Aroos wacanoo Wanaagsan, Hanbalyo dhamaantiina

67
Friday September 20, 2013 - 20:20:20 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 15498
  • (Rating 3.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 10 2
  • Share via Social Media

    Aroos wacanoo Wanaagsan, Hanbalyo dhamaantiina

    Baraka Alaahu lakuma wabaraka calykuma wajamaca baynakuma fil khayr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baraka Alaahu lakuma wabaraka calykuma wajamaca baynakuma fil khayr Dhamaan Culumada, Ducaada Qolka gabdhaha,WIlasha iyo Ardada Dhamaan Walaha Markaska ALtaqwa Waxay U Dirayaan Hanbalyo Iyo Duco Walaha Kala Ah ----- oo xalay arooskoodu ka dhacay Qolka Somali Islamic Altaqwa Network oo kala ah ---- ************** Khayrdoonto & Mahamed Abdi(F) **Huda 111 &  Hassan Mahamed(F) **  Haliimo taako** IyoYUSUF  Bashiir**(F) Xayder Iyo   Xaajiyadisa Cusub***** Usoo Duceeya Walaalihiina Qoysaska cusub ee kusoo biiray familada somalida Alle ha idin barakeeyo.
  • hawa tako said:

    Tuesday October 01, 2013 - 15:20:26

    As wr wbraktuh waxa leeeyahay walaha dhaman mabruk Alllah ha ka wada yelo guurkna guuur kher leh iyo guryo wada nagiiiu Alhuma ameeeeen

  • mumtaaz_47 said:

    Saturday September 28, 2013 - 15:38:57

    hnablyo hanbalyo hanbalyo

  • Minbar Altaqwa said:

    Tuesday September 24, 2013 - 08:06:56

    Asc Wr Wb,, Anago kala ah Shkh @Xanaafi114, @SaLmaan Cise, @Ibnu-Yasir, @Mohamed abdulahi, @Saalax30, @Cabduladiif, @farhan h3, @Chuaeb, @Adoon-Alle_3 iyo @Abdurahman_32 oo Tahniyadooda cod-ahaan ku gudbistey waxan leenahay Hanbalyo, Hanbalyo, ****DHAMAAN AROOSYADA kala ah >> Khayrdoonto & Mahamed Abdi **Huda 111 & Hassan Mahamed ** Haliimo taako** IyoYUSUF Bashiir** Xayder Iyo Xaajiyadisa Cusub***** oo ka dhacey qolka **Somalic Islamic Altaqwaa Network** 20.09.2013,,, Baarakallaahu lakum wa baaraka calaykum wa jamaca baynakum fii khayr, >>Diin hadi aad rabto Altaqwa imo, >>Duruus hadi ad rabto Altaqwa imo >>Dugsi hadi ad rabto Altaqwa imo >>Dacwo Ilallah hadi ad rabto Altaqwa imo >>Dad ku jecel hadi ad rabto Altaqwa imo >>Dardaaran hadi ad rabto Altaqwa imo >>Duco aroos hadi ad rabto Altaqwa imo >> Ha moogaan, Altaqwa Network, *****Aroos wacan oo wanaagsan***** >>

  • king guleed said:

    Tuesday September 24, 2013 - 08:06:00

    asc wr wb hambalyo hambalyo hambalyo ddhamaan waxan halkan ooga hambayaynayaa anika iyo xaaskayak hodan-m-114waxanu leehanay dhamaan lamanayaasha istoortay waxan leeyahay dhamaandood wiil iyo caano gabdh iyo caano halgan waxan ooga yar marinayaa tix yar oo gabay ah [[[hadiyad wayaan qali ah ilyeys weeye soo baxaaya hillac wayeey ifaaya ugub weeye jacayl thanks all

  • sabirin-2013 said:

    Tuesday September 24, 2013 - 08:04:50

    asc hambalyo dhamaantiin dadka is guursaday guurkiin guurkhar gurigiin guri nagi guulow kayeel Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiin, Baarakalaahu lakum wa baaraka calaykum wa jamaca baynakum fi kheyr.

  • sumaya2409 said:

    Tuesday September 24, 2013 - 07:31:37

    Asc waxn tahniyad udirayna wallehen qaliga aniga &xajigyga &sxbty ummu ilyas114 & xajigeda waxn lenhy barakallaahu lakumaa wabaraka calaykuma wajamaca baynkuma filkhyr.waxn lenhy isku wara allah s.wt haidin kadhigokuwii isku sabra iskuna wara awlda ragt rabi hadinku deeqo waxan leyahay kuwi sunadii nabiga scw qato allah haidin kadhigo.kuwii ragoda adeco allah oo janada guri logdhiso. waxan kuladardarmayaa wilasha iney noqdaan kuwi udulqato sowjadoda mrwlba hadydah u ronda : walalaha gabdaha waxan kuladardarmayaa ineey jowjkeda baari unoqodan.hadii gabarta muslimadaha ey shanteda waqti tukato sokeda sonto ninkeda adecdo janada ayey galeysaa.somalida wexey dhahda jacelka wa gurka kahor lkn gurka kadib wudhamadaa lakin jacelka dhabta wuxu imadaa gurka kadib.alxubu bacda zawaj.

  • umunajax said:

    Tuesday September 24, 2013 - 07:28:30

    asc waxan leeyahay walaalaha arooska ah noqada ku wii isku ragah oo raayah oo ubada kheyr leeh heelah reer kii lagu nastoh oo lagu nagadoh barkalaahumaa waa barkcaleekuma waa jamacabenakuma bil khey allf mabuk masha alaah

  • wadiima12 said:

    Tuesday September 24, 2013 - 07:27:44

    ascwrb waxan halkan kasalamayaa dhaman walaha rer altaqwah waxan tahiyad aroos u dirayaa walaha is gur saday waxan leyhay ducadii rasulka barakalahu lakuma wabaraka caleykuma wajamaca beynakuma filk kher alf alf mabruuk huda xalima taako kherdonto iyo xajigoda dhamantod waxan leyhay alf alf mabruuk

  • idman114 said:

    Tuesday September 24, 2013 - 07:26:47

    asc waxan halkaaan hanbalyo aroos ugu direynaaaa aniga iyo camaraaaah iyo suweydah walahaeyna kala ah kheyrdoonto .mohamed abdi hudaaa111 ..hassan mohamed haliimo tako .....yuusuf xeydar iyo xaajiyadiisa Waxaanu leenahay guurkii lagu nastee lagu negaado illaahay ha idinka yeelo Guurkii hagaagee ku sugan guri nabaadiino Een gelin dareen laga fileyn guule idin yeel waxana leynahay ducadii nabageyna mohamed sc w barakallahu lakum wabaraka caleykum wajama beynakum fiiqyr mabruuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuk mabruuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuk alfa mabruuuuuuuuuuuuuuuuuuuuk

  • ibtissam_13 said:

    Tuesday September 24, 2013 - 07:25:54

    asc akhii xalkan waxa ka tahniyadeyneyna aniga iyo ilsan_1 walashey ladan iyo sedigey adoon alle waxan nilenahay barakallahu lakuma wabaraka caleykuma wa jamaca beynakuma fiikhayr guurkina guur khayr guurigina guri nagiii wil iyo cano gabadh iyo cano

  • Ubaxeeey 444 said:

    Tuesday September 24, 2013 - 07:24:30

    asc wrwb waxan hanbalyo udirayaa walalah aroosk ah .... hanbalyo Aroos wacan oo lagunuursad Gacalka iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax.Nolal waa ducee rabi waxan kabaryaynaa daacad inaad ahaataan samir isasiisan hab isasiisan isdadahaysaan darwacan katooostaan Ubax isasiisan qalbiyadiin hanataan barka laahu laka wabaarka calakum wa jamac beynkum bil khayar

  • Manaal 1 said:

    Tuesday September 24, 2013 - 07:23:13

    asc waxaan halkaan hanbalyo iyo salaan uga direeynaa Aniga iyo sowjkeyga dhamaan walalaha qaaliga ah ee is guursaday waxan lenahay hanbalyo guurkina guuur kheeyr waxaan kula dardarmeeynaa waalalah in eey gurigooda ku dhaqan sunadi nabiga iyo alle ka cabsi tix gabay ah.... Labadi isdoortoow labdi is calmado caafimad ku waara caadil ha idin siiyo cimraan iyo cadnan iyo caabiiraba gurigina lagu raag diintii ilaahiyo sunadi rasuulka mid lagu nooleyo allaha ka yeelo

  • ubax114_8 said:

    Tuesday September 24, 2013 - 07:21:49

    asc wll waxan hambalyo u diraya dhaman walalaha isguursaday hambalyo hambalyo walalayal gacal iyo spkeyaba guurkina lugu farax... waxan idinku ducaynaya ducadi rasuul ka csw barakalahu lakuma wabaraka calaykuma wajamaca bayna kuma filkhayr ilahay kuwi isku waaro ha idinka dhigo amiin amiin

  • MissIslam09 said:

    Tuesday September 24, 2013 - 07:20:50

    asc wr wbr hanbalyo ban leyahay walaaha isguursaday ilaah haka dhigo guri kheyr badan diinka allah lagu dhaqo ubad salixiin ah allah hadinsiiyo mabruuk arooskiina, Baarakalaahu lakum wa baaraka calylum wa jamaca baynakum fii kheyr.

  • amira-2013 said:

    Tuesday September 24, 2013 - 07:19:23

    asc walal waxan halkan hambalyo igu diraya walalahayga is guursadey dhamantood waxan lee yahay ilahay haa isku khayro gurigi ilahay ka raali noqdo ilahay haka dhigo gurigooda waxanaa xasuusinaya guurka sanadkan jira waxuu u bahan yazhay samir badan iyo dulqad ilahay owlaad khayr qabta haa siiyo anigo aah gabar walalashod aah o ku soo birtay walalaha altaqwaa

  • Bintalkhayr said:

    Tuesday September 24, 2013 - 07:18:33

    asc wr wb walaal waxaan halkan uuga dirayaa tahniyad walaahay qaaliga ah waxaan leeyayahay ducadsuulka barakallahu lakuma wa baraka calaykumaa wa jamaca baynakuma filkhayr nashiidana wan u wada waxaanan leeyayay khayrka isu dardaarma dulqaadkana ogaada walaalayaal wxaa kale oon ku baraarujinlaha aan u hadiyayno asxaabta aroosga ah

  • ruuneey25 said:

    Tuesday September 24, 2013 - 07:16:24

    ASCWRB ,, WAXAN HALKAN SALAAN QALI AH IYO HANBALYO UGA DIRAYA WALALAHEYGA ISGUURSADEY,,WAXAN LEYAHA MABRUUG MABRUUG MABRUUG BARAKALAHU LAKA WABARAKA CALEYHI WAJAMACA BEYNAKUMA BIL KHEER ASCWRB

  • hodansharaf said:

    Tuesday September 24, 2013 - 07:15:32

    MABRUUK AROOSYADA QAALIGA EE SHARAFTA BADAN WAA HUDA QAALI IYO SEYGEEDA IYO KHAYRDOONTO IYOSAYGEEDA IYO HALIIMO TAKO IYO SAYGEEDA IYO XAYDAR IYO XAASKIISA WAXAAN LEEYAHAY DUCADII RASUULKA بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير, >>ANA WAXAAN LEEYAHAY MAANSHA ALLAAH ALLAAH HA IDIIN BARAKEEYO QOYSASKA CUSUB WIIL IYO CAANO GABAR IYO MALAB, I WISH IN AAN BURANBUR AQOON LAHAA LAKIIN WAXAN IDIN LEEYAHAY AAD IYO AAD BAAN IDIIN JEJLAHAY ILAHAY DARTIIS , NOQDA KUWII ISKU WAARA UBAD KHAYR QABANA ILAAHAY HA IDIN SIIYO DHAMAAN ,MARLABAAD WAA WALAASHIIN AAD IDIIN JECEL OO IDIN LEH HAMBALYO QAALI IYO SHAFAR IYO QURUXEY.ASC WB WB WAA WALAASHIIN HODANSHARAF.

  • Hawa Tako said:

    Tuesday September 24, 2013 - 07:11:54

    as wr wbaraktuh ano hawa tako ah waxan leeyah dhaman walalha mabaruk mabaruk allafa mabaruk mabarakalh lakuma waa baraka calaykuma wajamaca baynakum biii kheer dhamanteeen waxan halka si gar ha hanbalayo oga soo dirayna dhamaan anago ah reer macalin hussen ah abo iyo hoyo iyo walalo dhaman waxan leenahay hanbaloyo ayan lee nahay walshaya qaliga ah oo ah walshay galiga oo iga weeen halima sacdiyo iyo walakay yusuf bashir guurkina guur kher guriguina guuur nagi gulow ka yeeeeel Halima iyo yusuf waxan idin leeeeyahay hadan reer la wada dhisin racan manat jogo adun laguma rageen ragana iyo dumarko riga siiya sacabka raciya iyo masharaxada labadi isku ragto ameen labadi isku rayso ameen labadan kala ragin ameen isku ronata adaha isku raxaysto ahada isku so rooora ahada.

  • umu-hasna said:

    Tuesday September 24, 2013 - 07:10:15

    Asc akhi minbar hambalyo ayan walaalaha is aroosay aniga iyo xajigayga. Baarakallaahu lakuma wa baaraka calaykuma wa jamaca baynkuma fil kheyr. illaahay ha inaga yeelo kuwi kheyr iyo badhaadhe adunyada inta joogtiin akhirana janatalfardowsa ku waara. wiil iyo can gabadh iyo cano.

  • cosob_8_1 said:

    Monday September 23, 2013 - 08:39:26

    Aslmu caleekum anaga oo kala ah cosob, ladan11-1 iyo farida_2 waxaan hanbalyo u direyna dhamaan walaalaha is aroosey waxan ugu duceeynaya Barakalaahu Lakumaa Wabaaraka Calaykumaa Wajamaca Baynakumaa Bilkhayr 4 aroosba

  • umurooda_2 said:

    Monday September 23, 2013 - 08:35:39

    Ascwaa umu rooda hambalyo dhamaan aroosyada waxaan leeyahay gacal iyo sokeeya guurkiina ha lagu farax guule lagama waayee gobonimo ku waara geesiyaal ku curo habla gaariyoo gayigaba hoggnsha guule haydiinku deeqo Baarakalaahu lakum wa baaraka calykum wa jamaca beynakum fi kheyr.

  • bintu MIRE said:

    Monday September 23, 2013 - 08:33:25

    Assalaamu Calaykum waraxmatullahi wabarakaatuhu الف الف مبرووووووووووووك يابو هزاع الله يجمع بينكم في خير ويسعدكم بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير Waxaan Habalyo u diraynaa Anaga oo kala ah Maama Naleey, Farxiya114, Nuha, rabica-2 bintu cabdiraxman, fahmo114, saabiriin, Bintu mire, waxaan Hambalyo Kal iyo Laab ah u diraynaa Aroosaska iyo Aroosayaasha oo kala ah **Huda 111 & Hassan Mahamed ** Haliimo taako** Iyo Bashiir** Xayder Iyo Xaajiyadisa Cusub waxaan idinku duceynay ducadii Rasuulka csw بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير Waan Idiin Duceenaya Daa'im Ha idiiin Aqbalo اللهم وفق بينهم على خير ... اللهم اجعلهن قرة اعين لءزواجهن اللهم الف بين قلوبهم كما الفت بين قلوب عبادك ..اللهم سخرهم لبعض كما سخرت البحر لموسى ... اللهم ازرع المحبة في قلوبهم وأبعد عنهم عين الناس والحاسدين والشياطين وتقرب مابينهم بالخبر والمحبه

  • Zunairah-114 said:

    Monday September 23, 2013 - 08:32:17

    Asc wr wb hambalyo xambarsan galkaceyl walaltinimo iyo bogadin waxaa udiraya zunairah, najla, fatima 235 iyo fariida 2 xidigaha ee cawa nolosha cusub isla galay Khayrdoonto & Mahamed Abdi Huda 111 & Hassan Mahamed Haliimo taako Iyo Bashiir Xayder Iyo Xaajiyadisa Cusub idinleyahy iskunoqda kuwa guryoohooda kudhisa dacada alle iyo maxabada eebe iskunoqda kuwi isku cawiya cibadad alle iyo dacwada jecelka iyo galceylka wa udub dhexedka guriga ee ilalasha ,waxn idinku ducenaya xidigaha lamannayasha cusubow ducadi nabiga csw با رك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • sacduni said:

    Monday September 23, 2013 - 08:30:29

    Asc wrwb aniga iyo Ahlaaam_2 iyo Siman52 waxaan hanbalyo u direyna caruusyasha ilaah haka dhigoo kuwii isku waaro u bad kala hela baari,, raga la hadlayaa... raaliya hesheen raga wada raadinaye waligaa ha riixin hana reebin siduu rabi kula og yahay ugu raxmadeey hadalada naxariista leh,,, idinku noqda raaliyashaa dumaroow kuwii uu u duceeye rasuulkeeni csw ee u roonaada waa rafiiwiniye, Baarakalaahu lakum wa baaraka caleykum wa jamaca baynakum fii kheyr.

  • foos114_ said:

    Monday September 23, 2013 - 08:27:10

    Asc wrx wbr mabruuuuuuuuuuk mabruuuuuuuuuuuuk walaha i aroosay oo kala ah khyrdoonto and seygeda maxahamed abdi & huda iyo seygeda hassan maxamed &halimo tako and seygeda yusuf bashiir& xeyder and xaskisa cusub waxana le yahay ducadii nabiga csw barakallahu lakumaa wabaraka caleykumaa wajamaca beynakumaa filkhyr isku waro oo ubad kher qabo allah adinka lasiyo mashaaaaaaa allah ulululululululu

  • saaliha1 said:

    Monday September 23, 2013 - 08:26:30

    Aswrwb walalaha qaaliga ee caruusiinta ah waxaan leeyahay baarakallaahu lakumaa wabaaraka cayalkumaa wajamaca bayna kumaa fiikhay ilaahay guryihii laguwaaro oo ubad khayrqaba ka dhasho haydinka dhigo arooskiina sida aad qolka ugu wada kulanteen janadiisana ilaahay haydiin kulansiiyo mabruukdhamaantiin mabruuk mabruuk aroosyo wanaagsanoo ubaxaad tihiin indheergaradyaad tihiin ee is urursiwacan

  • umu cabaas22 said:

    Monday September 23, 2013 - 08:24:54

    Asc wrbt hambalyo hambalyo dhamaan walalhan qoysaska cusub waxaa leyahay isku waara idan illahay allaha idin siiyo gabdho iyo wiilal masalkoodu alla kadhigay qadiija iyo xasan iyo xuseen baraka llahu lakum

  • umulqeyr said:

    Monday September 23, 2013 - 08:24:10

    asc wr wb mabruuka walalaha arooska ah dhamaantiin ah isku waara ubad qeer qabana kala hela, Baarakalaaahu lakum wa baaraka caleykum wa jamaca beynakum fi kheyr.

  • ilsan_1 said:

    Monday September 23, 2013 - 08:22:53

    Asc xalkan waxan ka habalyeyneyna aniga iyo ibtissam_13 alf alf mabruk walalahena rer altaqwa ee xalkan caaroskodu ka dhacayo caawa waxan lenahay baraka allahu lakuma wabaraka caleykuma wajamaca beynakuma fikkhayr wil iyo cano gabadh iyo malab qoysaski din iyo farxad iyo kaladabeyn ku dhisnada allaha niga yelo allahuma aminnn lulululululululululu dam dam dam dam

  • sumaya_153 said:

    Monday September 23, 2013 - 08:21:08

    asc wrw b waxaan halkaan ugu hanbalyeeynayaa dhmaan wlalah is guursady waxaan leeyahy noqdo reerihii lagu aayo laguna daydo walaaha waxaan kula dardaarmayaa si qaas ah gabdhaha ineey adeecaan soojyaalkooda waayo marba hadii layri zowjkaag ayaad jana ku heleeysaa waaa inaad raadisaa jano aduunyadana aad indha ka xertaan isnhlaah oo aad jana raadisaan inshlaah isku raaga wiil iyo caano gabar iyo caano baarakalaahu lakum wabaarka caleeykum wa jamaca beynakum filqeer

  • raquuda said:

    Monday September 23, 2013 - 08:19:27

    تتعالى الأصوات وتمتزج العبارات وتتحرك الأنامل لتخط كلمات لتبقى في القلب ذكريات ولاأملك سوى بضع كلمات لترسم لكم التهاني والتبريكات فأقول ألف ألف مبارك بكل مايحمله اسمكم من معاني أسعدكم الاله ووفقكم ورزقكم الذرية الصالحة التقية النقية هبة من ربنا ورب البرية بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكم في خير

  • Xannah said:

    Monday September 23, 2013 - 08:18:33

    1-Asc wr wb waxaaan halkan hambalyo aan la soo koobi karin uga dirayaa dhamaan walaalahayga qolka altaqwa ee caawa arooska ah anigoo ugu horeyntii ugu wada duceynaya ducadii rasuulkeena csw Baraakalaahu Laka Wa baraka calayka wajamaca beyna kumaa fi khayr marka xiga Alle ha idinka dhigo qoysaskii isku nasta ubad khayr qabana kala hela Guryahoodana diinta islaamka ku taaaga ! Walaalyaal beeer wabi ku Talloo barwaaqo badan Balkiina dheereadey midhihiina soo baxeen Allow burjiga iyo tarrantiina saa u badi ...allahuma ameen aad baanuna idinku faraxsanahay

  • Xannah said:

    Monday September 23, 2013 - 08:17:48

    2-Tixdaana igu gudooma ...Rabigeena ina uuntaye uur inagu beeray ,,,, ilaaheena wayne dhamaan dunida aas aasay ,,,,,, keligiis inaan aaminana nolosha ku asdeeyey ,,,, ilaaheena faralkiyo sunaha ugu abaal gudayno ,,, islaamnimada ina siiyayey iyo ubaxa diinteena ,,,,,, waxaan caawa ubad uga baryaa idinka weeyaane ,,,, arooskiinu noqay kii ina anfaca,e ,,, isku waara abdidkiin ilaah idinku deeq nolol ayaan badane ,,, aayatiin ku waariyo samaan aan sal guurayne ,,,, rabigiina idin sii awlaad saalixoo wacane ,,,,, anaguna idiin sacab tunoo ducada idin siinay

  • dalmaa_25 said:

    Monday September 23, 2013 - 08:07:49

    ASC WR WB,,HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO KUWI ISKU WARO O UBAD IYO KHEEYR KALA HELA ILAH HA IDINKA DHIGO DHAMANTIIN WAXAN IDINKU WANINAYA IN AAD KHILAAF ISKA ILALISAN WIL IYO GABADH NABAD IUO BARWAAQO,,,, ALLAOW gaaridi loo xusheyo gabadha loo aayo raaliyo garaad badan midaan idinka gubabeynin aday gacamaha kuu hoorsaden e allow ha gafsiinin gabar dhowr tilmamod aya sababo guurkeda midba qurux loo gursada laguba goobtaye midna waxa gayangaa ka dhiga garasho diimede caqilow si gaara u ogow tan u gadaleyso gurigada yeey galin hadeey gaberi diin beesho gayaankada mahee ka durug gabi ahanteeda gaduudkedah haw arag iney guur ku mudaneyso gararyihiyo laafyaha hadayin galab galab caraawgeda tolkeda ahaa gesiyaal yeysan kugu gaadin gamman farasiyo geelbey qaban gariyo giir toona yaan lagugu soo galin hadey garasho diin weydo

  • sacdiya_degan said:

    Monday September 23, 2013 - 08:04:32

    Asc .. tix gabay ah... aroosyada isdoortee calafku isla doontee eebe isu dooray ..waxaa iga dardaarana inay wada dadaalaan ruuxba ruuxu doortay inuu daadahshaayoo samir iyo dulqaad badan hadal debecsan oo wacan daacadnimo udheertahay inuu kula dadaalaa,,, .... ilahayna ha ka dhigo kuwii iskuwaara kala hela awlaad baariya amiin aaaaamiin

  • sacdiyo_41 said:

    Monday September 23, 2013 - 08:02:15

    Asc wr wb waxan halkan uga diraya hambalyo dhamaan 8 da qof ee caawa is guursaneysa ee reer al taqwa barakalahu la kuma wa baaraka caleykuma wajamaca baynakumaa bi khayr insha alaah qudwa xasanah anagana wan idinkuso daba jirna bi idnillaah

  • sadra_6 said:

    Monday September 23, 2013 - 08:01:28

    Asc waaxan halkan tahniyad diiran uga diiraya walalha is aaroosay noqda kuwi isku waaro ubaad qeyr qabana kala helo guurkina guur qey guurigina guuri nagi habalyo masha Allah, Baarakalaahu lakum wa baaraka caleykum wa jamaca beynakum fi kheyr.

  • Nasiixah said:

    Monday September 23, 2013 - 07:59:15

    Asc aroosyada guul iyo Allah ha geeya guri qabaaw, oo daara diinta lagu dhaqo Allah ha geeyo, awlad salixiina Allah ha siiyo sama ku waara samirkana kaashada, samad waxan idiin warsaday samaan aan dhamaan, waxana leeyahay walaalaha dhamaan baarakALLahu lakumaa wabaaraka calaykuma wajamaca beynakuma fii khayr

  • umu mohamed amiin_2 said:

    Monday September 23, 2013 - 07:56:51

    ASCWRWB ANIGA IYO XAAJIGEYGA WAXAN HANBALYO U DIRAYANA WALAALAHA IS GUURSADEY WAXAAN DHAHAYNAA ALLAH HA ISKU BAREKEYO WALALEYHNA GUUL IYO XAFAD IYO DUCADII RASULKA SCW AYAAN UGU DUCEYNAA GURYO SAMO HA KU WAARAN BAARAKALAAHU LAKUM WA BAARAKA CALEYKUM WA JAMACA BAYNAKUM FI KHEYR.

  • raabico abdiraxman said:

    Monday September 23, 2013 - 07:52:39

    Asc waxaan halkaan uga hambalyeynayaa walaasheyda iga yar huda abdi kheyre iyo seeygeeda xassan yare iyo walaalaheyga kale ilaahey haka dhigo gurigooda kii lagumaamulo diinta islaamka mabruuuuuuuuuuuk mabruuuuuk ilaahey oowlaad bari ah oo diinta faafiyah ilaahey ha idinsiiyo waxaan gooni uladardaarmaya gabadha igayar huda 11 in eey adeecdo zowjkeeda qaaliga ah oo mar waliba eey kadhoowrto wixii dhegta dhibaya

  • amatallaah55 said:

    Monday September 23, 2013 - 07:51:04

    Asc waxaan halkaan duco iyo hambalyo uga diraa walaalahayga aan Alle dartiis u jeclahay huda.khayrdoonto.xalima taako iyo zawjada xaydar iyo zawjyadooda---barakallaahu lakumaa wabaraka caleykumaa wajamaca baynakumaa filkhayr,waxaan kula dardaarmin huda,khayrdooto iyo xaliima taako iyo zawjada xaydar ku dhaqa guryihiina kitaabka Alle iyo sunnada,ula dhaqma ragiina sidii ay caaisha ula dhaqmi jirtay oo u raali galin jirtay rasuulka scw oo janno ka shaqaysta ragiina waayo gabadhu hadii hay soonto salaado oo zawjkeeda adeecdo waxaa Alle dhahaa 8 albaab ee jannada ka gal kaa rabto,wiilasha waxaan leeyahay maanta mas'uul wayn wayn baad qaadeen ma tihiin sidii hore ee ku dhaqa guryihiina kitaabka iyo sunnada oo yeeynaan idinka soo caban gabdhahaas,ku dadaala in aad soo saartaan ubad islamka wax u tara.

  • suhaila2 said:

    Monday September 23, 2013 - 07:50:10

    ascwr wrbt dhamaan waxaan halkaan hambalyo ugadirayaa walahayga is calfaday waxaan leeyahy dhamaantiin iskuwaara ubad khayr qabana kala hela aamiin inshaa allah barakallahu lakumaa wabaaraka caley kumaa wajamaca baynakubaa fil khayr

  • maida_44 said:

    Monday September 23, 2013 - 07:49:26

    ASC DHAMAAN WALAHA IS AROOSAY WAAN U HAM BAL YEENAYA WAXAANA LEEYAHAY WALAAHAYGA allaha idinka dhigo kuwii isku waara oo ubad qeer qaba kala hela allahana isu maceeyo allahuma aamiin waxana leeyahaya baraka lahu lakuma wabaraka caleykuma wajamaca baynakuma bilkheir

  • hiba114 said:

    Monday September 23, 2013 - 07:48:49

    asc hanbalyo qaaliya ani iyo gabdho asxaabtayda ah naga gudooma wa ani o ah hiba114 iyo ubax114_8 khalilah_7 amatarabi114 nadiya34 ladan11-1 wallhayaga qaaliga ah all wallahayaga is guursaday waxan marka hore ugu ducaynaynaa ducadi rasuulka baraka llaahu lakum wa baraka calaykum wa amaca baynakuma fi khayr allf allf mabruuk ayan leenahay o guurkiinu guur khayr gurigiinu guri nagi guulaw ka yeel rayn rayn iyo barwaaqo ku noolada inta noloshiina ka hadhay in shaa allah kuwii ubad khayr qaba kala helee isku samra waligood ayan idin leenahay mashaaaaaa allaah mabruuuk alf mabruuuk all wallha

  • asiya ilwad said:

    Monday September 23, 2013 - 07:45:57

    Ascwrwb aniga iyo umoroda_2 salan iyo hanbalyo qaliyah naga gudooma dhamantiin Allah haka dhigo guryo lagu dhiso tawxiika Allahna ka xiftiyo wixii shar ah iyo camalshaydan Allah haku arzuqo mawado iyo raxmo dhexdooda Alahna haka dhigo kuwii inta cimriyadooda ka hadhay kuwada noolada farxad iyo jeceel muxubo aan dhamadlahayn akhrina marlabad fardowsa isku aroosa awlaad saalixiina baariyiina taqiyiinana allah haku arzuqo dhamantooda caafimad qaba insha allah kuwii islamka u noqda kudayasho wanagsan allah dhamantood haka dhigo Baarakllaahu lakum wa baaraka calykum wa jamaca baynakum fii kheyr.

  • Muslimah-Proud said:

    Monday September 23, 2013 - 07:41:09

    Asalamu calaykum wr wb walaal wan salamaya all walalaha altaqwaa waxan hambalyo u dirayaa gabdhaha cawa aroosaya Kher donto,huda,xaawo and walalka kale xaydar waxan ugu duceenaya ducadi nabiga scw Baarakallahu lakuma wabaaraka calaykuma wajamaca baynakuma fii kheer kulukum (ic) (bc)

  • Mujaahidah- said:

    Monday September 23, 2013 - 07:40:24

    hanbalyo /hanbalyo duco iyo qeyr iidiin wadaa guur barkeysan oo diinta lagudhaqo oo xaqa lagu maamulo baan idiin rajeynyaa 8 diinba, baarakalahu lakum wa baaraka caleykum wa jamaca beynakum fii kheyr.

  • xalima sacdiya-1 said:

    Monday September 23, 2013 - 07:38:24

    Asc wrwb waxaan halkaan uga hambalyeeynaa walaalaheeyga qaaligaa waxaan idin dhahaa hambalyo hambalyo guurkiina guurqeer barakalaahu lakumaa wabaraka caleeykumaa wajamajabeynakumaa fii qeyr dhamaantiin.

  • salwa_1 said:

    Sunday September 22, 2013 - 12:21:55

    asc masha Allaaaaaah Baraka laahu lakuma wabaraaka calykuma wa jamaca baynakuma fil khayr, Walaalahayga dhaman kusoo biirey Nolosha qoysaska waxaa leeyahay hanbalyo hanbalyo---Khayrdoonto & Mahamed Abdi(F) **Huda 111 & Hassan Mahamed(F) ** Haliimo taako** IyoYUSUF Bashiir**(F) Xayder Iyo Xaajiyadisa Cusub*****Good luck for the future and lots of love....


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

You have 1500 characters remaining.