Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Calaq_1_19*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

0
Thursday July 04, 2013 - 00:12:45 in Tafsrka Ardada Juz Cama by Somali islamic
  • Visits: 7040
  • (Rating 4.9/5 Stars) Total Votes: 7
  • 9 2
  • Share via Social Media

    Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Calaq_1_19*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    Kalimatul Qur'aan-Suuratul (('Tiin, calaq iyo Qadr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kalimatul Qur'aan-Suuratul (('Tiin, calaq iyo Qadr

Allaah wuxuu ku dhaartay Tiin iyo zeytuun

وَالتِّينِ وَالزَّيْتُونِ

Muuqaal wanaagsan (suurat wanaagsan)

 فِي أَحْسَنِ تَقْوِيمٍ

Katibna waxaan u celineynaa

ثُمَّ رَدَدْنَاهُ

Hoos

 أَسْفَلَ 

Miyuusan Allah ahayn.

 أَلَيْسَ اللَّـهُ

Midka ugu Xaakimsan kuwa wax xukuma.

بِأَحْكَمِ الْحَاكِمِينَ

سورة العلق

Aqri

اقْرَأْ



Sharafta leh

الْأَكْرَمُ

Wuu kibray

 لَيَطْغَىٰ

reebayay

 يَنْهَىٰ

Alle ka cabsi

بِالتَّقْوَىٰ

Haduu beeniyay

إِن كَذَّبَ

jeedsaday

وَتَوَلَّىٰ

Waxaan qabanaynaa

 لَنَسْفَعًا

foodda

بِالنَّاصِيَةِ

Kafka badan

 خَاطِئَةٍ

Ha u yeerto

فَلْيَدْعُ

Kooxdiisa

نَادِيَهُ

Malaaikta

الزَّبَانِيَةَ

Ha adeecin

 لَا تُطِعْهُ

سورة القدر

Annagaa soo deginay Qur'aanka

إِنَّا أَنزَلْنَاهُ 

Kun bilood

 أَلْفِ شَهْرٍ

Waxaa soo dega

تَنَزَّلُ

Idinka Rabigood

بِإِذْنِ رَبِّهِم

Ilaa uu waagu baryayo

حَتَّىٰ مَطْلَعِ الْفَجْرِ



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip