Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul Takaathur_1_8*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

0
Monday April 06, 2015 - 14:45:22 in Tafsrka Ardada Juz Cama by Super Admin
  • Visits: 2220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul Takaathur_1_8*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    ALlahu akbar akhiro akhiro ayeey na xasuusinaysaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ALlahu akbar akhiro akhiro ayeey na xasuusinaysaa

Suuratul Takaathur

سورة التكاثر

Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

Waxaa idin Mashquuliyay Dadow wax badsasho

(iyo isu faanid),

أَلْهَاكُمُ التَّكَاثُرُ﴿١

Intaad Xabaalaha ka Booqataan (dhimataan).

حَتَّىٰ زُرْتُمُ الْمَقَابِرَ﴿٢

Saas ma aha ee goor danbe ayaad ogaandoontaan.

كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ﴿٣

Haddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka ciribtiisa).

ثُمَّ كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ﴿٤

Haddaad dhab ahaan wax u ogtihiin (Waad dayn lahaydeen xumaanta).

كَلَّا لَوْ تَعْلَمُونَ عِلْمَ الْيَقِينِ﴿٥

Katib waad arkaysaan (Naarta) Jaxiima,

لَتَرَوُنَّ الْجَحِيمَ﴿٦

Ka dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah.(Dhab ah)

ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيْنَ الْيَقِينِ﴿٧

Waxaana laydin warsanaa Maalintaas Nicmadii.

ثُمَّ لَتُسْأَلُنَّ يَوْمَئِذٍ عَنِ النَّعِيمِ﴿٨




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip