Xalay Xiiso Gooni ah ayuu u lahaa qaysaska iyo reeraha is qaba ayadoo dadbadan laga siiyay talooyin wangsan
Asalamu caleykum waraxmatullahi wabarakaato walal waaan idiin wada salamay dhamaan walalaha waxaan raba in laila talaiyo shikhyadeena illah haino xafide wiil baan ismeher sanay si qudba siro ah kadib waan kala tagnay ayado cidi ina ogown o markaati maba nala jogin illah baaa ino ah ban wada dhahnay kadib markii aay kaso waregatay ilaa 7bil ayuu dhahaya ninkaagi baan ahay marka qofkaas maxaan dhihi karaa wana mahad santiin dhaman
Name:
Email:
Comment:
You have 1500 characters remaining.
umu zubeyr said: