Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul-Mudafifiin-18-36*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

0
Tuesday July 23, 2013 - 19:55:18 in Tafsrka Ardada Juz Cama by Somali islamic
  • Visits: 6007
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 8
  • 11 0
  • Share via Social Media

    Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul-Mudafifiin-18-36*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul-Mudafifiin-18-36*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul-Mudafifiin-18-36*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah 1

Saas ma aha ee kitaabka dadka baariyaasha wuxuu ku sugan yahay Ciliyiinn.

كَلَّا إِنَّ كِتَابَ الْأَبْرَارِ لَفِي عِلِّيِّينَ﴿١٨

Maxaa ku ogaysiiyay Ciliyuun waxay tahay.

وَمَا أَدْرَاكَ مَا عِلِّيُّونَ﴿١٩

Waa kitaab la qoray.

كِتَابٌ مَّرْقُومٌ﴿٢٠

Waxaa xaadira kuwa la dhaweeyay <Malaa’igta>

يَشْهَدُهُ الْمُقَرَّبُونَ﴿٢١

Baariyaasha naciima dhexdeeda ayee ku sugan yihiin.

إِنَّ الْأَبْرَارَ لَفِي نَعِيمٍ﴿٢٢

Sariiro korgooda ayee ka daawanayaan <Allaah>

عَلَى الْأَرَائِكِ يَنظُرُونَ﴿٢٣

Waxaad ka garan wajigooda Nimcada dhalaalkeeda.

تَعْرِفُ فِي وُجُوهِهِمْ نَضْرَةَ النَّعِيمِ﴿٢٤

Waxaa laga waraabiyaa Khamra saafi ah oo la daboolay.

يُسْقَوْنَ مِن رَّحِيقٍ مَّخْتُومٍ﴿٢٥

Khatimkiisuna (korarkiisa) waa miski ee arintaas ha u tartameen kuwa tartamaayo.

خِتَامُهُ مِسْكٌۚوَفِي ذَٰلِكَ فَلْيَتَنَافَسِ الْمُتَنَافِسُونَ﴿٢٦

Waxaa lagu dheehay Tasniim.

وَمِزَاجُهُ مِن تَسْنِيمٍ﴿٢٧

Waa Il ay ka Cabaan kuwa Allaah u dhaw.

عَيْنًا يَشْرَبُ بِهَا الْمُقَرَّبُونَ﴿٢٨

Kuwii dambaabay (Gaalobay) waxay ahaayeen kuwa ku Qosla kuwii Xaqa rumeeyay.

إِنَّ الَّذِينَ أَجْرَمُوا كَانُوا مِنَ الَّذِينَ آمَنُوا يَضْحَكُونَ﴿٢٩

Goortii ay soo maraanna way xaqiri jireen.

وَإِذَا مَرُّوا بِهِمْ يَتَغَامَزُونَ﴿٣٠

Markay eheladooda u noqdaanna <gaalada> waxay noqon jireen iyagoo isla wayn.

وَإِذَا انقَلَبُوا إِلَىٰ أَهْلِهِمُ انقَلَبُوا فَكِهِينَ﴿٣١

Markay arkaan Mu’miniinta waxay dhahaan kuwaan way dhunsan yihiin.

وَإِذَا رَأَوْهُمْ قَالُوا إِنَّ هَـٰؤُلَاءِ لَضَالُّونَ﴿٣٢

Loomana dirin inay ilaaliyaan Mu’miniinta.

وَمَا أُرْسِلُوا عَلَيْهِمْ حَافِظِينَ﴿٣٣

Maanta kuwa Mu’miniinta ah waxay ku qoslayaan kufaarta.

فَالْيَوْمَ الَّذِينَ آمَنُوا مِنَ الْكُفَّارِ يَضْحَكُونَ﴿٣٤

 

Sariiro korkood ayayna wax ka daawanayaan.

عَلَى الْأَرَائِكِ يَنظُرُونَ﴿٣٥

Miyaanan laga Abaalmarin Gaalada waxay falayeen. (waa laga abaal mariyay).

هَلْ ثُوِّبَ الْكُفَّارُ مَا كَانُوا يَفْعَلُونَ﴿٣٦

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip