ISKA QOR MADRASADA
Walaal kusoo dhawoow Madrasada Altaqwaa Network
Buuxi "Formka” Hoos ku yaalo si Lagugu daro Ardayda.
Sida Loo Buuxsho "Formka” Hoostiisa Baad ka akhrisan kartaa.
Waxaad u buuxisa sida tan:
Magaca Paltalk : [ ku qor magaca aad Paltalk kusoo gashid ] hadaad haysan na ku qor [ Mahaysto ]
Wadanka Joogto : [ Kala soo bax wadanka aad joogto ]
Telefoonkaaga : [ Kuqor telefoonka lagaala soo xiriiri karo ]
Email : [ Ku qor Email kaaga ]
hadaad haysan na ku qor [ Mahaysto ]
Skype:[ Ku qor "Username” aad skype ku gasho ]
Hadaadan haysan ku qor [ Mahaysto ]
Digniin :Hadii aadan sidaas u buuxinin ama
aadan ku qorin [ Mahaysto ] ma shaqeynayo formka.
Hadaadan Telfoon Ama Email aadan kusoo qorin
Wee adkanee sida lagula soo xiriiro.
Kadib taabo "NEXT”

Hadaad Hesho Qoraalka Sawirkaan Hoose ku qoran,
Qoraalkaaga wuu nasoo gaartay.
Baaraka llaahu Fiik - بارك الله فيك