Cimiga Tajwiidka Q1aad

2
Thursday September 05, 2013 - 04:08:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6181
  • (Rating 4.6/5 Stars) Total Votes: 11
  • 27 0
  • Share via Social Media

    Cimiga Tajwiidka Q1aad

    Khaas Ardada Madrasada ALtaqwa Qaybaha danbe Waxa Suuragal ah In "mailadiina laydinkugu soo diro ee Kala Socda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khaas Ardada Madrasada ALtaqwa Qaybaha danbe Waxa Suuragal ah In "mailadiina laydinkugu soo diro ee Kala Socda

في أحكام النون الساكنة والتنوين

 

Xukunka Nuunta Reeban Iyo Tanwiinta.



النون الساكنة الخالية من الحركة مثل( أًنْ)وعن

Nuunka reeban waa midka kamaran xarakada sida kor dhig hoos dhig iyo godaal wana sidaan An Iyo Can ( أًنْ)وعن


والتنوين : النون الساكنة الزائدة تلحق آخر الأسماء لفظاً لا خطاً : وهي عبارة عن الفتحتين أوكسرتين أوالضمتين مثل كتابا كتاب كتاب

tanwiin: waa nuun riiban uu zaa'id ah waxayna raacdaa magacyada dhamaadkooda dhawaq ahaan aana ku jirin quraalka.

Tanwiin.

Tanwiin waxaa la dhahaa laba kordhig laba hoos dhig iyo labo godid. Sidan-

Laba kor dhig وَلَيَكُوناً

حَكِيمٌ عَلِيمٌ Labo god

جُرُفٍ هَارٍ Labo hos dhig.

كم حالة لهما؟

ج: لهما أربعة حالات:1:الإظهار:2:و الإدغام: 3: والإقلاب: 4:والإخفاء:

Meeqa Xaaladood AYeey Leeyihiin.

Waxay leedahay Afra Xaaladood

1.Idhaar Muujin

2.Idqaam Is Dhex Galin

3.Iqlaab Badalid

4.Ikhfa;a Qarin

Fg Xarfahaan Afartaa Mid Walba Booskeedan Ku Sharixi Doonaa.

ما هو الإظهار؟

Muxuu Yahay Id-haarku

ج: لغة: البيان : اصطلاحاً هو إخراج كل حرف من مخرجه من غير غنة :

Jawab: Al-Ith-Haar .

Luqada Carabiga Waxaa Lagu Dhaha Bayaan Oo ah Cadayn. Ama muujin.

Isdilaaxana: In Laga Soo Saaro Xaraf walba Booskiisa Ayadoon La Quneeyn.

كم حروف الإظهار؟

Waa Meeqa Xarfaha Id-haarku

( ء ، هـ ، ع ، ح ، غ ، خ )

ج: حروفه ستة مجموعة في قولك(أخي هاك علماً حازه غير خاسر )

أو

أن قاب عني حبيبي همني خبرة*


arfaha id-Haarku Waa lix 6- waxaana lagu kulmiyaa hadalkaaga ah 1*Akhii 2*Haaka* 3Cilman 4 *Xaasahuu5 *Qayru 6 *Khaasir*

Tusaale Nuunta Reeban Oo laba Kalmadood Ah.

Sifiican ula soco nuunka  hadii lixda xaraf oo idhaarku ka gadaal maraan waa la muujinayaa


أمثلة مع النون الساكنة من كلمتين :

مَنْ آمَنَ
مَنْ هَاجَرَ
وَمَنْ عَادَ
فَإِنْ حَاجُّوكَ
مِنْ غِلٍّ
مِنْ خَيْر

Tusaalaha halkalmo Oo Nuunta reeban Ah.

Fiiro gara u fiirso nuunta reeban 6 xaraf hadii ay ka gadal maraan wa la muujinaya

أمثلة مع النون الساكنة من كلمة واحدة :


يَنْأَوْنَ
مِنْهَاجاً
أَنْعَمْتَ
يَنْحِتُونَ
فَسَيُنْغِضُونَ
وَالمُنْخَنِقَةُ

Tusaalaha tanwiinta

أمثلة للتنوين :

Ufiirso Hadii Lixdii Xaraf Mid Kamid Ah Horteeda tanwiin AY Dhacdo Waa La Muujinaya. sidatan


جناتٍ أَلْفَافاً
جُرُفٍ هَارٍ
سَمِيعٌ عَلِيم
عَلِيماً حَكِيماً
عَزِيزٌ غَفُورٌ
يَوْمَئِذٍ خَاشِعَةٌ

Tusaale Kale 

الأمثلة

التنوين

في كلمتين

في لكلمة مع النون

الحرف

كلٌ آمن

من ْءامن

ينْئون

الهمزة

جرفٍ هار

منْ هاجر

منْها

الهاء

حكيمٌ عليم

منْ علم

أنْعمت

العين

من حكيمِ حميد

منْ حكيم

وانْحر

الحاء

عليمٌ خبير

ولمنْ خاف

المنْخنقة

الخاء

قولاً غير

منْ غل

فسينْغضون

الغين

Xalqiga Oo Ah Hunguriga Ama Dhuunta Waxuu Leyahay Sedex Makhraj ama boos oo ay ka soo baxaan xarfahaan la muujinayo ee lixda ah

Booska Koobaad ama makhrajka koobaad Waxaa ka soo baxa الهمزة والهاء . Hamzada Iyo hada* Waana Booska Ugu Shisheeysa Dhuunta  EE Xaga Laabtana Sii xigta Kuna beegan  Ama Mesha raga Soo Buran Ee Curta Loo Yaqaan.

Booska Labaad Ama makhrajka Labaad Waxaa Ka Soo baxa labada Xaraf Ee العين والحاء . Waana Bartamaha Dhuunta Oo mesha Curta Loo yaqaan ayeey ka saraysaa oo waa mesha marka wax la biraynayo midida la marsho. Waana Bartamaha Dhuunta Oo mesha Curta Loo yaqaan ayeey ka saraysaa oo waa mesha marka wax la biraynayo midida la marsho.

3. Booska sedexaad ama makhrijka sedexaad waxaa ka soo baxa laba xaraf oo kala ah الغين والخاء . Waxayna Ka Soo baxaan Mesha ugu sokeysa dhunta ee afka soo xiga iina ka soo bilowda dhab xanuga.


Fiiro gaara. Xarfahaan Haday ka Hor maraan Oo Hortooda Dhacaan Ayaa La Idhaarinayaa  Ama La muujiyaa.

Su'alo laga Rabop Ardayga Ku Taxan Casharka  Ardaygii Soo Dhamaystira Waxa Hubaal ah In Uu fahmay Muhiimada Casharkeena Koobaad Dib Danbana Ugu Baahan mahayo Casharkaan Bal Waxaa La rajaynayaa In Uu Asagu Bari gudbiyo Oo Macalin noqdo


     Hadaba Qabso 18kaan sualod sul walbana mesha idhaarku ku jiro soo copy gareey Oo Ku SOo DIr "mailka  ama comentiga hoose mahadsanidiin


1 .في قوله تعالى {وَهُمْ يَنْهَوْنَ عَنْهُ وَيَنـْـئـوْنَ عَنْهُ وَإِنْ يُهْلِكُونَ إِلا أَنفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ} (الأنعام الآية :26).


2. في قوله تعالى { قُلْ يا أهل الْكِتَابِ لِمَ تَصُدُّونَ عَنْ سَبِيلِ اللَّهِ مَنْ آمَنَ تَبْغُونَهَا عِوَجًا وَأَنْتُمْ شُهَدَاءُ وَمَا اللَّهُ بِغَافِلٍ عَمَّا تَعْمَلُونَ } (آل عمران الآية :99).


3. في قوله تعالى { آمَنَ الرَّسُولُ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْهِ مِنْ رَبِّهِ وَالْمُؤْمِنُونَ كُلٌّ آمَنَ بِاللَّهِ وَمَلائِكَتِهِ وَكُتُبِهِ وَرُسُلِهِ لا نُفَرِّقُ بَيْنَ أَحَدٍ مِنْ رُسُلِهِ وَقَالُوا سَمِعْنَا وَأَطَعْنَا غُفْرَانَكَ رَبَّنَا وَإِلَيْكَ الْمَصِيرُ} (البقرة الآية :285) .


4.في قوله تعالى { وَلَقَدْ اسْتُهْزِئَ بِرُسُلٍ مِنْ قَبْلِكَ فَحَاقَ بِالَّذِينَ سَخِرُوا مِنْهُمْ مَا كَانُوا بِهِ يَسْتَهْزِئُون} (الأنعام الآية :10).


5.ي قوله تعالى {أَلَيْسَ اللَّهُ بِكَافٍ عَبْدَهُ وَيُخَوِّفُونَكَ بِالَّذِينَ مِنْ دُونِهِ وَمَنْ يُضْلِلْ اللَّهُ فَمَا لَهُ مِنْ هَادٍ }(الزمر الآية: 36).


6> في قوله تعالى {وَيَقُولُ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْلا أُنزِلَ عَلَيْهِ آيَةٌ مِنْ رَبِّهِ إِنَّمَا أَنْتَ مُنذِرٌ وَلِكُلِّ قَوْمٍ هَادٍ} (الرعد الآية :7) .


7.في قوله تعالى {صِرَاطَ الَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ الْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلا الضَّالِّينَ} (سورة الفاتحة الآية :7)


8.في قوله تعالى { مَنْ عَمِلَ صَالِحًا فَلِنَفْسِهِ وَمَنْ أَسَاءَ فَعَلَيْهَا وَمَا رَبُّكَ بِظَلَّامٍ لِلْعَبِيدِ} (سورة فصلت الآية :46


9.في قوله تعالى {وَاللَّهُ سَمِيعٌ عَلِيمٌ } (سورة النور الآية: 6


10: في قوله تعالى {فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَانْحَرْ } (سورة الكوثر الآية :2)


11. في قوله تعالى { فَمَنْ حَاجَّكَ فِيهِ مِنْ بَعْدِ مَا جَاءَكَ مِنْ الْعِلْمِ فَقُلْ تَعَالَوْا نَدْعُ أَبْنَاءَنَا وَأَبْنَاءَكُمْ وَنِسَاءَنَا وَنِسَاءَكُمْ وَأَنْفُسَنَا وَأَنْفُسَكُمْ ثُمَّ نَبْتَهِلْ فَنَجْعَلْ لَعْنَةَ اللَّهِ عَلَى الْكَاذِبِينَ } (سورة آل عمران الآية:

61)


12. في قوله تعالى { يُرِيدُ اللَّهُ لِيُبَيِّنَ لَكُمْ وَيَهْدِيَكُمْ سُنَنَ الَّذِينَ مِنْ قَبْلِكُمْ وَيَتُوبَ عَلَيْكُمْ وَاللَّهُ عَلِيمٌ حَكِيمٌ} (سورة النساء الآية :26)


13. في قوله تعالى {أَوْ خَلْقًا مِمَّا يَكْبُرُ فِي صُدُورِكُمْ فَسَيَقُولُونَ مَنْ يُعِيدُنَا قُلْ الَّذِي فَطَرَكُمْ أَوَّلَ مَرَّةٍ فَسَيُنْغِضُونَ إِلَيْكَ رُءُوسَهُمْ وَيَقُولُونَ مَتَى هُوَ قُلْ عَسَى أَنْ يَكُونَ قَرِيبًاْ} (سورة الإسراء الآية:

51)


14.في قوله تعالى { نُزُلا مِنْ غَفُورٍ رَحِيمٍ} (سورة فصلت الآية :32)


15. في قوله تعالى {لَقَدْ كَانَ لِسَبَإٍ فِي مَسْكَنِهِمْ آيَةٌ جَنَّتَانِ عَنْ يَمِينٍ وَشِمَالٍ كُلُوا مِنْ رِزْقِ رَبِّكُمْ وَاشْكُرُوا لَهُ بَلْدَةٌ طَيِّبَةٌ وَرَبٌّ غَفُورٌ} (سورة سبأ الآية : 15) .


16. في قوله تعالى {حُرِّمَتْ عَلَيْكُمْ الْمَيْتَةُ وَالدَّمُ وَلَحْمُ الْخِنزِيرِ وَمَا أُهِلَّ لِغَيْرِ اللَّهِ بِهِ وَالْمُنْخَنِقَةُ} (سورة المائدة الآية :3).


17:في قوله تعالى {فَلأقَطِّعَنَّ أَيْدِيَكُمْ وَأَرْجُلَكُمْ مِنْ خِلافٍ وَلأُصَلِّبَنَّكُمْ فِي جُذُوعِ النَّخْلِ وَلَتَعْلَمُنَّ أَيُّنَا أَشَدُّ عَذَابًا وَأَبْقَى} (سورة طه الآية :71 ).


18 كما في قوله تعالى {وَإِنْ خِفْتُمْ شِقَاقَ بَيْنِهِمَا فَابْعَثُوا حَكَمًا مِنْ أَهْلِهِ وَحَكَمًا مِنْ أَهْلِهَا إِنْ يُرِيدَا إِصْلَاحًا يُوَفِّقْ اللَّهُ بَيْنَهُمَا إِنَّ اللَّهَ كَانَ عَلِيمًا خَبِيرً} (سورة النساء الآية:35) .


Ardaygii Ka Soo jawaabo Wuxuu Yeelan Doonaa Abaal Marin aysan helin Ardada Kale Oo Kula Jirta Waxaa SUuragal In AY noqoto Duco 300 Qof Uu Muslimiin ah halmar aamin u dhado mustaqbalkisa aduun iyo midkiisa akhirana uu ku gulaytee Kumandooskii altaqwa Marada Dhexda Ha Ku Xirtaan

Waa 17:00 uktime Iyo caway Oo Khamiis Jumce Soo galaysa

WIxii Qalad ah oo aad aragto ku soo dir altaqwanetwork"hotmail.com


كتبة أبــــــــــــــــي محمد الحنفـــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــي






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip