
Mutaqaaribaaan
المتقاربان
			
			
Mutaqaaribaan -- labo wax iskudhaw . Iney labo Yihine waxa cadeeynaya alifka. Hore ayan usoo qaadanay Naxwaha kuso marnay  alifka iyo Nuunka ( Alif muthana mase alifu tathinya ) inu tusiyo labo labo.
		
المتقاربانMutaqaaribaan waxu ukala Qeybsamaa 3qeeyb 
				
Qeybta 1 >Waa labo xaraf oo  iskagaa dhawaaday xaga makhrajka ( Makhraj
waxa ladhaaha Booska uka soobaxo xarafka sida dhuunta, carabka bushimaha wm)
Iyo Sifaada . ( Sifo waxa ladhaha tilmaamta xarafka sida yareeyn , weyneeyn,
jilcin, qarin, adeeg, wm. 
			
Tusaale (ل، ر) laam iyo Raa waa isku
makhraj iyo Sifo dhawyihin )
				
Qeyba2> Waa labo xaraf oo iskagaa dhawaaday xaga
makhrajka ( Booska xarafka kasobaxo ) Ku Kala duwaanaaday xaga sifada (
Tilmaamta)
			
 Tusaale (د، س.) daal
iyo Siiin  Makhrajkoda wu isku dhawyahay
Lkn Tilmaamtoda kala duwan .
			
Qeybta 3> Waa labo xaraf oo iskagaa dhawaaday xaga
Sifada ( Timaamta ) Ku kalaa duwaanaaday xaga Makhrajka ( Booska ) 
			
Tusaale > (ش,س) Shiim Iyo Siin Tilmaamta ( Sifada ) wey iskaga
dhawaadeen  lkn makhrajki wey ku kala
duwanaadeen .
			
Qeybaha An kor kuso Sheegnay Qeyb walbo wexey leedahay3nooc oo  kala Ah Mutaqaaribaan Saqiir ,
Mutaqaaribaan Kabiir, Mutaqaaribaan mudlaq
			
Mutaqaribaan Saqiir , Wa labo xaraf oo kan hore uu reebayahay
Kan danbe uu shaqlayahay . 
			
Tusaale : فَقَدْ ظَلَمَ faqad dalama , wa labo
xaraf  uu kan hore rebayahy kan kale uu
shaqlayahay  xukunkooda wa idhaar ilaa
labo xaalad moyaane 
				
Laam reeban ukadaba dhacay raa , waa laisdhexgalinaya
oo waa la isku idqamaya قُل رَّبِّي iyo Qaaf reeban ukadaba dhacay kaaf
xarakeysan Qurankana hal mel ayey kaga sugnatay أَلَمْ نَخْلُقكُّمْ Wad isku idqaamesa (
Isdhexgalineeysa  labadas xaalad).
			
المتقاربان الكبير
			
هو ما إذا كان
الحرفان الأول والثاني متحركين، فحينئذ يجب إظهار الحرفين المتقاربين
			
Mutaqaaribaan Kabiir, waa labo xaraf oo kan hore iyo
kan danbe ba ey shaqlayihin ( Kordhigayihin)
			
Tusaale عَدَدَ سِنِينَ daalka iyo siinka wa labo
xaraf o wada shaqlan xukunkoodu wa idhaar ( Muujin ) 
			
المتقاربان المطلق
		
 هو ما إذا كان الحرف الأول متحركًا، والثاني
ساكنًا، فحينئذ يجب إظهار الحرفين المتقاربين
			
Mutaqaaribeeyn Mudlaq, Waa labo xaraf oo kan hore u
shaqlayahay . Kan danbe uu Reebayahay . Xukunkisu  wa idhaar .
			
Tusaale. عَلَيْكَlaam shaqlan  ukaba dhacay  yaa reeban xukunkoodu wa idhar . 
		
			
Casharada Kale Kala soco ""Qolka Somali Islamic Altaqwa "".

                      
                88            

Mutaqaaribaaan
Casharkii al mutaqaribeeyn iyo sualaha ka soo jawaab