Muqaraarul Fiqi Axkaam Dalaaq Mas'aladda 41-48

0
Wednesday June 19, 2013 - 19:51:01 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2847
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Muqaraarul Fiqi Axkaam Dalaaq Mas'aladda 41-48

    Axkaamta Dalaaqa mas'aladda 41-48>>>>>>

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axkaamta Dalaaqa mas'aladda 41-48>>>>>>
مسألة(41)إذا قال نصفك طالقة أو رأسك طالق أو دمك طالق؟
Hadii uu ku yiraahdo xaaskiisa waaiga furanyahay kala barkaaga ama madaxaaga,ama dhiigaaga?

مذهب الشافعي والحنابلة وظابي ثور وجماعة المالكية أنها تطلق كلها
Madhabka shaaficiyada iyo xanaabilada, iyo abuu thowr iyo jamaaada maalikiyada iyadu way furmaysaa dhamaanteed

Waayo jirkeedu makala harayo

مسألة(42)إذا طلق امرأة فانقضت عدتها ثم تزوجها فهل ترجع بما بقي من الطلاق أم بثلاث؟
Goortii u furo xaaskiisa cidadeeduna ay dhamaatay kadib uu nin kale uu guursaday ma uusoo noqonaysaa wixii uga haray furitaankaa mise sadexdii baa usoo noqonaysa?

هذه المسألة لها ثلاث حالات
Mas,aladaan saddex xaaladood ayaa usugnaatay

1:أن يطلق الثالثة فتنتهي عدتها فيتزوج غيره ويصيبها ثم يطلقها
Xaalada koowaad inuu ku furay dalqadii udanbaysay cidadeenduna ay dhamaatay kadibna nin kale aya guursaday waana uu ugalmooday kadibna waa ufuray

وتنتهي عدتها ثم يتزوجها الأول فترجع إليه  وله عليها ثلاث طلقات, بالإجماع أهل العلم.
Cidadeedana ay dhamaatay kadibna waxaa guursaday kii hore way usoo laabanaysaa asagoo saddex dalqadood leh waana laisku ijmaacay

2:أن يطلقها دون الثلاث ثم تعود إليه برجعة أو نكاح جديد قبل زوج ثان فهذه ترجع على ما بقي من طلاقها,قال ابن قدامة بغير خلاف نعلمه.
Xaalada labaad inuu ku furo saddex wax ka yar kadibna ay usoo laabatay iyadoo cidada ku jirta,ama nikaax cusub ayuu ku soo ceshay ayadoona guursanin nin kale waxaa ugu soo laabanaya dalaaqii wixii uga haray ,ibnu qudaamah wuxu yiri:khilaaf la,aan ayaan ku ognahay arrinyaas

3:أن يطلقها دون الثلاث ثم تعود إليه بنكاح جديد  بعد زوج ثان ففيها الخلاف على قولين ذهب أكابر الصحابة
 وجمهور العلماء إلى أنها تعود إلى الأول بما بقي من طلاقها.
Xaalada saddexaad: inuu ku furay saddex dalqadooda wax kayar kadib uu kusoo ceshto guur cusub waxaa arrintaan ku jira khilaaf asxaabta kuwa ugu waynaa iyo jammhuurta waxay ku tageen inay usoo noqonaysa wixii furitaaakii hore ka haray

مسألة(44)هل لزوج إرجاع امرأته المطلقة ما دامت في العدة؟
Ninka ma ubanaantahay inuuu soo cesho xaaskiisa ayadoo cidada ku jirta ?

أجمع أهل العلم  على أن الزوج أن يرجع طليقته التي قد دخل بها بعد الطلقة الأولى أو الثانية إذا كان حرا,أو بعد الأول إذا كان عبدا ما دامت في عدتها ,إذا انقضت فلا رجعة له.
Culumada wxay isku raaceen ninku inuu soo ceshan karo xaaskiisa uu ugalmooday inta cidada kujirto dalqada koowaad ama labaad haduu yahay xor ,adoonkana mida koowaad buu soo celin kara,hadii cidada ay dhamaatana masoo celin karaan

مسألة(45) هل يحتاج في الرجعة رضى المرأة؟
Rajcadu maubaahantahay raali ahaanshaha gabadha ?

أجمع أهل العلم, إلى أن رضى المرأة لا تفتقر الرجعة.
Culumadu waxay isku ijmaaceen gabadha raali ahaanshaheeda rajacadu uma baahna

مسألة(46)ما هي الألفاظ المراجعة؟
Maxay taay erayada rajcada?

ألفاظها كمثل أن يقول الرجل للمرأة المطلقة راجعتك,أو أرجعتك.
Erayadeedu waa sida inuu ku yiraahdo miduu furay waan ku soo ceshtay

مسألة(47)هل تفتقر الرجعة إلى وليّ أو صداق ؟
Rajcadu ma ubaahantahay wali ama maher?

الرجعة لا تفتقر إلى وليّ ولا صداق ولا رضي المرأة ولا علمها,بإجماع هل العلم.
Rajcadu uma baahna wali iyo maher iyo in la ogaysiiyo ayaa waana ijmaac arimahaas

مسألة(48)هل يشترط في الرجعة الإشهاد؟
Rajcada maloo shardinayaa marqaati?

فيه قولان,اشتراط شاهدين هو قول للشافعي وأحمد في الراوية.
Labo qawl ayaa ku sugan in loo shardiyo labo marqaati ah waa qowlka imaamu shaafici iyo ruwaayad ka sugan imaam axmed


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip