هل جزاء الإحسان إلا الإحسان

0
Thursday February 26, 2015 - 15:49:48 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2079
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    هل جزاء الإحسان إلا الإحسان

    Nabigu Wuxuu yiri Qofkii Wanaag Kuu Sameeya U Abaaal Gud Hadaadan awoodin U Duceey xads kale amaaan qofkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nabigu Wuxuu yiri Qofkii Wanaag Kuu Sameeya U Abaaal Gud Hadaadan awoodin U Duceey xads kale amaaan qofkaas.







Wuxuu yiri Abwan somaliyeed.


Qofaad shar u diiddan tahay

U doortay si khayr ku jiro

Ayaa misna kuugu duda

Waxaad uga daacad tahay.

Sifaadkaaga deyr ma xidho


Dareenku ma gaadhi karo


Garaadku ma duubi karo


Dibnuhu ma macnayn karaan


Xasha Xasha Xasha Xasha



 Abaaal Darane Waa Ina Adani


هل جزاء الإحسان إلا الإحسان  Abaaal Wanaagsan Abaal Gudkiisu Miyuu Yahay  Ilaa Wanaag Abaalkeed Mahane


Qofka Kariimka Markaad Hagaajiso Wuxuu Garanayaa Wanaaga Loo Sameyay Mana ilaawayo In uu xasuusan yahay abaalkaas

Midka La Iimka Ahna Abaalkii Loo Galay Wuxuu Ku Badalaa Xumaan


Hadaba Waxaan ku so Qadan dona maqalka kobaad ee Abaal darane Qiso dhexmartay nabiga iyo dad uu wanaajiyay

Waxaa nabiga u yimid niman xanuunsan diifaysan gaajaysan

Nabigu Waa dharjiyay waana daweyay waana uu hanuunshay.

Geelii ayuu yiri hala dhex geeyo caanihiisa ha cabaan iyo kaadidiisa

Xoolihii ayeey dhex dageen caanihiisii kaadidiisii hilibkisii ayeey ka dhargeen ilaa midab quruxbadan iyo xaad gaduudan korkooda ka soo baxday

Markii ay heerkii u sareeyay gaareen ayeey nabigii alle sayidkii khalqiga ugu abaal gudeen in ay geliisii dhacaan dadkii la joogayna laayaaan

Yaa allaaah waa yaa subxaanalaah Abaal daranee ilooobi ogaaa xanuunkii hayay ee ay ka caafimadeen xumaanteey ku dhexjireen alle sabab uga dhigay hanuunkodi nabiga alle gaadajadii haysay


1Waxaan Ka faaidaynaa Qisadaan In Mar hadii ay jiraan Dad Nocaas ah Nabigii alle ee dadka ugu khayrka badnaana Sidaasi soo martay in ay jiraan saban kasta Dad daqomo ah Aragtidooduna gabantahay ee in aad ka digtonato


2waxaan ka faaidaynaa hadii at ku soo marto taasoo kale in aad samir aad la timaado madama nabi muxamed ay so martay csw

3waxan ka daidaynaa qofka kuwanaajiyay in aad wanajiso xata hadii mar iyo labo qalad ka dhaco in aad u cududaarto madama wanaag hore oo adan gudin oo lagugu leyahay uu jiro

4Nabugu dhag jalaq uma siin xanuunka so garay ee cidwalba sidaas ayuu abaal ugu gali jiray marka ha is dhihin bini ada abaal maleh 

 ee horay u soco meshaadina ka sii wad wanaag samayntii waxaad heli dontaa boqolaal abaal gashee.



Hadaba ka digtoonoow dhaqamadaas kuna biir kuwa alle ku sifeeyay

هل جزاء الإحسان إلا الإحسان 

Qaybtii 1aad maqaladaan taxanahaa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip