Tafsiirka Qu'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Sharxi*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
T
Suuratul Sharx سورة الشرح
Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ
Miyaannan kuu waasicinin Laabtaada أَلَمْ نَشْرَحْ لَكَ صَدْرَكَ ﴿١﴾
Miyaanan kaa dejinin xagaada culeeskaada. وَوَضَعْنَا عَنكَ وِزْرَكَ ﴿٢﴾
Kaas oo cusleynaaye Dhabarkaada. الَّذِي أَنقَضَ ظَهْرَكَ ﴿٣﴾
Miyaanan kor u qaadin xusidaada (sharaftaada) وَرَفَعْنَا لَكَ ذِكْرَكَ ﴿٤﴾
Culees la jirkiisa Fudeed baa ah. فَإِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا﴿٥﴾
Culees la jirkiisana fudeed baa ah. إِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا ﴿٦﴾
Hadii aad faaruqdo Dhibtoo. فَإِذَا فَرَغْتَ فَانصَبْ ﴿٧﴾
Rabigaa xagiisana doon doon (kheer ka rajee) وَإِلَىٰ رَبِّكَ فَارْغَب ﴿٨﴾