Muqararul Fiqi 60-70

0
Sunday June 23, 2013 - 20:16:19 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 1901
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Muqararul Fiqi 60-70

    Muqararul Fiqi Ma'alada 60- 70

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqararul Fiqi Ma'alada 60- 70

مسألة(60)إذا كان المولي لا يستطيع أن يفيئ بالاجماع لعذر يمنعه من مرض أو غيره؟

Kii xaaskiisa kadhaartay inuu ugalmoodo ,haduusan awoodin jimaac cudurdaar ka celinaya sida xanuun iyo qayrkis?

جمهور العلماء يقولون عليه أن يفيئ بلسانه

Jamhuurta culumada waxay yiraahdeen dudhiisa waxa ahaatay inuu carabka uga  laabto

 

مسألة(61)الظهار ومعناه أن يقول الرجل لزوجته أنت على ظهر أمي

|dihaarku wuxuuu yahay macnahiisa in uu ninku ku yiraahdo xaaskiisa waxaad iga tahay dhabarka hooyadee

 

مسألة(62)ما حكم الظهار؟

Dihaarka xukunkiisu muxuu yahay?

الظهار من جهة حكم فعله  حرام

Dihaarku in la sameeyo waa xaraan

وتجب عليه الكفارة

Kii ku dhawaaqay dihaarka waxaa waajib ku ah dushiisa  kafaara

مسألة(63)من يصح منه الظهار؟

Ruuxee ayuu ka ansaxaa dihaarku?

يصح الظهار من كل زوج يصح طلاقه

Wuu ka ansaxaa cid kastoo uu ka ansaxaayo furitaanku

مسألة(64) إذا قال أنت على كظهر أمي

Haddii uu yiraahdo waxaad iga tahay dhabarka hooyadey

هذا اللفظ يعد  ظهارا بالإجماع نقله ابن قدامة وابن المنذر

Eraygaan waxaa lagu tiriyaa dihaar, waana ijmaac ,waxaa soo raray ijmaaca ibnu qudaamah,iyo ibnu mudir

مسألة(65)إذا أشبه زوجته بظهر من تحرم عليه من ذوي المحارم؟

Haddii uu xaaskiisa  ku shabaha dhabarka cid  xaaraan ka ah asaga , sida  walaashiis iyo gabartiisa

مذهب الجمهور يعد ظهارا

Mad,habka jumhuurta wuxuu yahay ,in ay ku tiriyeen dihaar

مسألة(66)إذا قال أنت كظهر أبي ؟

Haddii  uu yiraahdo waxaad iga tahay aabahay dhabarkiisa?

أكثر الجمهور يقولون ليس بظهار

 Culumada intooda badan

waxay yiraahdeen dihaar

مسألة(67)متى تجب عليه الكفارة؟

Goormay waajib ku noqonaysa kafaaradu dushiisa?

ذهب عامة أهل العلم إلى أنّ الكفارة تجب بالعودة

Waxay ku tageen culumada intooda badan kafaaradu inay waajib ku noqonayso markuu ulaabanayo xaaskiisa

مسألة(68)هل  الرجل الذي ظاهر امرأته  أن يمس امرأته قبل أن يكفر؟

Ninka xaaskiisa dihaar ka dhigay{oo ku yiri xaaskiisa waxaad iga tahay dhabarka hooyaday ama  walaashay}ma ubanaantahay inuu ugalmoodo intuusan kafaaro gudin?

أما إذا كانت الكفارة بالعتق أو الصيام فلا يجوز أن يمسها قبل الكفارة وهذا لا خلاف بيت أهل العلم

Haddii ay kafaaradu tahay xorayn ama soon uma banaana inuu u galmoodo intuusan kafaaro gudin kahor

مسألة(69)هل له أن يمسها قبل أن يكفر بالإطعام؟

Ma ubanaantahay inuu ugalmoodo intuusan kafaara gudka raashinka ah bixin kahor?

مذهب جمهور العلماء لا يحل له ذالك

Waxay ku tageen culumada intooda badan inaysan ubanaanayn arrintaas



مسألة(70)هل له المباشرة بما دون الفرج؟

Ma banaantahay inuu ku baashhaalaa farjiga wixii kasoo haray ?

قال جماعة من أهل العلم  يحرم عليه ذالك حتى يكفر وهو قول الزهري ومالك والأوزاعي وأحمد في رواية ,وأبي عبيد وأصحاب الرئ وقول الشافعي

Waxay ku tageen culumada in ka mid ah waxay dhaheen waa laga xarimayaa dushiisa arrintaas ilaa uu kafaaro gudo mooyee waana hadalka uu ku tagay suhri maalik awsaaaci iyo axmed oo ruwaayad ah iyo abu cubayd iyo asxaabu ra.yi


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip