Qiso gaaban oo dhab ah.

5
Wednesday March 12, 2014 - 17:43:15 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 8158
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 6 1
  • Share via Social Media

    Qiso gaaban oo dhab ah.

    short story

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

short story Qiso dhab ah :
shiekha ka sheekeenaayo aan u dhaaafno qisada tan: waxuu dhahay waxaa muxaadaraad ka soo jeedin jiray asbuuc walba xabsi ku yaal wadankan , salaad maqrib ilaa habeenkii ayaa muxadaraad u qaban jiray ,, maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaa irida xabsiga ku arkay hooyo wayeel ah oo labo cunug la socda oo fadhisa xabsiga iridiisa , waxaa waardiyihii xasbiga ku dhahay assalaamu caleykum kadib cardki aan ku gali laha tusay , intaan galin ayee maamadii irida fadhisay dhahay shiekhow meeshan maa ka shaqeysaa, maya ayaan ku dhahay muxadaro ku leeyahay maxaa ku qabtaa waxee i tiri iyadoo oyneeysa wiilkeyga ayaa xabsigaan loo soo xawilay kadib ooyintii ayee sii wadatay , waxaa ku dhahay maxa kuu qabtaa hooyo oo kaa gaarsiiya wiilkaga , waxee tiri wiilkeyga i soo wacay oo i leh hooyo lacag u baahanahay 100 ama 200 ama 300 , xasbigi hore marka aaday wa ka so wayay meeshan in loo so xawilay ayaa la ii sheegay iigu gee 3daan boqol markaas sii oysay , kadib waxa weydiiyay qisada wiilkeeda , waxee ii sheegtay waxuu ahaa mid la socda asxaab xun xun , waxuu aha mid bartay muqadaraadka , habeen habeenada kamid ah ayuu guriga ku soo daahay aabahiis ayaa ku xanaaqay oo ku qeyliyay , kadib dharbaxay ,, wiilkii muusan aamusinee isagane aabahiis ayuu gacan u qaaday oo dharbaaxsho daran ku dhuftay ilaa odaygii wareeray oo galay koma 2 saacadood oo isbitaal loola cararay. shiekhow wiilkeyga waxa u sheegtaa aaway asxaabi aad naga dooratay oo muqadaradka isla cabi jirteen meyay mee kuu imaadan maku so boqdaan dadkii aad naga dooratay, u sheeg in lacagtaan 300 uu soo siiyay waaalidkii aad dharbaxday.. yaa Allah shiekhi waxuu dhahay qisadan marka maqlay madaxa i wareegay naxdin an ka naxay ila saladi maqrib 1 rakco i dhaaftay aan galay , salaada kadib waxaa lahaa muxaadaro ku saabsan muqadiraadka waxaa u badalay muxadaro kale birrul walidayn iyo cuquuq.. muxadaradii sidaa u waday mana aqoonin wiilka ee sheegeesay hooyadadaas midkuu yahay oo magaciisa kaliya ii shegtay ,, muxadarada saan ugu jiray oo u dhahayay salaafkii hore qaar ba dhihi jiray lacnad haku dhacdo qofkii walidkisa ka ooysiiya maxaa u maleenee qofkii gacan u qaaday waalidkiisa xaaladiisa siduu noqonaa , muxadarada ano ku jira aya hal mar waxaa arkay wiil darbiga madaxa ku garaacaayaa kadib suuxay 2 saacadood ayuu suuxsanaa subxanallah sidii waalidkiisa cml 2 saacadood ayuu suuxsanaa, كَمَا تَدِينُ تُدَانُ .. cuquuqda waa mid aduunka intaa joogtid lagaa jaraayo, muxadaradii sidaas ayaa ku dhameeyay kadib asbuuci labaad markii aan imaaday intaan muxadarada bilaabin ayaa fiiriyay waxaa ka waayay wiilkii inuu joogin oo salada nala tukan waxaa dhahay aaway wiilkii asbuuci hore suuxayay, waxaa niyaddeyda ku weyneed salaada oo waxaa is dhahay ma saladda ayuu tukanin waana xanaaqay , waxa la ii sheegay in uu qolkiisa ku jiro oona awoodin inu imaado ,, subxanallah markii aan u galay qolka waxaa arkay in uusan gacantii uu aabahiis u qaaday ka qalalantahay oo dhagax meel yaalo cml noqday .. waalidkaaga caaq hadaa u noqotid waa mid kaa go'an haba dheeraato ciqaabteeda .. walaal ka ilaali waalidkaga inaad gacan u qaatid ama aad ka ooysiisid una ducee mar walba hadii noolyihiin iyo hadii dhinteenba ...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip