
(*(*Suuratul-Dalaaq- + Axkaamteeda
Ayadaha furiinka iyo cidada quranka ku soo arooray waa
1.
والمطلقات يتربصن بأنفسهن ثلاثة قروأ
لِّلَّذِينَ يُؤْلُونَ مِن نِّسَائِهِمْ تَرَبُّصُ أَرْبَعَةِ أَشْهُرٍۖفَإِن فَاءُوا فَإِنَّ اللَّـهَ غَفُورٌ رَّحِيمٌ﴿٢٢٦﴾وَإِنْ عَزَمُوا الطَّلَاقَ فَإِنَّ اللَّـهَ سَمِيعٌ عَلِيمٌ﴿٢٢٧﴾وَالْمُطَلَّقَاتُ يَتَرَبَّصْنَ بِأَنفُسِهِنَّ ثَلَاثَةَ قُرُوءٍ
ا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا نَكَحْتُمُ الْمُؤْمِنَاتِ ثُمَّ طَلَّقْتُمُوهُنَّ مِن قَبْلِ أَن تَمَسُّوهُنَّ فَمَا لَكُمْ عَلَيْهِنَّ مِنْ عِدَّةٍ تَعْتَدُّونَهَا
2. ayada2aad
وَالَّذِينَ يُتَوَفَّوْنَ مِنكُمْ وَيَذَرُونَ أَزْوَاجًا يَتَرَبَّصْنَ بِأَنفُسِهِنَّ أَرْبَعَةَ أَشْهُرٍ وَعَشْرًاۖ
Iyo
وَلَا جُنَاحَ عَلَيْكُمْ فِيمَا عَرَّضْتُم بِهِ مِنْ خِطْبَةِ النِّسَاءِ
3ayada3aad waa
وَأُولَاتُ الْأَحْمَالِ أَجَلُهُنَّ أَن يَضَعْنَ حَمْلَهُنَّۚ
Ayada 4aad waa
وَاللَّائِي يَئِسْنَ مِنَ الْمَحِيضِ مِن نِّسَائِكُمْ إِنِ ارْتَبْتُمْ فَعِدَّتُهُنَّ ثَلَاثَةُ أَشْهُرٍ وَاللَّائِي لَمْ يَحِضْنَ
Ayada 5aad waa
وَإِن طَلَّقْتُمُوهُنَّ مِن قَبْلِ أَن تَمَسُّوهُنَّ وَقَدْ فَرَضْتُمْ لَهُنَّ فَرِيضَةً فَنِصْفُ مَا فَرَضْتُمْ
Ayada 6aad waa
لَّا جُنَاحَ عَلَيْكُمْ إِن طَلَّقْتُمُ النِّسَاءَ مَا لَمْ تَمَسُّوهُنَّ أَوْ تَفْرِضُوا لَهُنَّ فَرِيضَةًۚوَمَتِّعُوهُنَّ عَلَى الْمُوسِعِ قَدَرُهُ وَعَلَى الْمُقْتِرِ قَدَرُهُ مَتَاعًا بِالْمَعْرُوفِۖحَقًّا عَلَى الْمُحْسِنِينَ﴿٢٣٦﴾
Ayada 7aad waa
الطَّلَاقُ مَرَّتَانِۖفَإِمْسَاكٌ بِمَعْرُوفٍ أَوْ تَسْرِيحٌ بِإِحْسَانٍ
Ayada 8aad waa
فَإِن طَلَّقَهَا فَلَا تَحِلُّ لَهُ مِن بَعْدُ حَتَّىٰ تَنكِحَ زَوْجًا غَيْرَهُ
Ayada 9aad waa
يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ إِذَا طَلَّقْتُمُ النِّسَاءَ فَطَلِّقُوهُنَّ لِعِدَّتِهِنَّ وَأَحْصُوا الْعِدَّةَ
Sharaxa Axkaamta dalaqa iyo cidada.
يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ إِذَا طَلَّقْتُمُ النِّسَاءَ فَطَلِّقُوهُنَّ لِعِدَّتِهِنَّ وَأَحْصُوا الْعِدَّةَ وَاتَّقُوا اللَّهَ رَبَّكُمْ لا تُخْرِجُوهُنَّ مِن بُيُوتِهِنَّ وَلا يَخْرُجْنَ إِلا أَن يَأْتِينَ بِفَاحِشَةٍ مُّبَيِّنَةٍ وَتِلْكَ حُدُودُ اللَّهِ وَمَن يَتَعَدَّ حُدُودَ اللَّهِ فَقَدْ ظَلَمَ نَفْسَهُ
وَأَحْصُوا الْعِدَّةَ
Alle waxa uu amray muuminiinta in ay tirshaan cidada hadaba cadada ayaa saxaabada iyo salafkii laba qawl u kala qadeen
Qawlka 1aad waxaa qaba madhabka shaaficiga iyo ruwayad axmed ah waxaana laga soo guurshaa caaisha zayd bin thaabit ibnu cumar oo saxaabada kamid ah waxay leyihin sidan:-
Cidada la shegayo waa gabdhu in ay daahir noqoto quruuga quraanka ku soo arorayn awaxaa loola jeedaa in la tirsho marka ay dahir noqoto.
Qaylka labaad waxaa qaba abiibaker cumar cuthmaan cali ibnu mascuud mucaad bin jabal taabiciintii qaybo kamid ah waana madhabka abii xaniifa axmed isxaaq waxayna leeyihiin cidada iyo quruu;a la xisaabinayo waa cadada oo gabdho markay sedex dhiig hesho ayeey daahir noqonaysaa waana sida uu raajixiyay abuu malikn
Dadka Tirsada Cidada Dhiiga Ama Bilaha
1. Gabadha la furay ee wali caadada hesha waxay tirsanaysaa sedex dhiig. Marka la furo kadib.
والمطلقات يتربصن بأنفسهن ثلاثة قروأ
لِّلَّذِينَ يُؤْلُونَ مِن نِّسَائِهِمْ تَرَبُّصُ أَرْبَعَةِ أَشْهُرٍۖفَإِن فَاءُوا فَإِنَّ اللَّـهَ غَفُورٌ رَّحِيمٌ﴿٢٢٦﴾وَإِنْ عَزَمُوا الطَّلَاقَ فَإِنَّ اللَّـهَ سَمِيعٌ عَلِيمٌ﴿٢٢٧﴾وَالْمُطَلَّقَاتُ يَتَرَبَّصْنَ بِأَنفُسِهِنَّ ثَلَاثَةَ قُرُوءٍ
2. Gabdha la furay ayadoon loo galmoon wax cidaa ma tirsanayso
ا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا نَكَحْتُمُ الْمُؤْمِنَاتِ ثُمَّ طَلَّقْتُمُوهُنَّ مِن قَبْلِ أَن تَمَسُّوهُنَّ فَمَا لَكُمْ عَلَيْهِنَّ مِنْ عِدَّةٍ تَعْتَدُّونَهَا
3. Gabdha laga dhintay 4 bilod 10 casho dayaxa ah. casho ayeey tirsanaysaa
وَالَّذِينَ يُتَوَفَّوْنَ مِنكُمْ وَيَذَرُونَ أَزْوَاجًا يَتَرَبَّصْنَ بِأَنفُسِهِنَّ أَرْبَعَةَ أَشْهُرٍ وَعَشْرًاۖ
Waxyabaha ka reban
a.in ay baxdo daruuro ayadon u hayn sida isbital waxay so ibsanayso
b.in ay xirato dhar qurxoon dharkedi kuriga ay ku jogaysa
c. waxaa ka reban indha kul barafuun is idgin
d waxa kareban dahabka iyo waxyabaha la isku qurxiyo
Inta cidada ku jirto waxa reeban in loo bandhigo guur iyo shukanse in la sarbeebo mahane sida gabar saalixadan u bahnahay iwm
وَلَا جُنَاحَ عَلَيْكُمْ فِيمَا عَرَّضْتُم بِهِ مِنْ خِطْبَةِ النِّسَاءِ
4.mida uurka leh cidadeedu waa in ay ilmaha dhigto ama 3 halagu furo amah al daqee
وَأُولَاتُ الْأَحْمَالِ أَجَلُهُنَّ أَن يَضَعْنَ حَمْلَهُنَّۚ
5. gabadha cadadu ka dhamatay waynan darted ama yaran darted aan wali u helin cidaduudu waa 3biloow dayaxa laga tirinayo dalilkuna wa
وَاللَّائِي يَئِسْنَ مِنَ الْمَحِيضِ مِن نِّسَائِكُمْ إِنِ ارْتَبْتُمْ فَعِدَّتُهُنَّ ثَلَاثَةُ أَشْهُرٍ وَاللَّائِي لَمْ يَحِضْنَ
6.mida la furay ayadoon loo galmoon waxay ledahay meherkeedii lagu nikaxshay barked.
وَإِن طَلَّقْتُمُوهُنَّ مِن قَبْلِ أَن تَمَسُّوهُنَّ وَقَدْ فَرَضْتُمْ لَهُنَّ فَرِيضَةً فَنِصْفُ مَا فَرَضْتُمْ
7. mida la furo ayadoo loo galmooday meherna aan lagu heshiin waxay ledahay meher mithli gabdhaha ehelkeda ama lamidka waxa lagu mehersho.
8.mida la furo ayadoon loo galmoon meherna loo xadidin ninka xolaha leh awuudiisa wax ku filan sinayaa midka faqiirkaana awoodiisa ayuu siinayaa
لَّا جُنَاحَ عَلَيْكُمْ إِن طَلَّقْتُمُ النِّسَاءَ مَا لَمْ تَمَسُّوهُنَّ أَوْ تَفْرِضُوا لَهُنَّ فَرِيضَةًۚوَمَتِّعُوهُنَّ عَلَى الْمُوسِعِ قَدَرُهُ وَعَلَى الْمُقْتِرِ قَدَرُهُ مَتَاعًا بِالْمَعْرُوفِۖحَقًّا عَلَى الْمُحْسِنِينَ﴿٢٣٦﴾
9. ma dhacaya dalaaqa wan ku furay wan ku furay
Laba hadal aya ku jira midka kobaad jamhuurta ayaa martay waana dhacaya hadi la isracsho 3dalqo hal mar qawlka 2baad ma dhacaya wana sida ay rajaxeen oo xaqijiyeen ibnu taymiyan ibnu qayim cuthaymin iyo culumo badana ay dorteen waxayna dalishadeen yadan
الطَّلَاقُ مَرَّتَانِۖفَإِمْسَاكٌ بِمَعْرُوفٍ أَوْ تَسْرِيحٌ بِإِحْسَانٍ
10. haduu sedex jeer oo kala duwan uu furo uma banana ilaa nin kale uu soo guursado walibana isu galmodan
فَإِن طَلَّقَهَا فَلَا تَحِلُّ لَهُ مِن بَعْدُ حَتَّىٰ تَنكِحَ زَوْجًا غَيْرَهُ
11. Gabddha Khuluca ah waxay tirsanaysaa hal dhiig sida rajixa ah
12. mida sinada ku dhacday sedex dhiig ayeey tirsanysa sida rajixaa
13. Mida soo islantay ninkuna galyahay waxay tirsanaysa
sedex dhig wana madhabka abii xanifa iyo hadalka jamhuurta waxaana dortay shekhul islaam
.14. Gabdha wali dhiga hesha ee la furo kadibna dhiigii weyda sabab kasta ha kuwaydee waxay sugaysaa mudo 9 bilood haday waxba dhamday waana madhabka iimaam axmed iymaaliki iyo shaafici qadimka ah waxaana fatwadas baxshay oo qisadaan dhacday sababankii cumar faruuq cid kaga hortimidna majirto, wana sida awoda badan waxaase khilaafay badhabka shaafici ee jadiidka iyo abii xaniifa oo yiri waliged wey sugaysa intay ka helyso dhig
15. mida dhiig furanka ku dhaco waana laba nooc mida koobaad waxay kala fahmaysa labada dhiig xaga midabka urka iwm taasi waxay tirsanaysaa dhiigii caadada iyo midaan waxba kala saari Karin midaasi waxay tirsanaysaa sedex bilod waana madhabka shaaficiyada xanafiyada iyo ruwaayad xanaabilada ah iyo waxayna soo dalishadeen ayad iyo axadis saxiix ah waxaana khilafay malikiyada iyo xanaabilada iyo qawl isxaaq uu leyahay waxaana awood badan qawlka hore.
16.Gabdhii yarayd ee bilaha tirsanaysay haday aragto dhiig waxay u wareegaysaa xaga xaytka tirsigiisa madama asalku xaytka ahaa.
17.Mida dhiga waynatay ayadoo bilihii tirsanaysa haday dhiig isku aragto wa laba qawl midka 1aad waxay u wareegysaa tirsigi dhiiga sababto ah malahedii aha in dhiigi ka dhamday sax mahayn waxaana qaba shaaficiyada iyo ruwaayad xanafiyada ah. Qowlka labaadhadii la hubsado dhiigaan in uu xayd yahay haa ayeey lihihiin waana madhabka maalikiyada iyo xanaabilada iyo ruwayad xanafiyada ah
18.Mida la furay ee hal xayt ama laba heshay kadibna waysay waxay u wareegysaa tirsiga bilaha oo ay bilaabayso waana mida gartay ama ku dhaw sanadaha xatku dhamaado
19.Hadii ninku uu furo dalaaqa rajciga le leh kadibna uu dhinto waxay tirsanaysaa cidada 4bilood iyo toban casho oo qamariyada ah waana ijmaac uu soo rarayo ibnu mundir
20.Mida la furay dalaaq dalqadihi dhamadeen oo ku jirta tirsashada cidadeedii hadii uu dhinto markiisii horana uu caafimaat taam ah qabay taasi cidadeeda ayeey dhamaytiranaysaa
21. Guurka sunada wa faqsan waa in ninku furaa xaaskiisa ayadoo daahir ah uusan ugalmoonin
22. inuu furo iyadoo uur leh waliba uu muuqdo uurkeedu
23. khilaaf kuma jiro culumada dhexdooda,ruuxii fura xaaskiisa ayadoo daahir ah uusan ugalmoonin kadibna uu ka tagointii ay ka dhamaystirato cadadeeda inuu asiibay sunnada
24. dalaaqa sunnada ah waxa weeye inuu ku furo hal dalqad
25. amaa wixii kabadan hal dalqad waa sunnadoo la khilaafo
22.
26. hadii uu furo xaaskiisa ayadoo caado leh,ama daahir ah uu ugalmooday uusana muuqanin uurkeeda,furitaankaas waa uu dhacayaa,ninkuna danbi buu ku dhacay.
27. ruuxii aan uqasdin inuu ku dhawaaqo furitaanka sinaba ,waxa u qasdinayay inuu ku dhawaaqo eray kale,carabkii ayaa ka hor maray oo furay islaantii waxaay ku tageen jamhuurtu inuu furitaankiisu uusan dhacaynin haddii uu sugnaado khaladkiisu
28.Madhacaya furinka sarqanka
Midka Sarqansan 2Ayaa loo qaybinayaa,hadii iskiis u doortay oo uu ogyahay in lagu sarqaamayo, furitaankiisu wuu dhacaya,waana siday ku tageen jamhuurta culumad waxaana dortay ibnu taymiyah
29 kan la qasbay ma dhacaya
Midka La Qasbay waxay ku tageen jamhuurtu inuusan dhacaynin furitaankiisu.
30. Midka xanaqsan ma dhacaya dalaqisu. midka Xanaqsan Waxa shardi ah inuu gaaro xanaaqiisu meesha udanbaysa ,garashaduna ay ka tagto,iyo rabitaankuba oo uu kala gaaran waayo waxa uu leyahay iyo waxa uu doonayo, kaas furitaankiisu ma dhacayo,lkn wixii kasoo hara asaga furitaankoodu wuu dhacayaa sida mirirkiisu in uu joogo oo kale
31. midka doqonka ma dhacaya furinkisu
32. midka kahaldka u yiri wan ku furay ma dhacaya
Kan khaldka uga dhacay waxaay ku tageen jamhuurtu inuu furitaankiisu uusan dhacaynin haddii uu sugnaado khaladkaas uu hadalka u yiri.
33.1.Qabka Furiinka. Waa in uu cadeeya oo lo fahmayaa Furiin sida waan ku furay waad iga furantahay iwm Laakin haduu yiraahdo Reerkiina aad waa la waydiinaya wuxuu ula jeday ma furiinbaa mise iska soo naso inta xalkeygu isbadalayo.
Waana sida ay ku tageen maalikiyada iyo shaaficiyada waxyna shardi uga dhigeen in uu u niyaysto furitaan
33. Furitanka .waraqda Haduu ku qoro warqad, Afkana uga dhawaqo asagoo niyaysan Wa la isku racay in uu dhacayo
Balse hadii uu qoro waraaq oo uu niyaysto uusana ku dhawaaqin furitaankaas waa lasku khilafay dhicitaankiisa Waxay ku tagee shaaficiyada maalik abi xaniifa iyo axmed,waa uu dhacayaa Sh cuthaymiin ayaana sas dortay.
34.masejka madhacaya. Haduu waraaq masej ah u diro waxa la hubinayaa in masejaas uu asaga ka yimid.
35.ninku nin kale ma wakilan kara
wuu u wakilan kala furinka nin kale
36. Haduu xaaska laftiide furinka u wakisho ma dhacaya mise ka laban kara intusan is furin . ayada haduu wakishana wa is furi karta inta aysan is furina wu ka noqon kara sida ay qabaan shaafici iyo axmed
37.Haddii uu ninku ku yiraahdo xaaskiisa waxaad iiga furantahay dalqad barkedma furnta gabdhu
Ibnu qudaamana wuxuu yiri :dalqad dhamaystiran ayaa dhacaysa waana siday ku tageen culumada intooda badan
38.Hadii uu ku yiraahdo xaaskiisa waaiga furanyahay kala barkaaga ama madaxaaga,ama dhiigaaga?
(*(*Suuratul-Dalaaq- + Axkaamteeda
Banaat Muuminaaat Iyo Shaakiraat ayaa laga rabaa masaishaan