
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*Suuratul Balad_Suuratul _Fajri*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
|
Suuratul Balad |
سورة البلد |
|
Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba |
بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ |
|
<Allah wuxuu yiri> waxaan ku dhaaranayaa Baladkaan oo kan ah (Makka) |
لَا أُقْسِمُ بِهَـٰذَا الْبَلَدِ﴿١﴾ |
|
Adigana (Nabiyow) xalaal buu kuu yahay Baladkaan. |
وَأَنتَ حِلٌّ بِهَـٰذَا الْبَلَدِ﴿٢﴾ |
|
Waalid baan ku dhaartay iyo wixii dhalay. Ama (waxaan ku dhartay Adam iyo caruurtisa. |
وَوَالِدٍ وَمَا وَلَدَ﴿٣﴾ |
|
Xaqiiqdii Imsaanka waan abuurnay mashaqo dhexdeeda. |
لَقَدْ خَلَقْنَا الْإِنسَانَ فِي كَبَدٍ﴿٤﴾ |
|
Ma Wuxuu u malaynayaa inaan cidna awood ku lahayn. |
أَيَحْسَبُ أَن لَّن يَقْدِرَ عَلَيْهِ أَحَدٌ﴿٥﴾ |
|
Wuxuu dhahayaa waxaan bixiyay Maal badan. |
يَقُولُ أَهْلَكْتُ مَالًا لُّبَدًا﴿٦﴾ |
|
Ma waxuu u malaynayaa in aysan arkeenin cidna. |
أَيَحْسَبُ أَن لَّمْ يَرَهُ أَحَدٌ﴿٧﴾ |
|
Miyaanan u sameynin Insaanka laba indhood. |
أَلَمْ نَجْعَل لَّهُ عَيْنَيْنِ﴿٨﴾ |
|
Iyo Carab iyo laba bishimood (faruuryo) |
وَلِسَانًا وَشَفَتَيْنِ﴿٩﴾ |

0 

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*Suuratul Balad_Suuratul _Fajri*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
Xadiiskaan hoose waad ku farxi dontaa sababtoo ah shaqadaadii iyo baraamijkaagu waa kitaabka alle iyo sunada nabiga ku dhaqankisa hadaba gulaysatayee nala farax Alxmdulilaaah in aad u soo kalahdo kitabka alle kuna sexato alxmd عن عبد