
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Tiin*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
|
Suuratul Tiin |
سورة التين |
|
Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba |
بِّسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ |
|
<Allaah waxuu yiri> waxaan ku dhaartay Tiinka iyo zaytuunka |
وَالتِّينِ وَالزَّيْتُونِ﴿١﴾ |
|
Iyo Dhuuri siinana waan ku dhaartay |
وَطُورِ سِينِينَ﴿٢﴾ |
|
Iyo Baladkaan Aaminka ah (makkah) |
وَهَـٰذَا الْبَلَدِ الْأَمِينِ﴿٣﴾ |
|
Insaankii waan abuurnay waxaana ka abuurnay toosnaan tan u fiican |
لَقَدْ خَلَقْنَا الْإِنسَانَ فِي أَحْسَنِ تَقْوِيمٍ﴿٤﴾ |
|
Katib waxaan u celinenaa hoos tan ugu hooseeya (Gaboow dartiis) |
ثُمَّ رَدَدْنَاهُ أَسْفَلَ سَافِلِينَ﴿٥﴾ |
|
Kuwa xaqa rumeeyay mooyee Camal fiicana falay waxay leeyihiin ajar aan og’aynin. |
إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ فَلَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍ﴿٦﴾ |
|
Maxaa kaa dhigay mid beyniya katib markii laguu cadeeyay. |
فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعْدُ بِالدِّينِ﴿٧﴾ |
|
Miyuusan Allaah ahayn inta wax xukunta kan ugu xukun wanaagsan. |
أَلَيْسَ اللَّـهُ بِأَحْكَمِ الْحَاكِمِينَ﴿٨﴾ |

0 

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Tiin*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Tiin*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah