kalimaatul Qur'aan Suuratul ((Balad iyo Shams))

0
Friday July 12, 2013 - 23:44:53 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2669
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 7
  • 14 2
  • Share via Social Media

    kalimaatul Qur'aan Suuratul ((Balad iyo Shams))

    Banaat Thaabitaat Kalimaatul Qur'aan Suuratul ((Balad iyo Shams))

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Banaat Thaabitaat Kalimaatul Qur'aan Suuratul ((Balad iyo Shams))
Waa mantay iyo bari oo isniin ah

سورة البلد

Allaah Wuxuu ku dhaaranayaa.

لَا أُقْسِمُ

Magaaladaan, <makka>

 بِهَـٰذَا الْبَلَدِ

Adigana <Nabiyoow> mid dagan ayaad tahay.

وَأَنتَ حِلٌّ

Ma wuxuu u maleeyay.

أَيَحْسَبُ 

In uusan awoodin.

أَن لَّن يَقْدِرَ 

Waxaan bixiyay.

 أَهْلَكْتُ

Maal badan.

مَالًا لُّبَدًا

Miyaanaan u yeelin.

أَلَمْ نَجْعَل

Laba Indhood.

 عَيْنَيْنِ

Iyo Carab iyo laba Bashimood.

وَلِسَانًا وَشَفَتَيْنِ

Miyaanaan u Cadaynin.

 وَهَدَيْنَاهُ 

Labada jid.

النَّجْدَيْنِ

Muu jiiro jiirta culus,

 فَلَا اقْتَحَمَ الْعَقَبَةَ

Waa Qoor la xoreeyo.

فَكُّ رَقَبَةٍ

Maalin gaajo daran jirto.

فِي يَوْمٍ ذِي مَسْغَبَةٍ

Agoon Qaraaba kuu ah (agoon kuu dhaw)

 يَتِيمًا ذَا مَقْرَبَةٍ

Ama miskiin dhulka ku dhacsan <baahi darteed)

أَوْ مِسْكِينًا ذَا مَتْرَبَةٍ

Markaas wuxuu kamid ahaa kuwa Rumeeyay <xaqa>

ثُمَّ كَانَ مِنَ الَّذِينَ آمَنُوا

Isku dardaarma Naxariista.

وَتَوَاصَوْا بِالْمَرْحَمَةِ

Midigta.

الْمَيْمَنَةِ

Bidixda.

الْمَشْأَمَةِ

Korkooda waxaa ahaaday Naar lagu daboolayo.

 عَلَيْهِمْ نَارٌ مُّؤْصَدَةٌ 

سورة الشمس

Allaah wuxuu ku dhaartay Qoraxda iyo Barqinkeeda.

وَالشَّمْسِ وَضُحَاهَا

Iyo Dayaxa markuu Raaco <Qoraxda>

وَالْقَمَرِ إِذَا تَلَاهَا

Iyo Maalinta Markay Feedanto.

 وَالنَّهَارِ إِذَا جَلَّاهَا

Iyo Habeenki markuu daboolo.

وَاللَّيْلِ إِذَا يَغْشَاهَا

Iyo cirka iyo macbuudkii dhisay.

وَالسَّمَاءِ وَمَا بَنَاهَا

Iyo dhulka iyo macbuudkii fidiyay.

 وَالْأَرْضِ وَمَا طَحَاهَا

Iyo Nafta iyo macbuudkii ekeeyay.

وَنَفْسٍ وَمَا سَوَّاهَا



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip