Qofwalba oo soo gala altaqwa waxaan ka rabnaa oo uga fadhinaa macnaha iyo tafsiirka jux=zkaan cama oo ku diyaarsan qoraal somali ah maqal somali ah quranki oo carabi ah. hadaad altaqwa soo gashay cududaar heli maysid ah rabiyoow ciomigaa igu adkaaday waa sual lagu waydiinayo markaad alle hor istaagtee baro cilmigan imtaxaanka juzkaan waa habaynka axadu soo galaysee marada dhexda ku xiro lana xiriir @maamulka si aad ugu diyaar garowdo imtixaankas. failka oo word ah ka download garayso cajalka maqalka hoostiisa ku dhufo.
Suuratul
Naba’a |
سورة النبإ |
|
Waxaan
ku Bilaabay Magaca Eebaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba |
Ø¨ÙØ³Ù’Ù…Ù
اللَّـه٠الرَّØÙ’مَـٰن٠الرَّØÙيمÙ
Suuratul
Naba’a |
سورة النبإ |
|
Waxaan
ku Bilaabay Magaca Eebaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba |
Ø¨ÙØ³Ù’Ù…Ù
اللَّـه٠الرَّØÙ’مَـٰن٠الرَّØÙيم٠|
|
Maxaybay is waydiinayaan. |
عَمَّ يَتَسَاءَلÙونَ﴿١﴾ |
|
Warkii waynaa Xagiisa. |
عَن٠النَّبَإ٠الْعَظÙيمÙ﴿٢﴾ |
|
Kaas ay isku Qilaafeen dhexdiisa. |
الَّذÙÙŠ Ù‡Ùمْ ÙÙÙŠÙ‡Ù Ù…ÙØ®Ù’تَلÙÙÙونَ﴿٣﴾ |
|
Saas ma aha ee way ogaan doonaan. |
كَلَّا سَيَعْلَمÙونَ﴿٤﴾ |
|
Katib saas ma aha ee way ogaan doonaan. |
Ø«Ùمَّ كَلَّا سَيَعْلَمÙونَ﴿٥﴾ |
|
Miyaannan Dhulka gogol ka yeelin. |
أَلَمْ نَجْعَل٠الْأَرْضَ Ù…Ùهَادًا﴿٦﴾ |
|
Buurahiina ka yeelin Dhagabyo. |
ÙˆÙŽØ§Ù„Ù’Ø¬ÙØ¨ÙŽØ§Ù„ÙŽ أَوْتَادًا﴿٧﴾ |
|
Miyaannaan idinka abuurin Noocyo. |
وَخَلَقْنَاكÙمْ أَزْوَاجًا﴿٨﴾ |
|
Miyaannan hurdada Raaxo idinkaga dhigin. |
وَجَعَلْنَا نَوْمَكÙمْ Ø³ÙØ¨ÙŽØ§ØªÙ‹Ø§ï´¿Ù©ï´¾ |
|
Habeenkii waxaan ka yeelnay Asturaat. |
وَجَعَلْنَا اللَّيْلَ Ù„ÙØ¨ÙŽØ§Ø³Ù‹Ø§ï´¿Ù¡Ù ï´¾ |
|
Maalintiina waxaan ka yeelnay waqti
ceeshka la raadsado (waqti shaqo). |
وَجَعَلْنَا النَّهَارَ مَعَاشًا﴿١١﴾ |
|
Waxaan ku dhisnay korkiina toddoba ad
adag. (toddobada samo) |
وَبَنَيْنَا ÙَوْقَكÙمْ سَبْعًا Ø´ÙØ¯ÙŽØ§Ø¯Ù‹Ø§ï´¿Ù¡Ù¢ï´¾ |
|
Waxaan sameenay faynuus iftiin
badan(Qorraxda) |
وَجَعَلْنَا Ø³ÙØ±ÙŽØ§Ø¬Ù‹Ø§ وَهَّاجًا﴿١٣﴾ |
|
Waxaan kasoo dejinay daruuraha xagooda
biyo shubmaya. |
وَأَنزَلْنَا Ù…ÙÙ†ÙŽ Ø§Ù„Ù’Ù…ÙØ¹Ù’ØµÙØ±ÙŽØ§ØªÙ مَاءً
ثَجَّاجًا﴿١٤﴾ |
|
Si aan ugu soo bixino Raashin iyo Daaq. |
Ù„ÙÙ‘Ù†ÙØ®Ù’Ø±ÙØ¬ÙŽ Ø¨ÙÙ‡Ù ØÙŽØ¨Ù‘ًا وَنَبَاتًا﴿١٥﴾ |
|
Iyo Booro isku duuban (kulansan) |
وَجَنَّات٠أَلْÙَاÙًا﴿١٦﴾ |
|
Kala baxa Maalinteedu waxay ahaaday
waqti og’an. |
Ø¥Ùنَّ يَوْمَ الْÙَصْل٠كَانَ Ù…Ùيقَاتًا﴿١٧﴾ |
|
Waana maalin la afuufayo suurka oodna u
imaaneysaan idinka oo kooxo kooxo ah. |
يَوْمَ ÙŠÙÙ†Ùَخ٠ÙÙÙŠ الصّÙور٠ÙَتَأْتÙونَ Ø£ÙŽÙْوَاجًا
| |
Ogaysiis Qofkasta oo altaqwa soo gala imtxanka juzkan waan ka rabnaa
Qofwalba oo soo gala altaqwa waxaan ka rabnaa oo uga fadhinaa macnaha iyo tafsiirka jux=zkaan cama oo ku diyaarsan qoraal somali ah maqal somali ah quranki oo carabi ah. hadaad altaqwa soo gashay cududaar heli maysid ah rabiyoow ciomigaa igu adkaaday