Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Mudafifiin_1_17*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

3
Sunday July 21, 2013 - 01:24:41 in Tafsrka Ardada Juz Cama by Super Admin
  • Visits: 9161
  • (Rating 4.7/5 Stars) Total Votes: 15
  • 20 0
  • Share via Social Media

    Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Mudafifiin_1_17*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    Baraarug La baraarugyee 2 daqiqo ku baro suradaan mesha k akac asaga raac waa wajib barashada dintu khayrban kula rabna gul ban kula rabna ma jahli bad rabta ma caro alle bad rabtaa asagaa haka harin doqoni calaf maleh danbiye magaro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baraarug La baraarugyee 2 daqiqo ku baro suradaan mesha k akac asaga raac waa wajib barashada dintu khayrban kula rabna gul ban kula rabna ma jahli bad rabta ma caro alle bad rabtaa asagaa haka harin doqoni calaf maleh danbiye magaro 1. isku dhib oo isku qasab qofaan dadalin magaro
2.ikhlaas iyo niyad ka dhig  alle dartis u baro not qofna iyo amn tona
3. alle bari in uu ku furo
4 cabsida alle badi o ku dadal
5. walahaaga kale la murajacee barakada clmiga xalaqda waa furaha cilmiga ee ha yaraysan

alle ba ku sahlaya   intas hadad la timado

cajiska iyo shaydanka iska ilaali shaydanku wuxuu raba in uu asaga ka rabo naar bu kula rabaa Ogoow quranka wacdi kugu filanee


 

Suuratul Mudafifiin

سورة المطففين

Halaag wuxuu u sugnaaday kuwa beega nusqaamiya.

وَيْلٌ لِّلْمُطَفِّفِينَ﴿١

Waa kuwa markay soo miisanayaan oofiya(dhameestira).

الَّذِينَ إِذَا اكْتَالُوا عَلَى النَّاسِ يَسْتَوْفُونَ﴿٢

Markay u beeki ama u miisaamina nusqaamiya.

وَإِذَا كَالُوهُمْ أَو وَّزَنُوهُمْ يُخْسِرُونَ﴿٣

Miyaysan u malaynaynin kuwaas in loo soo bixinaya.

أَلَا يَظُنُّ أُولَـٰئِكَ أَنَّهُم مَّبْعُوثُونَ﴿٤

Maalin wayn (Qiyaamaha).

لِيَوْمٍ عَظِيمٍ﴿٥

Maalinta dadku u istaagayaan Rabiga Caalamka

يَوْمَ يَقُومُ النَّاسُ لِرَبِّ الْعَالَمِينَ﴿٦

Saas ma aha ee Faajiriinta kitaabkoda sijiin buu ku sugan yahay

كَلَّا إِنَّ كِتَابَ الْفُجَّارِ لَفِي سِجِّينٍ﴿٧

Maxaa ku ogaysiiyay sijiin.

وَمَا أَدْرَاكَ مَا سِجِّينٌ﴿٨

Waa kitaab la qoray.

كِتَابٌ مَّرْقُومٌ﴿٩

Halaag wuxuu u sugnaaday maalintaas kuwa beeniya <Xaqa>

وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ﴿١٠

Waa kuwa beeniya Maalinta abaal marinta.

الَّذِينَ يُكَذِّبُونَ بِيَوْمِ الدِّينِ﴿١١

Mana beeniya maalintaa mid xad gudub badan mooyee oo Dimbiila ah.

وَمَا يُكَذِّبُ بِهِ إِلَّا كُلُّ مُعْتَدٍ أَثِيمٍ﴿١٢

Goortii Quraanka lagu aqriyana yiraahda waa warkii Dadkii hore.

إِذَا تُتْلَىٰ عَلَيْهِ آيَاتُنَا قَالَ أَسَاطِيرُ الْأَوَّلِينَ﴿١٣

Saas ma aha ee waxaa ku miriray Qalbigooda waxay kasban jireen oo danbi ah.

كَلَّاۖبَلْۜرَانَ عَلَىٰ قُلُوبِهِم مَّا كَانُوا يَكْسِبُونَ﴿١٤

Waxaa dhab ah maalintaa in Rabigood laga xijaabi.

كَلَّا إِنَّهُمْ عَن رَّبِّهِمْ يَوْمَئِذٍ لَّمَحْجُوبُونَ﴿١٥

Katibna waxay galayaan Jaxiima.

ثُمَّ إِنَّهُمْ لَصَالُو الْجَحِيمِ﴿١٦

Waxaana loo dhahayaa tani waa Naartii aad ku beeniseen Adduunka.

ثُمَّ يُقَالُ هَـٰذَا الَّذِي كُنتُم بِهِ تُكَذِّبُونَ﴿١٧




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip