Mutaqaaribaaan

88
Tuesday August 05, 2014 - 22:14:04 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3681
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 7
  • 12 0
  • Share via Social Media

    Mutaqaaribaaan

    Casharkii al mutaqaribeeyn iyo sualaha ka soo jawaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Casharkii al mutaqaribeeyn iyo sualaha ka soo jawaab

المتقاربان



 

Mutaqaaribaan -- labo wax iskudhaw . Iney labo Yihine waxa cadeeynaya alifka. Hore ayan usoo qaadanay Naxwaha kuso marnay  alifka iyo Nuunka ( Alif muthana mase alifu tathinya ) inu tusiyo labo labo.

المتقاربانMutaqaaribaan waxu ukala Qeybsamaa 3qeeyb

Qeybta 1 >Waa labo xaraf oo  iskagaa dhawaaday xaga makhrajka ( Makhraj waxa ladhaaha Booska uka soobaxo xarafka sida dhuunta, carabka bushimaha wm) Iyo Sifaada . ( Sifo waxa ladhaha tilmaamta xarafka sida yareeyn , weyneeyn, jilcin, qarin, adeeg, wm.

Tusaale (ل، ر) laam iyo Raa waa isku makhraj iyo Sifo dhawyihin )

Qeyba2> Waa labo xaraf oo iskagaa dhawaaday xaga makhrajka ( Booska xarafka kasobaxo ) Ku Kala duwaanaaday xaga sifada ( Tilmaamta)

 Tusaale (د، س.) daal iyo Siiin  Makhrajkoda wu isku dhawyahay Lkn Tilmaamtoda kala duwan .

Qeybta 3> Waa labo xaraf oo iskagaa dhawaaday xaga Sifada ( Timaamta ) Ku kalaa duwaanaaday xaga Makhrajka ( Booska )

Tusaale > (ش,س) Shiim Iyo Siin Tilmaamta ( Sifada ) wey iskaga dhawaadeen  lkn makhrajki wey ku kala duwanaadeen .

Qeybaha An kor kuso Sheegnay Qeyb walbo wexey leedahay3nooc oo  kala Ah Mutaqaaribaan Saqiir , Mutaqaaribaan Kabiir, Mutaqaaribaan mudlaq

Mutaqaribaan Saqiir , Wa labo xaraf oo kan hore uu reebayahay Kan danbe uu shaqlayahay .

Tusaale : فَقَدْ ظَلَمَ faqad dalama , wa labo xaraf  uu kan hore rebayahy kan kale uu shaqlayahay  xukunkooda wa idhaar ilaa labo xaalad moyaane

Laam reeban ukadaba dhacay raa , waa laisdhexgalinaya oo waa la isku idqamaya قُل رَّبِّي iyo Qaaf reeban ukadaba dhacay kaaf xarakeysan Qurankana hal mel ayey kaga sugnatay أَلَمْ نَخْلُقكُّمْ Wad isku idqaamesa ( Isdhexgalineeysa  labadas xaalad).

المتقاربان الكبير

هو ما إذا كان الحرفان الأول والثاني متحركين، فحينئذ يجب إظهار الحرفين المتقاربين

Mutaqaaribaan Kabiir, waa labo xaraf oo kan hore iyo kan danbe ba ey shaqlayihin ( Kordhigayihin)

Tusaale عَدَدَ سِنِينَ daalka iyo siinka wa labo xaraf o wada shaqlan xukunkoodu wa idhaar ( Muujin )

المتقاربان المطلق

 هو ما إذا كان الحرف الأول متحركًا، والثاني ساكنًا، فحينئذ يجب إظهار الحرفين المتقاربين

Mutaqaaribeeyn Mudlaq, Waa labo xaraf oo kan hore u shaqlayahay . Kan danbe uu Reebayahay . Xukunkisu  wa idhaar .

 

Tusaale. عَلَيْكَlaam shaqlan  ukaba dhacay  yaa reeban xukunkoodu wa idhar . 


Casharada Kale Kala soco ""Qolka Somali Islamic Altaqwa "".


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip