).

الْقَارِعَةُ﴿١

tan wax qaraacda Maxay tahay

مَا الْقَارِعَةُ﴿٢

Maxaa ku ogaysiiyay Qaarico.(Mataqaanaa Qaarico)

وَمَا أَدْرَاكَ مَا الْقَارِعَةُ﴿٣

Waa Maalin Dadku ay noqonayaan sida Baalallay.

يَوْمَ يَكُونُ النَّاسُ كَالْفَرَاشِ الْمَبْثُوثِ﴿٤

Buuruhuna ay noqonayaan sida Suuf la laf bixiyay.

وَتَكُونُ الْجِبَالُ كَالْعِهْنِ الْمَنفُوشِ﴿٥

Ruuxiise miisaankiisa (fiican) cuslaado.

فَأَمَّا مَن ثَقُلَتْ مَوَازِينُهُ﴿٦

Wuxuu ku noolaanayaa nolol raalli ah.

فَهُوَ فِي عِيشَةٍ رَّاضِيَةٍ﴿٧

Ruuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican).

وَأَمَّا مَنْ خَفَّتْ مَوَازِينُهُ﴿٨

Hooyadiis waa Naarta haawiya

(Wuxuu u hoydaa Naarta Haawiya.)

فَأُمُّهُ هَاوِيَةٌ﴿٩

Maxaa ku ogaysiiyay Haawiya (Ma taqaannaa Haawiya).

وَمَا أَدْرَاكَ مَا هِيَهْ﴿١٠

Waa Naar kulayl daran.

نَارٌ حَامِيَةٌ﴿١١





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip