Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Bayyinah*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

0
Monday July 01, 2013 - 01:23:13 in Tafsrka Ardada Juz Cama by Somali islamic
  • Visits: 6698
  • (Rating 4.3/5 Stars) Total Votes: 4
  • 5 0
  • Share via Social Media

    Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Bayyinah*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Bayyinah*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Bayyinah*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

Suuratul Bayinah

سورة البينة

Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

Ma aha kuwii gaaloobey ee ahaa ehlu kitaab (Yahuud iyo nasaara) iyo mushrikiinta kuwa ka taga <xumaanta> Intuu uga yimaado wax cad.

لَمْ يَكُنِ الَّذِينَ كَفَرُوا مِنْ أَهْلِ الْكِتَابِ وَالْمُشْرِكِينَ مُنفَكِّينَ حَتَّىٰ تَأْتِيَهُمُ الْبَيِّنَةُ﴿١

Oo ah Rasuul xaga Allaah ka yimaada oo aqrinaya kitaabo daahir ah.

رَسُولٌ مِّنَ اللَّـهِ يَتْلُو صُحُفًا مُّطَهَّرَةً﴿٢

Waxaana ku yaalo Axkaam Qiima leh(toosan)

فِيهَا كُتُبٌ قَيِّمَةٌ﴿٣

Mana kala degin gaaladii ehlu kitaabka ahaa intay aga timaaddo xujadii cadeed.

وَمَا تَفَرَّقَ الَّذِينَ أُوتُوا الْكِتَابَ إِلَّا مِن بَعْدِ مَا جَاءَتْهُمُ الْبَيِّنَةُ﴿٤

Lamana amrin <Dadka> in ay Illaah caabudaan ma ahane ayagoo u saafi yeelaya diinta ayna kasoo iishaan <diin walba oo baadil ah> Salaadana oogaan Zakadana baxshaan Taas ayaa ah Diinta toosan.

وَمَا أُمِرُوا إِلَّا لِيَعْبُدُوا اللَّـهَ مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ حُنَفَاءَ وَيُقِيمُوا الصَّلَاةَ وَيُؤْتُوا الزَّكَاةَۚوَذَٰلِكَ دِينُ الْقَيِّمَةِ﴿٥

Kuwii gaaloobay ee ehlu kitaabka ah iyo mushrikiinta Naarta Jahanama ayee galayaan wayna ku waarayaan dhexdeeda kuwaasi waa kuwa ugu sharta badan Khalqika.

إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا مِنْ أَهْلِ الْكِتَابِ وَالْمُشْرِكِينَ فِي نَارِ جَهَنَّمَ خَالِدِينَ فِيهَاۚأُولَـٰئِكَ هُمْ شَرُّ الْبَرِيَّةِ﴿٦

Kuwa rumeeyay xaqa camal fiicana falay kuwaasi waa kuwa ugu kheer badan Khalqiga.

إِنَّ الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ أُولَـٰئِكَ هُمْ خَيْرُ الْبَرِيَّةِ﴿٧

Abaalkooda ay Rabigood agtiisa ku leeyihiin waa Janooyin Nagaadi ah, dhexdeedana ay dureerayaan wabiyaal wayna ku waarayaan dhexdeeda waligood Rabiyaa ka raali noqday iyana way ka raali noqdeen, arrintaasna waxay u sugnaaday Ruuxii Allaah ka cabsada.

جَزَاؤُهُمْ عِندَ رَبِّهِمْ جَنَّاتُ عَدْنٍ تَجْرِي مِن تَحْتِهَا الْأَنْهَارُ خَالِدِينَ فِيهَا أَبَدًاۖرَّضِيَ اللَّـهُ عَنْهُمْ وَرَضُوا عَنْهُۚذَٰلِكَ لِمَنْ خَشِيَ رَبَّهُ﴿٨

 

Suuratul Zalzalah

سورة الزلزلة

Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

Marka Dhulka la gilgilo gilgilid.

إِذَا زُلْزِلَتِ الْأَرْضُ زِلْزَالَهَا﴿١

Dhulkana soo bixiyo culeeskiisa(wixii ku dhex jiray)

وَأَخْرَجَتِ الْأَرْضُ أَثْقَالَهَا﴿٢

Insaankiina uu yiraahdo maxaa u sugnaaday,

وَقَالَ الْإِنسَانُ مَا لَهَا﴿٣

Maalintaas waxay ka hadleesaa Akhbaarteda,

يَوْمَئِذٍ تُحَدِّثُ أَخْبَارَهَا﴿٤

Maxaa yeelay Rabigaa baa u waxyooday.

بِأَنَّ رَبَّكَ أَوْحَىٰ لَهَا﴿٥

Maalintaas dadka way soo fulayaan ayaga oo kala tagtagsan si ay u arkaan camalkooda.

يَوْمَئِذٍ يَصْدُرُ النَّاسُ أَشْتَاتًا لِّيُرَوْا أَعْمَالَهُمْ﴿٦

Qofkii wax yar oo dhuracas la’eg oo kheer ah fala wuu arkayaa

فَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ خَيْرًا يَرَهُ﴿٧

Kiise wax yar oo dhura cas la’eg oo shar ah fala wuu arkayaa.

وَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ شَرًّا يَرَهُ﴿٨

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip