suratu cama Q2aad

0
Thursday August 01, 2013 - 14:05:53 in Banaat caalimaat by Super Admin
  • Visits: 1199
  • (Rating 4.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 5 1
  • Share via Social Media

    suratu cama Q2aad

    waa qayb kamid ah tafsrki xalay baxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waa qayb kamid ah tafsrki xalay baxay 1

Dadka xad gudbay ayee u sugnaaday <jahanama> waana meel ay u laabanayaan

لِّلطَّاغِينَ مَآبًا﴿٢٢

Wayna ku nagaanayaan dhexdeeda sanooyin

لَّابِثِينَ فِيهَا أَحْقَابًا﴿٢٣

Ku dhedhemin mayaan dhexdeeda Qaboow iyo sharaab (wax la cabo)

لَّا يَذُوقُونَ فِيهَا بَرْدًا وَلَا شَرَابًا﴿٢٤

Waxaan ka ahayn biyo kulul iyo Dheecaanka ehlu Naarka.

إِلَّا حَمِيمًا وَغَسَّاقًا﴿٢٥

Waa abaalmarin waafaqsan Camalkooda.

جَزَاءً وِفَاقًا﴿٢٦

Waxayna ahaayeen kuwa aan rajeenin xisaabta.

إِنَّهُمْ كَانُوا لَا يَرْجُونَ حِسَابًا﴿٢٧

Waxayna beeniyeen Aayaadkeena.

وَكَذَّبُوا بِآيَاتِنَا كِذَّابًا﴿٢٨

Wax walbana waxaan ku koobnay kitaabka (Qoraal).

وَكُلَّ شَيْءٍ أَحْصَيْنَاهُ كِتَابًا﴿٢٩

Dhadhamiya la idiinmana ziyaadineno wax aan cadaab ahayn

فَذُوقُوا فَلَن نَّزِيدَكُمْ إِلَّا عَذَابًا﴿٣٠

Kuwa Allaah ka Dhawrsada waxay leeyihiin Liibaan.

إِنَّ لِلْمُتَّقِينَ مَفَازًا﴿٣١

Beero waawayn iyo Cinabyo way leeyihiin

حَدَائِقَ وَأَعْنَابًا﴿٣٢

Iyo Gabdho xuural Cayn ah oo isku da’ ah.

وَكَوَاعِبَ أَتْرَابًا﴿٣٣

Iyo Galaas Qamreed oo buuxa.

وَكَأْسًا دِهَاقًا﴿٣٤

Kuma maqlayaan janada dhexdeeda Hadal macno darro ah iyo Beenba.

لَّا يَسْمَعُونَ فِيهَا لَغْوًا وَلَا كِذَّابًا﴿٣٥

Waa abaal marin rabigaa xagiisa ka ahaaday iyo siismo xisaab ah.

جَزَاءً مِّن رَّبِّكَ عَطَاءً حِسَابًا﴿٣٦

Rabiga khalqay Samooyinka iyo dulalka iyo inta u dhexeesa Allaaha Raxmaanka ah Mana hananayaan xagiisa hadal.

رَّبِّ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ وَمَا بَيْنَهُمَا الرَّحْمَـٰنِۖلَا يَمْلِكُونَ مِنْهُ خِطَابًا﴿٣٧

Maalinta Jibriil iyo Malaa'igtu Saf istaagayaan wax hadlayana ma jiro Ruux Eebe u idmo mooyee oo Hadal xaq ah ku hadla.

يَوْمَ يَقُومُ الرُّوحُ وَالْمَلَائِكَةُ صَفًّاۖلَّا يَتَكَلَّمُونَ إِلَّا مَنْ أَذِنَ لَهُ الرَّحْمَـٰنُ وَقَالَ صَوَابًا﴿٣٨

Maalintaasi waa maalin sugan (dhab ah) ee Qofkii doono Rabigiis xagiisa haga yeesho meel uu u noqdo.

ذَٰلِكَ الْيَوْمُ الْحَقُّۖفَمَن شَاءَ اتَّخَذَ إِلَىٰ رَبِّهِ مَآبًا﴿٣٩

Waxaannu idiinka digeenaa cadaab dhaw Maalinta uu Ruux walba arkayo waxay Gacmihiisa hormarsadeen Gaalkuna uu dhahayo shallaytadaydaay maan ahaado Carro.

إِنَّا أَنذَرْنَاكُمْ عَذَابًا قَرِيبًا يَوْمَ يَنظُرُ الْمَرْءُ مَا قَدَّمَتْ يَدَاهُ وَيَقُولُ الْكَافِرُ يَا لَيْتَنِي كُنتُ تُرَابًا﴿٤٠




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip