
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul Caadiyaat_1_9*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
|
سورة العاديا ت suuratul caadiyaaad |
|
|
Allaah wuxuu ku dhaartay Fardaha Jahaadka u ordaya iyagoo qaylinaya |
وَالْعَادِيَاتِ ضَبْحًا﴿١﴾ |
|
iyo kuwa dabka Qoobkooda ku ifiya (guuraha). |
فَالْمُورِيَاتِ قَدْحًا﴿٢﴾ |
|
Iyo kuwa Cadawga weerara Subaxdii hore. |
فَالْمُغِيرَاتِ صُبْحًا﴿٣﴾ |
|
Ee Boorka kiciya. |
فَأَثَرْنَ بِهِ نَقْعًا﴿٤﴾ |
|
Cadawgana dhex dhexaad sada. (Cadawgana dhexgala). |
فَوَسَطْنَ بِهِ جَمْعًا﴿٥﴾ |
|
Dadka Rabigood waa diideen.(dafireen) |
إِنَّ الْإِنسَانَ لِرَبِّهِ لَكَنُودٌ﴿٦﴾ |
|
Arrintaasna Dadku waa ku Marqaati. |
وَإِنَّهُ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدٌ﴿٧﴾ |
|
Dadkuna Xoola jacaylka waa ku daranyahay. |
وَإِنَّهُ لِحُبِّ الْخَيْرِ لَشَدِيدٌ﴿٨﴾ |
|
Miyuuna ogayn Marka Qabuuraha waxa ku jira la soo bixiyo. |
أَفَلَا يَعْلَمُ إِذَا بُعْثِرَ مَا فِي الْقُبُورِ﴿٩﴾ |
|
Laabaha waxa ku qarsoonna la muujiyo. |
وَحُصِّلَ مَا فِي الصُّدُورِ﴿١٠﴾ |
|
Rabigoodna Maalintaas waa Ogyahay- |
إِنَّ رَبَّهُم بِهِمْ يَوْمَئِذٍ لَّخَبِيرٌ﴿١١﴾ |

0 

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul Caadiyaat_1_9*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul Caadiyaat_1_9*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah