Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Duxaa*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
<Allaah wuxuu yiri>’’waxaan ku dhaartay Barqinka |
وَالضُّحَىٰ﴿١﴾ |
Iyo Habeenku markuu Xasilo |
وَاللَّيْلِ إِذَا سَجَىٰ﴿٢﴾ |
Kuma sokootin Rabigaa mana kuu caroon. |
مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ﴿٣﴾ |
Aakhiro ayaa kaaga kheer badan Tan hore <Aduunyada> |
وَلَلْآخِرَةُ خَيْرٌ لَّكَ مِنَ الْأُولَىٰ﴿٤﴾ |
Dib danbe ayuu ku siin doonaa Rabigaa markaas ayaad Raali noqoneysaa. |
وَلَسَوْفَ يُعْطِيكَ رَبُّكَ فَتَرْضَىٰ﴿٥﴾ |
Miyaanayn ku helin adiga oo Agoon ah miyaanan kusoo Dumin<Dhawaynin> |
أَلَمْ يَجِدْكَ يَتِيمًا فَآوَىٰ﴿٦﴾ |
Miyaanan ku helin adiga oo dhunsan oonan ku hanuunin. |
وَوَجَدَكَ ضَالًّا فَهَدَىٰ﴿٧﴾ |
Miyaanan ku helin adiga oo cayr ah oonan hodminin (kuu waxyoonin) |
وَوَجَدَكَ عَائِلًا فَأَغْنَىٰ﴿٨﴾ |
Agoonta ha dhibin |
فَأَمَّا الْيَتِيمَ فَلَا تَقْهَرْ﴿٩﴾ |
kan wax su’aalanayana ha canaanan |
وَأَمَّا السَّائِلَ فَلَا تَنْهَرْ﴿١٠﴾ |
Rabigaa nimcadiisana ka shekeey(ku mahadi) |
وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ﴿١١﴾ |
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Duxaa*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Duxaa*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah