
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul-Infidaar*)*) Li Sheekh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
|
|
|
|
Suuratul Infidaar |
سورة الإنفطار |
|
Goortii Samada go’go’da (dillaacda) |
إِذَا السَّمَاءُ انفَطَرَتْ﴿١﴾ |
|
Goortii xidiguhuna soo daataan. |
وَإِذَا الْكَوَاكِبُ انتَثَرَتْ﴿٢﴾ |
|
Goortii badahana lays ku furo. |
وَإِذَا الْبِحَارُ فُجِّرَتْ﴿٣﴾ |
|
Goortii xabaalahana lasoo bixiyo. |
وَإِذَا الْقُبُورُ بُعْثِرَتْ﴿٤﴾ |
|
Waxay ogaan Naf walba waxay hor marsaday iyo waxay dib marsaday. |
عَلِمَتْ نَفْسٌ مَّا قَدَّمَتْ وَأَخَّرَتْ﴿٥﴾ |
|
Dadow maxaa kugu kadiyay Eebahaaga Sharafta leh. |
يَا أَيُّهَا الْإِنسَانُ مَا غَرَّكَ بِرَبِّكَ الْكَرِيمِ﴿٦﴾ |
|
Rabigii ku abuuray kuna ekeeyay kuna simay. |
الَّذِي خَلَقَكَ فَسَوَّاكَ فَعَدَلَكَ﴿٧﴾ |
|
Siduu doonana kuu sameeyay. |
فِي أَيِّ صُورَةٍ مَّا شَاءَ رَكَّبَكَ﴿٨﴾ |
|
Saas ma aha ee waxaad beeninaysaan abaal marinta. |
كَلَّا بَلْ تُكَذِّبُونَ بِالدِّينِ﴿٩﴾ |
|
Korkiinanna waxaa ah Malaa’ig idin ilaalinaysa. |
وَإِنَّ عَلَيْكُمْ لَحَافِظِينَ﴿١٠﴾ |
|
Sharafna leh waxna qoraysa. |
كِرَامًا كَاتِبِينَ﴿١١﴾ |
|
Wayna Ogyihiina waxaad falaysaan. |
يَعْلَمُونَ مَا تَفْعَلُونَ﴿١٢﴾ |
|
Dadka baariyaasha ah waxay ku sugan yihiin Naciima. |
إِنَّ الْأَبْرَارَ لَفِي نَعِيمٍ﴿١٣﴾ |
|
Kuwa dambiilayaasha ahna waxay ku sugan yihiin jaxiima |
وَإِنَّ الْفُجَّارَ لَفِي جَحِيمٍ﴿١٤﴾ |
|
Wayna galayaan <jaxiima> maalinta abaal marinta. |
يَصْلَوْنَهَا يَوْمَ الدِّينِ﴿١٥﴾ |
|
Mana aha xageeda kuwa ka maqnaanaya. |
وَمَا هُمْ عَنْهَا بِغَائِبِينَ﴿١٦﴾ |
|
Maxaa ku ogaysiiyay maalinta abaal marinta. |
وَمَا أَدْرَاكَ مَا يَوْمُ الدِّينِ﴿١٧﴾ |
|
Katib maxaa ku ogaysiiyay maalinta abaal marinta. |
ثُمَّ مَا أَدْرَاكَ مَا يَوْمُ الدِّينِ﴿١٨﴾ |
|
Waa maalint ayna u hannan karin Nafna Naf kale waxba, Amarkana Maalintaas waxaa leh sugnaaday Allaah. |
يَوْمَ لَا تَمْلِكُ نَفْسٌ لِّنَفْسٍ شَيْئًاۖوَالْأَمْرُ يَوْمَئِذٍ لِّلَّـهِ﴿١٩﴾ |
|
|
|

0 

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul-Infidaar*)*) Li Sheekh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul-Infidaar*)*) Li Sheekh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah