Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*Suuratul Balad_Suuratul _Fajri*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

0
Monday February 02, 2015 - 06:39:05 in Tafsrka Ardada Juz Cama by Super Admin
  • Visits: 5439
  • (Rating 3.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 7 1
  • Share via Social Media

    Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*Suuratul Balad_Suuratul _Fajri*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    Xadiiskaan hoose waad ku farxi dontaa sababtoo ah shaqadaadii iyo baraamijkaagu waa kitaabka alle iyo sunada nabiga ku dhaqankisa hadaba gulaysatayee nala farax Alxmdulilaaah in aad u soo kalahdo kitabka alle kuna sexato alxmd عن عبد

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xadiiskaan hoose waad ku farxi dontaa sababtoo ah shaqadaadii iyo baraamijkaagu waa kitaabka alle iyo sunada nabiga ku dhaqankisa hadaba gulaysatayee nala farax Alxmdulilaaah in aad u soo kalahdo kitabka alle kuna sexato alxmd عن عبد الله بن عمرو رضي الله عنهما قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : Wuxuu yiri nabigu (إِنَّ لِكُلِّ عَمَلٍ شِرَّةً ، وَلِكُلِّ شِرَّةٍ فَتْرَةٌ ، فَمَنْ كَانَتْ شِرَّتُهُ إِلَى سُنَّتِي فَقَدْ أَفْلَحَ Camal kasta oo la qabto fir fircooni bey ledahay Qofkii Fir fircoonidiisuNoqoto Sunada nabiga Wuu liibaanay ، وَمَنْ كَانَتْ فَتْرَتُهُ إِلَى غَيْرِ ذَلِكَ فَقَدْ هَلَكَ ) Qofkii SHaqadiisu iyo wakhtigiisu noqdo waxaan kutabka iyo sunada ahayn waa halaagsamay


Suuratul Balad

سورة البلد

Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

<Allah wuxuu yiri> waxaan ku dhaaranayaa Baladkaan oo kan ah (Makka)

لَا أُقْسِمُ بِهَـٰذَا الْبَلَدِ﴿١

Adigana (Nabiyow) xalaal buu kuu yahay Baladkaan.

وَأَنتَ حِلٌّ بِهَـٰذَا الْبَلَدِ﴿٢

Waalid baan ku dhaartay iyo wixii dhalay. Ama (waxaan ku dhartay Adam iyo caruurtisa.

وَوَالِدٍ وَمَا وَلَدَ﴿٣

Xaqiiqdii Imsaanka waan abuurnay mashaqo dhexdeeda.

لَقَدْ خَلَقْنَا الْإِنسَانَ فِي كَبَدٍ﴿٤

Ma Wuxuu u malaynayaa inaan cidna awood ku lahayn.

أَيَحْسَبُ أَن لَّن يَقْدِرَ عَلَيْهِ أَحَدٌ﴿٥

Wuxuu dhahayaa waxaan bixiyay Maal badan.

يَقُولُ أَهْلَكْتُ مَالًا لُّبَدًا﴿٦

Ma waxuu u malaynayaa in aysan arkeenin cidna.

أَيَحْسَبُ أَن لَّمْ يَرَهُ أَحَدٌ﴿٧

Miyaanan u sameynin Insaanka laba indhood.

أَلَمْ نَجْعَل لَّهُ عَيْنَيْنِ﴿٨

Iyo Carab iyo laba bishimood (faruuryo)

وَلِسَانًا وَشَفَتَيْنِ﴿٩




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip