Suratu Dalaaq+Fiqi

0
Saturday September 21, 2013 - 05:42:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 8425
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 12 1
  • Share via Social Media

    Suratu Dalaaq+Fiqi

    Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul-Dalaaq-Aayada-1*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Axkaamta Furiinka Qaybtii Kobaad Waxaa Laga Codsanaya Ardada In AY Sidii faataxadii u Soo Xifdiyaan Mahdsanidiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul-Dalaaq-Aayada-1*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Axkaamta Furiinka Qaybtii Kobaad Waxaa Laga Codsanaya Ardada In AY Sidii faataxadii u Soo Xifdiyaan Mahdsanidiin



Axkaamta Furitanka

قال الله تعالى في سورة الطلاق: {يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ إِذَا طَلَّقْتُمُ النِّسَاءَ فَطَلِّقُوهُنَّ لِعِدَّتِهِنَّ وَأَحْصُوا الْعِدَّةَ وَاتَّقُوا اللَّهَ رَبَّكُمْ لا تُخْرِجُوهُنَّ مِن بُيُوتِهِنَّ وَلا يَخْرُجْنَ إِلا أَن يَأْتِينَ بِفَاحِشَةٍ مُّبَيِّنَةٍ وَتِلْكَ حُدُودُ اللَّهِ وَمَن يَتَعَدَّ حُدُودَ اللَّهِ فَقَدْ ظَلَمَ نَفْسَهُ

وَأَحْصُوا الْعِدَّةَ

Alle waxa uu amray muuminiinta in ay tirshaan cidada hadaba cadada ayaa saxaabada iyo salafkii laba qawl u kala qadeen

Qawlka 1aad waxaa qaba madhabka shaaficiga iyo ruwayad axmed ah waxaana laga soo guurshaa caaisha zayd bin thaabit ibnu cumar oo saxaabada kamid ah waxay leyihin sidan:-

Cidada la shegayo waa gabdhu in ay daahir noqoto quruuga quraanka ku soo aroraynawaxaa loola jeedaa in la tirsho marka ay dahir noqoto.

Qaylka labaad waxaa qaba abiibaer cumar cuthmaan cali ibnu mascuud mucaad bin jabal taabiciintii qaybo kamid ah waana madhabka abii xaniifa axmed isxaaq waxayna leeyihiin cidada iyo quruu;a la xisaabinayo waa cadada oo gabdho markay sedex dhiig hesho ayeey daahir noqonaysaa waana sida uu raajixiyay abuu malin kitabkiisa ay tacliqa ku sameyen albaani cuthaymin iyo ibnu baas.

Dadka Tirsada Cidada Dhiiga Ama Bilaha

1. Gabadha la furay ee wali caadada hesha waxay tirsanaysaa sedex dhiig. Marka la furo kadib.

2.Gabdha la furay ayadoon loo galmoon wax cidaa ma tirsanayso

3. Gabdha laga dhintay ayadoon loo galmoon 4 bilod 10 casho dayaxa ah.  casho ayeey tirsanaysaa

4. Gabddha Khuluca ah waxay tirsanaysaa hal dhiig sida rajixa ah

5. mida sinada ku dhacday sedex dhiig ayeey tirsanysa sida rajixaa

6. mida soo islantayninkuna galga yahay waxay tirsanaysa sedex dhig wana madhabka abii xanifa iyo hadalka jamhuurta waxaana dortay shekhul islaam

7. mida uurka leh cidadeedu waa in ay ilmaha dhigto ama 3 halagu furo amah al daqee

8. midaan dhiiga lahayn ee la furay ama ha waynaato ama ha yaraato cidadeedu waa sedex bilood

9. gabdha wali dhiga hesha ee la furo kadibna dhiigii weyda sabab kasta ha kuwaydee waxay sugaysaa mudo 9 bilood haday waxba dhamday waana madhabka iimaam axmed iymaaliki iyo shaafici qadimka ah waxaana fatwadas baxshay oo qisadaan dhacday sababankii cumar faruuq cid kaga hortimidna majirto, wana sida awoda badan waxaase khilaafay badhabka shaafici ee jadiidka  iyo abii xaniifa oo yiri waliged wey sugaysa intay ka helyso dhig

10.mida dhiig furanka ku dhaco waana laba nooc mida koobaad waxay kala fahmaysa labada dhiig xaga midabka urka iwm taasi waxay tirsanaysaa dhiigii caadada iyo midaan waxba kala saari Karin midaasi waxay tirsanaysaa sedex bilod waana madhabka shaaficiyada xanafiyada iyo ruwaayad xanaabilada ah iyo waxayna soo dalishadeen ayad iyo axadis saxiix ah waxaana khilafay malikiyada iyo xanaabilada iyo qawl isxaaq uu leyahay waxaana awood badan qawlka hore

11.Gabdhii yarayd ee bilaha tirsanaysay haday aragto dhiig waxay u wareegaysaa xaga xaytka tirsigiisa madama asalku xaytka ahaa.

12.Mida dhiga waynatay ayadoo bilihii tirsanaysa haday dhiig isku aragto wa laba qawl midka 1aad waxay u wareegysaa tirsigi dhiiga sababto ah malahedii aha in dhiigi ka dhamday sax mahayn waxaana qaba shaaficiyada iyo ruwaayad xanafiyada ah. Qowlka labaadhadii la hubsado dhiigaan in uu xayd yahay haa ayeey lihihiin waana madhabka maalikiyada iyo xanaabilada iyo ruwayad xanafiyada ah

13.Mida la furay ee hal xayt ama laba heshay kadibna waysay waxay u wareegysaa tirsiga bilaha oo ay bilaabayso waana mida gartay ama ku dhaw sanadaha xatku dhamaado

14.Hadii ninku uu furo dalaaqa soo noqoshada leh kadibna uu dhinto waxay tirsanaysaa cidada 4bilood iyo toban casho oo qamariyada ah waana ijmaac uu soo rarayo ibnu mundir

15.Mida la furay dalaaq dalqadihi dhamadeen oo ku jirta tirsashada cidadeedii hadii uu dhinto markiisii horana uu caafimaat taam ah qabay taasi cidadeeda ayeey dhamaytiranaysaa

16. Guurka sunada wa faqsan waa in ninku furaa xaaskiisa ayadoo daahir ah uusan ugalmoonin

17.

18. inuu furo iyadoo uur leh waliba uu muuqdo uurkeedu

19. khilaaf kuma jiro culumada dhexdooda,ruuxii fura xaaskiisa ayadoo daahir ah uusan ugalmoonin kadibna uu ka tagointii ay ka dhamaystirato cadadeeda inuu asiibay sunnada

20. dalaaqa sunnada ah waxa weeye inuu ku furo hal dalqad

21. amaa wixii kabadan hal dalqad waa sunnadoo la khilaafo

22.

23. hadii uu furo xaaskiisa ayadoo caado leh,ama daahir ah uu ugalmooday uusana muuqanin uurkeeda,furitaankaas waa uu dhacayaa,ninkuna danbi buu ku dhacay.

24. ruuxii aan uqasdin inuu ku dhawaaqo furitaanka sinaba ,waxa u qasdinayay inuu ku dhawaaqo eray kale,carabkii ayaa ka hor maray oo furay islaantii wxaay ku tageen jamhuurtu inuu furitaankiisu uusan dhacaynin haddii uu sugnaado khaladkiisu



halkii ayad ee xalay masaaishii ku jiray qaybtii kobaad weye ardada ku taxan hala socdaan masaishaan ilaa 200 oo ku sabsan guurka iyo axkaamtisa xiliga imtixanka suradaan ayeey la socondoonaan

Waxa Na Soo Garsiiyay Sh Xanaafi Wixii Mulaxada Asaga Kala Xiriir wa shukran


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip