Baraarug La Baraarugyee Murajacada Tafsiirka Qaashiyah Iyo Fajri oo Qoraal Afsoomaali ah Ku Turjuman

0
Tuesday July 16, 2013 - 21:23:45 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3320
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Baraarug La Baraarugyee Murajacada Tafsiirka Qaashiyah Iyo Fajri oo Qoraal Afsoomaali ah Ku Turjuman

    Baraarug La Baraarugayee!!! waa Murajacada Tafsiirka Quraanka oo Qoraal Afsoomaali ah Ku Turjuman ((Qaashiyah Iyo Fajri)).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baraarug La Baraarugayee!!! waa Murajacada Tafsiirka Quraanka oo Qoraal Afsoomaali ah Ku Turjuman ((Qaashiyah Iyo Fajri)).

سورة الفجر

Allaah wuxu ku dhaartay waabariga.

وَالْفَجْرِ

Iyo Habeeno Toban ah. (habeenada Carrafada)

وَلَيَالٍ عَشْرٍ

Iyo Tiro siman.

 وَالشَّفْعِ

Iyo Tiro is dheer.

 وَالْوَتْرِ

Markuu tagayo.

 إِذَا يَسْرِ

Dhaar.

قَسَمٌ 

Ruux caqli leh.

لِّذِي حِجْرٍ

Xooga u saaxiibka ahaa (xooga lahaa).

 ذَاتِ الْعِمَادِ

Ku jarjara dhagaxa (ku gooya).

 جَابُوا الصَّخْرَ

Waadiga. (meesha biyaha maraan).

بِالْوَادِ 

Dhakawyada lahaa.

 ذِي الْأَوْتَادِ

Ku kibray (ku xadgudbay)

طَغَوْا 

Wuxu ku shubay.

فَصَبَّ

Rabigaana wuu u Darbanyahay (abaalmarinta).

إِنَّ رَبَّكَ لَبِالْمِرْصَادِ

Mana ku boorisaan (ma fartaan)

وَلَا تَحَاضُّونَ 

Dhaxalka.

التُّرَاثَ

Cunid Xaq darro ah.

 أَكْلًا لَّمًّا

Xoolahana waxaad u jeceshihiin.

 وَتُحِبُّونَ الْمَالَ

Jaceel Daran.

حُبًّا جَمًّا

Goorta dhulka la burburiyo.

إِذَا دُكَّتِ الْأَرْضُ

Insaanka waxay xasuusanayaa.

 يَتَذَكَّرُ الْإِنسَانُ

Maxayse xasuus u tari.

 وَأَنَّىٰ لَهُ الذِّكْرَىٰ

Maan hormarsado.

قَدَّمْتُ

xasilloon

 الْمُطْمَئِنَّةُ

Raali ah.

 رَاضِيَةً

Laga Raali noqday.

مَّرْضِيَّةً





سورة الغاشية

Maku soo gaaray.

هَلْ أَتَاكَ

Tii wax dabooleesay.

 الْغَاشِيَةِ

Duleesanyihiin.

خَاشِعَةٌ

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip